Author Archive

Mucaaridnimadu Yeyna Kaa Noqon, Mindi Goysa Muruqyada iyo Meel Halbawle ah Qalinkii: Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Mucaaridnimadu Yeyna Kaa Noqon, Mindi Goysa Muruqyada iyo Meel Halbawle ah Qalinkii: Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Mushkiladaha Siyaasadeed,Dhaqaale iyo Horumarineed ee inta badan ragaadiya qaaradan aynu ka midka nahay ee “Africa” waxaa badanaa sabab u ah laba arimood: ta kowaad , waa awooda Xukun Kalitalis ah oo ku qabsada Afgambi Military iyo Qori-caaradii, taas oo u horseeda Dalka ay ka dhacdo Mustaqbal Madow. Waxaana tusaale inoogu filan 21 sanno ee [Full Story]

Soomaaliland waa inay is muujisaa oo cadaysaa rabitaankeeda! waa qalinkii c/kariim sh. maxamuud “suldaanka”

Soomaaliland waa inay is muujisaa oo cadaysaa rabitaankeeda! waa qalinkii c/kariim sh. maxamuud “suldaanka”

Waxaan doonayaa maanta inaan ku soo qaato maqalkaygan xaalada somaliland iyo shirka ka dhacaya wadan ingiriiska bisha tan aan ku jiro dhamadkeeda. waxaan la soconaa in somaliland ay tahay dal madax banaan oo ka qaatay xoriyadiisa wadanka ingiriiska 26 june 1960, markaa ka dibna la midoobay koonfurta soomaliya afar maalmood kadib 1 july 1960. [Full Story]

Taageer o iyo Hanbalyo Ururka Umadda ee Jaaliyadda Somaliland ee Manchester

Taageer o iyo Hanbalyo Ururka Umadda ee Jaaliyadda Somaliland ee Manchester

Waxaan dhamaan jaliyadda Somaliland ee Manchester waxay aad ugu diirsadeen markii lagu dhawaaqay ururka umadda ee uu gudoomiyaha ka yahay Dr. Moahamed Abdi Gaboose oo ah siyaasi rug cadaaya ooku sifoobay daacadnimo, diin ,hawlkarnimo iyo wadaniyad jacayl Waxaan leenahay Ilaahay hakuu fududeeyo hawsha baxada leh ee ururka umadda ee ka dhaxeeya [Full Story]

Lunch Meeting with H E The President Of Somaliland et al The Commonwealth Club, London, Monday 21st November 2011

Lunch Meeting with H E The President Of Somaliland et al The Commonwealth Club, London, Monday 21st November 2011

On 21st Nov 2011 Friends of Somaliland and Founders of the Somaliland Development Corporation (“SDC”) hosted a lunchtime meeting with the President of Somaliland, with the agenda item being a discussion on the Somaliland Development Corporation. Len Tiahlo, an SDC CO founder, sponsored the event. With him was Legal Advisor and co –founder [Full Story]

Xusbi iyo cod xaraash xor ah oo xalaal ah oo doolar loogu Xirsi xidh! Qalinkii; Hamud Duale

Xusbi iyo cod xaraash xor ah oo xalaal ah oo doolar loogu Xirsi xidh! Qalinkii; Hamud Duale

Todobaadkan iyo Weriyaha Laanta Hawada, Hargeysa. “Doorasho Xor ah oo xalaal ah waxaa ka mudan cod xaraashid xor ah oo xalaal ah Diiwaangelin xor ah oo xalaal waxaa ka mudan codbixin xiloo xaaraan ah oo doolar loogu xudun xidhay”. Sidaa waxaa qalinka ku duugey Golayaasha Sharci dejinta iyo dilaalinta siyaasada. Qofwaliba dan leh, tan [Full Story]

Good bye saaxiib.by Abdifatah Mohamed Ahmed

Good bye saaxiib.by Abdifatah Mohamed Ahmed

Waxa ku soo dhaweyd 3rd Anniversary,dabaal-degii saddexda sano ayaan islahaa aad u qabatid marka ay gaadho March 19 2012 hase ahaate muu gaadhin.waa Laptop aan lahaa oo iga xumaaday.marar hore oo uu iga xanuun saday ayaan daawo la gaadhay,laakin maanta 2.5 years in ka badan markii uu shaqeeyey wuu isku dhex yaacay.marar badan ayaan muraayadiisa [Full Story]

