Articles

Text Size

Baaq cambaarayna oo ka soo baxay qurba jooga reer Gabiley

Anagoo dhamaantayo ka tirsan qurba jooga reer Gabiley ee ku dhagan dalka UK ayaan waxaan cambaaraynaynaa fal xumado iyo hab dhaqanka uu ku kacayo gudoomiyaha degamada tog-wajaale Qawrax muuse xuseen oo isku dayaya inuu dadka wadashay ee walaalaha u kala qaybiyo reer-reer isagoo fulinaya mashruuca dawlada ee ah in dalka la galiyo xaalad deg-deg.

Posted In