Articles

Text Size

Waxayaalaha Xukumada maanta jirtaa ku dhaqmayso ee Sharciga Baal Marsan waxaan ka mid ahaa Raxantii Wasiirada

Waxaan jecelahay inaan Maqalkagan ku soo gubiyo waxayaalaha Xukumda maanta jirtaa ku dhaqmayso ee Sharciga Baal Marsan waxaan ka mid ahaa Raxantii Wasiirada iyo Wasiirudawlayaasha isugu jirey ee uu 4 Bishan loo dhaariyay Xilaalkod oo ay in Badan ba gacanta ku Hayeen.

Posted In