Somaliland waa Ingriiska (Britishka) Qaaradda Afrika ee Qarnigan Cusub

Somaliland waa Ingriiska (Britishka) Qaaradda Afrika ee Qarnigan Cusub

Way cadahay in siyaasi kaste oo  meel kale aaday iman doono ama  somaliland ka caasi garoobay hadii ay hada u soo boholyoobeen ama u soo bahdeen  meeshay ku dhasheen waa nafsi  dolwada ingiriisku ma cabudhiso ka neceb iyo ka jecelba lakiin qofka waa la eega.  imaatinka shaqsiyaadka somaliya -ka yimaada ee ka soo jeeda somaliland [Full Story]

Hambalyo Meher BOQORKA MAXAMED CADAANI JAAMAC IYO BOQORADA IKRAAN AADAN CALI

Hambalyo Meher BOQORKA MAXAMED CADAANI JAAMAC IYO BOQORADA IKRAAN AADAN CALI

Dhamaan Dadkani waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan BOQORKA MAXAMED CADAANI JAAMAC IYO BOQORADA IKRAAN AADAN CALI oo meherkoodu ka dhacay ama ka qabsoomay Magaalada Hargeysa 20/10/2011 Hambalyo Meher wacan 1. Muuse Yuusuf Maxamed  ( Muuse Waasac) 2. Cabdilaahi Cabdiraxmaan Jiiriye 3. Caabi Qodax Geedi 4. Carab  Aadan Cabssiye 5. Axmed [Full Story]

Doorka ay qaataan jidadka geedaha leh farxada iyo cimri dhererka

Doorka ay qaataan jidadka geedaha leh  farxada iyo cimri dhererka

 Dilka ,dhaca iyo boobku waxa ay ka dhacaan dariiqyadda aan lahayn dhirta , waxaana ugu fowdo yar jidadka geedaha leh   [Full Story]

Halkan ka Baro Diinta Islaamka Maxey ka tidhi Awliyadda Alle iyo Dadka Siyaarta Awliyadda Alle! Qalinkii: Saeed Ibrahim Hussein

Halkan ka Baro Diinta Islaamka Maxey ka tidhi Awliyadda Alle iyo Dadka Siyaarta Awliyadda Alle! Qalinkii: Saeed Ibrahim Hussein

Allaa kelidii awood leh, Adduunka Isagaa abuuray, Insaankanna Isagaa ku uumay, Illaaha xaqa een adeecno, Ajar iyo ixsaan ka eegno, Adduunkiyo Aakhiro wanaagga, Amuuruhu nooc ay yiinba, Allaa amarkooda keli leh. [Full Story]

Halkan ka Baro ka Ganacsiga Siyaasadda Qalinkii Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Halkan ka Baro ka Ganacsiga Siyaasadda Qalinkii Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Qof ba meel ayaa u cad nolosha, dad badan ayaa ku hamiya sidii ay mar uun ganacsi shaqo u furan lahayeen sidaasi oo kale ayaa qaar badan oo bulshada ka mid ahna waxa ku weyn fikirka ah sidii mar uun ay siyaasada wadanka uga dhex muuqan lahaayeen ama xil iyo jago sare looga qaban lahaa. [Full Story]

HAL XAARAAN AHI NIRIG XALAALA MA DHASHO! Qalinkii: Maxamuud sheekh cabdillaahi maaray (Gabyaaye)

HAL XAARAAN AHI NIRIG XALAALA MA DHASHO! Qalinkii: Maxamuud sheekh cabdillaahi maaray (Gabyaaye)

Hoggaan kasta oo iskii iskusoo miil caddeeya , cudud iyo caabbina ku yimaadda, amma ay umadi kalsoonideeda huwiso, kunasoo xulato go aan aqlabiyada ama cod kooda, waxuu ku cad goostaa ama uu ku lib gaadhaa oo uu kaga mudhaa assaagiisa uu kula hirdamay hanashada mayalka ugu sarreeya ee umadaa iyada ah tilmaamihiisa uu ku muttaysto [Full Story]

