Latest Article

Daawo: Hub iyo Sarkaal kasoo Goostay Ciidamada Sheekh Shariif, iskuna dhiibey Al Shabaab

Muqdisho, (sli)- Al Shabaab ayaa maanta saxaafada u soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu ka soo goostay Dowladda Sheekh Shariif iyo Hub gacmeed gaaraya 50-qori Ak47 ah, kuwaasoo aanay cidina wadan, balse ay sheege

Sarkaal Ajanabi ah oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho, (sli)- Warar ka soo baxaya sarkaal ajanabi ahaa oo xalay ku dhintay isku dhac Maleeshiyo ka wada tirsan kooxaha mucaaradka ee degmada yaaqshiid, kaas oo dhex maray labo kooxood oo midi ilaalo u aheyd sarkaalka

Suldaan Cusub oo lagu Caleemo saaray Burco

“Anigu noqonmaayo mid Hargyesa fadhiista ee waxaan noqonya mid idnika dhexdiina fadhiya” Suldaankan cusub ee maanta lagu caleemo saaray Magaalada Burco ayaa maanta waxa khudbado kala duwan ka jeediyeey madashii la

Dardaaran (Qiso-Jaceyl-oo-dhab-ah) Qalinkii: Zahro Cabdi Xirsi

Posted In

Mudaaharaad maanta ka dhacey Laascaanood, Hal Ruuxna uu ku dhintay

Laascaanood, (sli)- Arday ka tirsan ardayda wax ku barata Malcaamadaha Quraanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa Saaka galinkii hore Mudahaharaad ka dhigay gudaha magaaladaasi ka dib mar

Abaartii SIMA: Xukuumada Somaliland oo Qaylo-dhaan u dirtay Caalamka Abaarta Sima

Hargeysa, (sli)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta qaylo-dhaan abaareed u dirtay Beesha Caalamka, waxaanay sheegtay in guud ahaan gobollada Somaliland ay soo food-saartay abaar ba’an.

Dhacdooyinka kasocda Somaliland:Nin qurbo-jooga Gabooye oo u yimid Kiis Askari ku diley Walaalkii oo isagii Xabsiga loo taxaabey

Hargeysa, (sli)- Suldaan guud ee beesha Muuse-Dheriyo oo ka tirsan beel-weynta Gabooye Suldaan Naasir Cabdillaahi, ayaa ku eedeeyey Guddoomiye kuxigeenka Komishanka Xuquuqal-Insaanka Qaranka Xasan Sheekh Maxamed iyo Bo

Qormadeenan Xiisaha lehi waxay kamid tahay Qoraalo todobaadle ah, waa qormo ka warbixisa Dhambaalada Jacayl ee waaray

Hargeysa, (sli)- Qormadeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa waraaq ma hadho reebtay oo uu qoray wiilka loo aqoonsaday aabaha jacaylka aduunka waa ninka loogu magacdaray maalinta jacaylka aduunka, ee Valentine’s Day, wi

Dadweynaha Reer Laasqoray oo ku Guulaystay inay Degaankooda ka Saaraan Markab la soo Afduubay

Laasqoray (sli)- Taliska guud ee Ciidammada Ilaalada xeebaha Somaliland, ayaa sheegay in aanay ilaa hadda xogo rasmi ah ka hayn markab kuwa xammuulka oo koox budhcad-badeed Soomaali ah subaxnimadii hore ee shalay la

Maansadii Soolane oo la socotay Silsiladii Sa'layda sir ma qabe iyo Abwaan Khadar Kayse Maxamuud

Sa'layda sir ma qabe waa Silsilad mudo soo socotay oo abwaaniin farabadan oo ku jira Ururka Hal Abuurka ay soo daadahinayeen iyagoo Abwaanada Ururka Hal Abuurka uu mid waliba ka qaybqaatey, ayaa maanta waxaan go'

Posted In

Qiso Cajaa'ib ah: Gabadh Jaceylkeedii ay ifka ugu Jeclayd wada Xidhiidhka u jartay, Sababtu Maxay aheyd?

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay wiil iyo gabar uu jaceyl ka dhaxeeyey kuwaasoo isla gaaray ilaa heer guur balse ku kala tagay si’aanan wanaagsaneyn, Lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa Mustaf iyo Nasra, Mustaf a

Posted In

Xukuumada Sheekh Shariif oo Albaabada u xidhasa Safaaradaha ay ku leedahey Yurub

Muqdisho, (sli)- Dowladda Sheek Shariif ayaa ka dhawaajisay in Safaradaha ay ku leedahay dalalka Yurub ay iska xireyso kadib markii dowladda ay lasoo gudboonaatay dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah, Wasiirka arimaha di

Safar aan la shaacin waxa ay ujeedadiisu tahey oo uu Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ugu kacitami doono

London, (sli)- Warar naga soo gaadhaya Magaalada Birmingham oo sheegaya Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo ay la socdaan safiiradaha Somaliland ee uu fadhigoodu yahey dalka Ingiriiska iyo Ir

Mucaaridkii ugu Nasiibka badnaa uguna Ayaanka Darnaa Qalinkii ISMAIL M GADIID

Wacanoo wanaagsan, akhriste waxeynu qormadan ku faaleyn doonaa wacyiga iyo wayaha siyaasadeed ee geeska Africa, haa oo waa mucaaridkii ugu nasiibka badnaa mucaaridka hada ka jira Jamhuuriyada Somaliland sababtoo

Posted In

Qiso muhiim ah: Hogaamiyahii ugu magaca waynaa ee soo mara dawladdii Andulus (Spain)

Xaajib Mansuur wuxuu ahaa madaxdii ugu magaca waynayd ee soo marta dawladdii Andulus magaciisa caadigii waxa weeye Mohamed bin abii Caamir noloshiisii hore wuxuu la noolaa laba nin oo dameer layaal ah {dameeraha dhaqa

Posted In