Articles

Text Size

Xadhkaha Loo Soohday Somaliland Iyo Safarka Rayaale ee Sucuudi Carabiya

Waxaa warbaahintu hadalhaysay in dhawaan Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu socdaal rasmi ah ugu kicitimi doono dalka Sucuudi Arabia, halkaas oo la filayo inuu kullamo heer sare ah kula yeesho hogaamiyeyaal sar sare oo dawladdaas ah waana tallaabo leh muuqaal diblomaasiyadeed oo la odhan karo waa mid kordhinaya wax qabadka hogaamiyaheenna.Hase ahaatee, waxa jira duruufo badan oo ku gadaaman safarkan iy

Posted In