JIMCE 3: NOLOL QIIMO LEH “nolosha qiimaha leh ma qofka oo wakhtigiisa ka fa, ideystaa” Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

JIMCE 3: NOLOL QIIMO LEH “nolosha qiimaha leh ma qofka oo wakhtigiisa ka fa, ideystaa” Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Wakhti badan oo nolosheena ka mid ah waxa gacanta inagu haya waalidka, ama sidoo kale qof ku soo koriya. waxa laaga caawin doonaa sidii aad u noqon laheyd qof nolosha danbe ku wajaha weji farxad leh si aad ugu guuleysato, waxa lagu siin dhaqaale, waxa lagugu tarbiyadeen akhlaaqad, waxa lagu bari doona tacliin nolol maalmeedkaaga [Full Story]

Ogeysiis Raali Gelin: Cilad Farsamo xumo oo ku timid Somalilandinfo oo aan Hagaajiney

Ogeysiis Raali Gelin: Cilad Farsamo xumo oo ku timid Somalilandinfo oo aan Hagaajiney

Toronto, Canada (sli) – Akhristayaashayada iyo Dhageystayaashayada waxaan ka raalin gelineynaa intii yareed ee hawada ka maqneed iyadoo ay ku timid Cilad Farsamo xumo oo Xaga Data Base aan isticmaalno kadib markii u keydin waayey ama xajin waayey maqaalada iyo wararkii shaley, waa Illahey mahadii imika waanu hagaajiney, waanad mahadsantihiin [Full Story]

Faysal iyo xulafadiisa waa sida ay wax ku fahmaan! Qalinkii: mahamud mohamed jama (ma qaloocshe)

Faysal iyo xulafadiisa waa sida ay wax ku fahmaan! Qalinkii: mahamud mohamed jama (ma qaloocshe)

Waxaan halkan ka salaamyaa, shacbka iyo dowlada sonaliland mucaarradka sida fiican u fakara , waxaan cambaaraynayaa inta yar ee doonaysa in ay majara habaabiyaan shacabka somaliland iyagoo ugu soo gabanaya xisbi muraacad ah sida Udub iyo ucud. runtii xibsiga ucud isaga laguma tilmaami karo xisbi u adeega danaha dadka somaliland waa xisbi nasiib [Full Story]

CINTIRAAFKA SOMALILAND WAXA HORTAAGNAA UCID IYO UDUB WAXA AY KA XANAAQEENA WAA CINTIRAAFKII OO AAD U DHOW! Qalinkii: saleebaan maxamud dhiidhi

CINTIRAAFKA SOMALILAND WAXA HORTAAGNAA UCID IYO UDUB WAXA AY KA XANAAQEENA WAA CINTIRAAFKII OO AAD U DHOW! Qalinkii: saleebaan maxamud dhiidhi

waxan salamaya muwaadiniinta somaliland ee wadanka jecel meel kalena an ka aadin mar qudha somalida oo dhami waa walaalo lakiin waa kala mabda dadkasta iyo qabiil kastana meesha alle ku abuuray iyo xuduuda uu hoos yimaado buu ka mid yahay. waxa ka soo baxaya raga ciradu iskaga dhigtay ee danbiilayaasha ah ee ku jira xusbigii [Full Story]

Dhageyso: Is-Badalnews Ilaahay Madaxweyne ha ku Caafimaadiyo, haday sii go’day! Laakiin may ahayn inaad tora-bora cajalad kasoo dirto!

Dhageyso: Is-Badalnews Ilaahay Madaxweyne ha ku Caafimaadiyo, haday sii go’day! Laakiin may ahayn inaad tora-bora cajalad kasoo dirto!

