Meherka Qarniga: Boqorka:-Maxamed Cabdi Faarax iyo Boqorada Fadxiya Axmed Faarax
Annaga oo ah dhamaan ardayda wax ka barata Shifo Health College waxaan hamabalyo wadajir ah u diraynaa Qoyska Cusub ee ku soo biiray Qoysaska Islaamka iyo Somaliland oo meherkoodu ka dhacay Magaala madaxda gobolka togdheer ee Burco .
Hilaal Maxamed Cabdi
Haboon C/rashiid Maxamed
Sagal c/laahi Aadan
Hibaaq C/llaahi Aadan
Fadumo cabdi ismaciil
Nasra maxamed jamac
Amina hirad cali
Deeqa suleban xusen
layla axmed muse
Xamda aadan xashi
Ayaan c/ramaan c/llahi
Warda xiis caydiid.
Gayaankan waxa uu meherkoodu ka dhacay magaalada Burco maalintii isniintii ee Taariikhdu ahayd 16/01/2012, waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara, isku raaga, ubad khayr qabana kala hela arooskiina ku gaadha bash bash iyo baqwaaqo iyo nabad qab aamiin aamiin aamiin ……Baarakalaahu lakum wabaarka calaykum jamaca baynakum bul khayr aw fil khayr
Boqorka:-Maxamed Cabdi Faarax iyo
Boqorada:- Fadxiya Axmed Faarax
Xuquuqda Muqaalku waxaa isla leh SaafiFilim
Bahda Somaliland info iyaguna waxa ay idinku heesaynaa heesihii hore ee reer Saylac. Waa labo gayaan oo isku olloley Waa labo cali oo is caashaqay, waa Labo cali oon ceeb lahayn, meherkiina aamiin Allow tiiri, aamiin, Meherkiina aamiin Allow toosi Aaamiin.






