Articles

Text Size

Maxaad kala socotaa shirka lagu Qabanayo Mannisota ee Reer Awdal Samaroon?

Waxan website yada reer Adal ku arkaa maalmahan danbe maqaal u qoray walaalkay Cabdalle Faarax Sigad. maqaalkaas oo Sigad dhinac ku taageerayo in shirka minisoota la qabto, dhinaca kalena u ku weerarayaa rag samaroon ah oo isga la fikir ah qabana in shirka la qabto.

Posted In