SALAAMU CALAYKUM DADWAYNOOW. HADAY SII GO’DAY! MAR DHAWBAAN ISGALAYAA, INDHAHANA GAYAXAYAA! WAJIGUNA ISGURAYAA! Intii hore dadku dacaayadbay moodayeen in dalka aanu maamulin madaxweyne siilaanyo laakiin cajaladii xalay lasoo diray, tuhun iyo shuush iyo shaki ayay umadii ku beertay. waa maxay sababtu? Sababtu waxay tahay: 1- madaxweyne [Full Story]

NAXARIISTA AYEEYO! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

NAXARIISTA AYEEYO! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Waxa ay ku faraxsaneyd in ay noqoto ayeeyo,waxa ay joogtaa cusbitaalka qeybta dhalmada waxaana ku jirta mid ka mid ah hablaheedii ay iyadu dhashay oo maanta iyaduna hooyo noqoneysa.waxa in yar ka dib la soo gaadhsiiyey war farxad leh,waxa gabadheedii u dhashay wiil.waxa ay ku qaabishey ayeeyo,waaba nin kuu eeg adiga.waa farxad kale,waa farxadii [Full Story]

Halkan ka dhageyso Shirkii Jaraaid ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Qabtey September 29 2011

Halkan ka dhageyso Shirkii Jaraaid ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Qabtey September 29 2011

Shirkii Jaraaid ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland [Full Story]

Journalists continue to be targeted in Somaliland by Kulmiye party! by: Haroon Haji Abubakar

Journalists continue to be targeted in Somaliland by Kulmiye party! by: Haroon Haji Abubakar

Our most precious right the one that leads directly to freedom Speech and our freedom of the press continue to be targeted by Kulmiy party. I remember President Ahmed Mohamed Siilanyo and Kulmiye party were running for election 2010, they seemed to be champions for free speech, eager to talk to any media outlet and obviously [Full Story]

In this Universe part 27th “(الولاء والبراء) in the Islam Allegiance and the Dissociation” Author by Saeed Ibrahim Hussein

In this Universe part 27th “(الولاء والبراء) in the Islam Allegiance and the Dissociation” Author by Saeed Ibrahim Hussein

Addoonkii Islaamee, Allihii adeecee, Amarkiisa raacee, Aayadaha Quraankiyo, Axaadiista Sunnahana, Adeegsada ku dhaqankood, Adduunkanuu ku noolyiyo, Uumiyaha ku beeranba. [Full Story]

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somalilandinfo Taariikhda maanta waa September 29 2011

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somalilandinfo Taariikhda maanta waa September 29 2011

Hordhac Idaacadda Somalilandinof.com. [Full Story]

Dhageyso: Barnaamijka Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta Su’aalaha ay Dadka weydiiyaan Culimaa’udiinka oo kaa yaabin doona Qaybtii 2-aad

Dhageyso: Barnaamijka Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta Su’aalaha ay Dadka weydiiyaan Culimaa’udiinka oo kaa yaabin doona Qaybtii 2-aad

Barnaamijka Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta. [Full Story]

Dhageyso: Caado Dhaqameedka ay Dumarka Soomalida Aaminsa yihiin oo ay ka helaan Dawo Qaybtii 2-aad Wariye Mohamed Farton September 29, 2011

Dhageyso: Caado Dhaqameedka ay Dumarka Soomalida Aaminsa yihiin oo ay ka helaan Dawo Qaybtii 2-aad Wariye Mohamed Farton September 29, 2011

Barnaamijka Xiisaha iyo Xulashada Todobaadka Wariye Mohamed Faraton. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Oohiyey Xulka Heesaha Kaydka Somalilandinfo September 29 2011

Dhageyso: Heestii Oohiyey Xulka Heesaha Kaydka Somalilandinfo September 29 2011

Xulka Heesaha Kaydka Somalilandinfo. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Diriyam Codkii Fanaanadii Badriya Remix Itoobiyan September 29 2011

Dhageyso: Heestii Diriyam Codkii Fanaanadii Badriya Remix Itoobiyan September 29 2011

Diriyam Codkii Fanaanadii Badriya. [Full Story]

Madaxweyne Siilaanyo shirkiisa Jaraaid miyuu ku selelay!!? Qalinkii: Maxamed Guled

Madaxweyne Siilaanyo shirkiisa Jaraaid miyuu ku selelay!!? Qalinkii: Maxamed Guled

Waxaa dhamaan ummada Somaliland la yaabtay shirkii jaraaid ee Madaxweynuhu qabtay, kaas oo ay ka muuqatay degdeg iyo dulqaadasho la’aan. wuxuu u muuqday madaxweynuhu nin aan ka fiirsan hadalkiisa isla mar ahaantaana si indho la u weeraray Gudoomiyaha UCID iyo Hogaamiyayaasha UDUB siiba SULUB iyo WARANCADDE. Waxaa run ahaantii wax laga [Full Story]

