Articles

Text Size

War Saxaafadeed ka yimid Jaaliyada Somaliland ee dalka Kenya

Aqoon yahanada, culimo udiinka, siyaasiyiinta iyo dhamaan shacbi weynaha Somaliland waxay muujiyeen gobonimo, hal adayg, ilbaxnimo iyo bisayl ay u bisil yihiin nidaamka dimuqraadiyadaa wax wada qeybsiga.

Posted In

Muuqaalka Dhabta ah ee Ururka Qaramada Midoobay iyo Hadimada uu Geystay 65 Sanadood Asaaskeedii Kadib

Dunidan maanta ayaa iska ah maadays ay dadku matalayaan oo ay jilayaal waaweyn ka yihiin dalalka ilaahay ku manaystay awooda dhaqaale iyo mida horumarineed ee ay uga faa’iidaysteen dhan walba haday noqo

Posted In