Tacsi J. J.Somaliland ee Germany : Faysal C/Laahi Giire oo ku geeriyooday Magaalada Hanau /Germany

Jaaliyada J. Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii,Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Asxaabtii uu ka geeryoodey Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiyee Faysal C/Laahi Giire oo xalay oo taariikhdu ahayd 25.01.2012 ku geeryoodey Magaalada Hanau/Gobolka Hessen /Germany.Waxaanu leenahay dhamaanteenba Illaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo,khaasatan xaaskiisii khadra Cali Xaashi iyo gabadhiisii Muna Faysal C/Laahi waxaana tacsidaas diraya:

 
1.M/ed Xassan Ducaale
2.Axmed Xaaji Nuur
3.Siciid Axmed Xudur
4.Xaaji Cumar Ciise Liibaan
5.Ibraahim Nuur
6.Cumar C/Kariim Xirsi (Xaaxi)
7.Keenadiid Afxakame
8.Cabdi Jabuuti
9.Mukhtaar Cali
10.Axmed Ducaale (Laaleys)
11.Gargaar Axmed Xirsi (Gaagiriin)
12.Aadan Faarax (Aadan Cade)
13.Xaaji Maxamed Suleymaan
14.Hersi Osman
15.Ciise Aw Maxamuud
16.Aadan C/laahi Hanfi (Suldaanka)
17.Sheekh Ibraahim
18.Xassan Bul-bul
19.Ibraahim Masmas (Cabdi Burco)
20.C/fataax Diiriye Gamadiid
21.Cabdi/Rasaaq (Dhukur)
22.Xassan Kabaydhe
23.Salaad Jaamac Galaydh
24.Mustafe Cunaaye
25.Xaamud C/Laahi Cabdale (Xaamud Gebiley)
26:Siciid Boodadheere
27:Maxamuud Axmed Qaalib (Klabaydh)
28.Yuusuf Ismaaciil.
29.Cali Suldaan (Cali Wajaale)
30.C/laahi Liibaan (C/laahi Maaynis)
26.Cali Ibraahim
27.Sheekh Maxamuud
28.Aadan Hanfi
29Ibraahim Faarax Cali (Joorj)
30.Siciid Cali Faras iyo Qoyskiisa
31.Axmed Nuur Guuleed iyo Qoyskiisa
32.Maxamed Xoogsade iyo Qoyskiisa
33.Aamina M/ed (Aamina Ceerigaabo)
34.Siciid Dakhare iyo Qoyskiisa
35.Xaaji Maxamed Suleymaan
36.Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa
37.Cabdi/Rasaaq (Dhukur) iyo Qoyskiisa
38.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa
39.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa

1.Yusuf Mohamed – Gudoomiyaha Jaaliyadda
2.Dr.Ahmed Aideed – G/ku xigeenka
3.Hussein Hassan Badmah
4.Mohamed Ismail (waraabe-tawaad)
5.Ahmed Hussein
6.Omer M Harbi
7.Ismail Yusuf Osman
8.Abdi Maykal
9.Saeed Adib
1o.Yusuf Ismail
11.Mohamed Sacad
12.Caqli Nuur
13.Khader Dhamac
14.Ahmed A Bahal
15.Hamse A Qaafil
16.Hussein Abiib
17.Mohamed Col-ujoog
18.Abdirizaq Digale
19.Saciid Dakhare
20.Ahmed-Fuad Cadani

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun..

Jaaliyadda J. Somaliland ee Dalka Germany.

Somalilandverein@yahoo.de

 

Leave a Reply

*

Send link to Friend

If you thought this page is useful to your friend, use this form to send.
Friend Email
Enter your message
Enter below security code