In Siilanyo qabyaalad ka baaqsado oo u odaytimeeyo horaa loo waayay! Qalinkii: Abdi Gantaal

In Siilanyo qabyaalad ka baaqsado oo u odaytimeeyo horaa loo waayay! Qalinkii: Abdi Gantaal

Asalaaaaamu Calaykum. Horaa loo yidhi nin weyni wuxuu bartay ma daayo, waxaa sidaa ka dhigan Madaxweyne Siilanyo oo wali isu haysta inuu yahay guddoomiyihii mucaaadka, waxaan xasuustii 1982kii markii uu ka goostay dawladii Siyaad barre isagoo laga waraysanyo BBCda oo leeyahay “waxaa Siyaad wadaa waa ayaan darro” isla eryagaas ayuu ku [Full Story]

Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Taabtay Runta, Waxaanu Diray Digniin Culus. by Dacar USA CA

Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Taabtay Runta, Waxaanu Diray Digniin Culus. by Dacar USA CA

Run ahaantii hadalada ka soo Yeedhay Mijaahid, ama Madaxweune Siilaanyo Waa qaar Runta, Taabanaaya isla markaana Ka jawaabaaya Wacdiga Jira maanta. Faysal waa la wada ogaa inuu Ahaa Basaaskii Gaani, ee xabsiga u taxaabay Dhalintii UFFO, Taas waxa aan si toos ah uga waraystay anigu nin faysal u abtiya oo nala jooga USA Califonia, Kaas oo [Full Story]

Waxaan ummada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo! Qalinkii: Mukhtar Ducale

Waxaan ummada Somaliland ka tacsiyadaynayaa Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo! Qalinkii: Mukhtar Ducale

Bismilaahi, Waxa Madaxweynihii Qaranka ka soo yeedhay, waxay ummadii ku noqotay afkala qaad iyo u qaadan waa. muu ahayn hadal madaxweyne waxaa Siilanyo ku hadlay, garan maayo siday ka noqotay iyo wuxuu uga jeeday. Weererka qaawan ee uu ku qaaday Faisal Ali, Warancadde iyo ina Sulub wuxuu u muuqdaa kala faquuq iyo kala saarid uu kala [Full Story]

WARAABOW DHUTI DHUTI OO CAR RAQ KA BAAQSO ? Qalinkii: Abdi Bashe

WARAABOW DHUTI DHUTI OO CAR RAQ KA BAAQSO ? Qalinkii: Abdi Bashe

MUCAARIDKII DALKU MA WUXUU ULA EEKAADAY SIIRAANYO SADDEX NIN OO ISKU HAYB AH???? Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatu marka hore waxaan halkan ka salaamayaa saxaafada xorta ah shacabka reer soomaliland melkasta oo ay joogaan dibad iyo gudaba waxaan maanta rabaa in aan wax yar ka idhaahdo hadalo ku soo baxay saxaafada oo isdaba socday [Full Story]

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somaliland info Taariikhda maanta waa September 15 2011 Somalilandinfo.com

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somaliland info Taariikhda maanta waa September 15 2011 Somalilandinfo.com

Hordhaca Idaacadda Somalilandinfo.com [Full Story]

Dhageyso: Barnaamijkii Ciyaaraha iyo Wariye Xassan Xaaji Cabdullahi “Xassan Baroon” September 15 2011 Somalilandinfo.com

Dhageyso: Barnaamijkii Ciyaaraha iyo Wariye Xassan Xaaji Cabdullahi “Xassan Baroon” September 15 2011 Somalilandinfo.com

Barnaamijkii Ciyaaraha Wariye Xassan Baroon. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Doog iyo Abaar Codkii Fanaankii Nuur Dalacay September 15 2011 Somalilandinfo

Dhageyso: Heestii Doog iyo Abaar Codkii Fanaankii Nuur Dalacay September 15 2011 Somalilandinfo

Doog iyo Abaar Codkii Nuur Dalacay. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Indha Deeraley Codkii Fanaankii Caanka ahaa Kooshin September 15 2011 Somalilandinfo.com

Dhageyso: Heestii Indha Deeraley Codkii Fanaankii Caanka ahaa Kooshin September 15 2011 Somalilandinfo.com

Indha Deeraley Codkii Kooshin. [Full Story]

In this Universe part 25th “An Alms or the Charity in the Islam” Author by Saeed Ibrahim Hussein

In this Universe part 25th “An Alms or the Charity in the Islam” Author by Saeed Ibrahim Hussein

Sadaqada baxsada oo, Sahayda iyo xoolaha, Aad siiso baahane, Inay ku safayso mooyee. Saxar kaama lumisee, Derejooyin sare iyo, Ajar bay ku siisaa, Sifadii Rasuulkiyo, Waa samo barwaaqee. [Full Story]

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somaliland info Taariikhda Maanta waa September 08 2011 Somalilandinfo.com

Dhageyso: Hordhaca Idaacadda Somaliland info Taariikhda Maanta waa September 08 2011 Somalilandinfo.com

Hordhaca Idaacadda Somalilandinfo.com [Full Story]

Dhageyso: Barnaamijkii Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta Somaliland info iyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Sept. 08 2011

Dhageyso: Barnaamijkii Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta Somaliland info iyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Sept. 08 2011

Barnaamijkii Diinta Islaamka iyo Wacyigelinta Somaliland info. [Full Story]

Dhageyso: Jaaliyada Somaliland ee ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ka Dooday Qaadhaanka loo Ururinayo dalka Somalia iyo dadka Ajaanibka ah ee lagu Amrey inay Somaliland ka baxaan

Dhageyso: Jaaliyada Somaliland ee ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ka Dooday Qaadhaanka loo Ururinayo dalka Somalia iyo dadka Ajaanibka ah ee lagu Amrey inay Somaliland ka baxaan

Barnaamijka Xiisaha iyo Xulashada Todobaadka Wariye Cabdirashid Jibril Farah. [Full Story]

Dhageyso: Barnaamijkii Ciyaaraha oo ay si wada jir ah u Daadahinayaan Wariyeyaasha kala ah Xassan Baroon iyo Cabdisalaan Maxamed Ciise Sept 08 2011

Dhageyso: Barnaamijkii Ciyaaraha oo ay si wada jir ah u Daadahinayaan Wariyeyaasha kala ah Xassan Baroon iyo Cabdisalaan Maxamed Ciise Sept 08 2011

Wariye Xassan Baroon iyo Wariye Cabdisalaan Maxamed Ciise. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Ruqiyadaan Jeclaa Codkii Fanaankii Caanka ahaa ee Cumar Shooli Somalilandinfo.com

Dhageyso: Heestii Ruqiyadaan Jeclaa Codkii Fanaankii Caanka ahaa ee Cumar Shooli Somalilandinfo.com

Fanaankii Cumar Shooli. [Full Story]

Dhageyso: Heestii Geeri doontee Codkii Fanaanadii Weyneed ee Saynab Xaaji Cali Baxsan Somalilandinfo.com

Dhageyso: Heestii Geeri doontee Codkii Fanaanadii Weyneed ee Saynab Xaaji Cali Baxsan Somalilandinfo.com

Saynab Xaaji Cali Baxsan. [Full Story]

English: Mucaaridka dalka Yemen oo maanta ka mudaharaadey faragelinta ay Sacuudiga iyo Maraykanka ku hayaan dalka Yemen

English: Mucaaridka dalka Yemen oo maanta ka mudaharaadey faragelinta ay Sacuudiga iyo Maraykanka ku hayaan dalka Yemen

The Yemeni transitional council has condemned the intervention of Saudi Arabia and the United States in Yemen’s internal affairs, saying such meddling only aims to suppress the ongoing Yemeni revolution, Press TV reported. Yemenis have over the past few months rallied against Riyadh and Washington’s interference, accusing them of [Full Story]

Members of the Gaddafi family were believed to have fled the town of Bani Walid after residents raised rebel flags

Members of the Gaddafi family were believed to have fled the town of Bani Walid after residents raised rebel flags

Libya, (sli) – Rebel leaders in the nearby town of Tahouna said loyalist convoys had been seen leaving military bases ahead of an assault on the town, expected within days. Some were believed to be the remnants of the Khamis Brigades, which were controlled by Muammar Gaddafi’s son Khamis until he was apparently killed in a [Full Story]

Gurmadka abaaraha aynu kawada qayb qaadano ta Somaliya iyo tan Somaliland deegaanadeeda ka jirtaba! Qalinkii: Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Gurmadka abaaraha aynu kawada qayb qaadano ta Somaliya iyo tan Somaliland deegaanadeeda ka jirtaba! Qalinkii: Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Sida aynu inteena badani ka dheregsanahay waxa geyigan Geeska Afrika mashaqeeyey sanadihii u danbeeyey abaaro baahsan oo deegaanadu ha sii kala daraadeene baabiiyey deegaan iyo xoolo labadaba isla markaana sahaysaday bina aadam qaarkalena baday diif, darxumo yo gaajo is barkan. Waxay mushkiladan abaaruhu si gaara u qabsadeen deegaanada dadka [Full Story]

Yemen’s opposition called on Western countries to freeze the assets of President Ali Abdullah

Yemen’s opposition called on Western countries to freeze the assets of President Ali Abdullah

SANAA/ADEN (sli) – A leading member of Yemen’s opposition called on Western countries to freeze the assets of President Ali Abdullah Saleh, who is clinging to power despite months of protest against his 33-year rule. Sheikh Hamid al-Ahmar, a tribal leader and wealthy businessman in Yemen’s main opposition party, the Islamist [Full Story]

Norwegian police took confessed mass killer Norwegian to Utoeya island to stage a reconstruction of his hour-long slaughter of 69 people

Norwegian police took confessed mass killer Norwegian to Utoeya island to stage a reconstruction of his hour-long slaughter of 69 people

OSLO (sli) – Norwegian police took confessed mass killer Anders Behring Breivik back to Utoeya island to stage a reconstruction of his hour-long slaughter of 69 people there three weeks ago. In a photograph of the visit carried by the VG newspaper, 32-year-old Breivik is shown standing in a shooting position, as if aiming a rifle [Full Story]

Egyptian military court found former Prime Minister Ahmed Nazif not guilty and was released today

Egyptian military court found former Prime Minister Ahmed Nazif not guilty and was released today

CAIRO, (sli) – Egyptian military court found former Prime Minister Ahmed Nazif innocent in a land sale case and released him Tuesday, official news agency MENA reported. Nazif was charged along with former Luxor governor for corruption and squandering the public funds to sell a land allocated for building an Olympic swimming pool in Luxor [Full Story]

Gabay Aad Uqiiro Badan Kana Turjumayo Wadankii Dadka Kuloolamayo Dhibkey Geeysteen Iyo Abwaan Ibrahim Ali Abdi (Kalafoge)

Gabay Aad Uqiiro Badan Kana Turjumayo Wadankii Dadka Kuloolamayo Dhibkey Geeysteen Iyo Abwaan Ibrahim Ali Abdi (Kalafoge)

Gabaygaan Waxa Tiriyay Abwaan Ibrahim Ali Abdi (Kalafoge) Wuxu so baxay 8-8-11 xili dowlada iyo shabaab midna uushacabka utureyn. Kabogo gabaygi Gabay madhigin. Waayahan galiilihiisiye. Gurxankeygaa baxayo. Gama,a Waan diidaye. Geeskasta Somaliya, Galaba Waa ceyne. Gedgedoonka Dunida, Anaguu gaar noo yahaye. Dadkan Gafuraha xiran, Galad eebe [Full Story]

Baaq Samafal Fadliga Bisha Ramadaan: Fadlan caawi ubadka dhibaataysan si adigana ILLAHAY kuu caawiyo

Baaq Samafal Fadliga Bisha Ramadaan: Fadlan caawi ubadka dhibaataysan si adigana ILLAHAY kuu caawiyo

Baaq Samafal Fadliga Bisha Ramadaan. [Full Story]

Suuqyada ganacsiga ee caalamka oo hoos u dhac weyn ku yimid

Suuqyada ganacsiga ee caalamka oo hoos u dhac weyn ku yimid

Hargeysa, (sli) – Suuqyada ganacsiga ee caalamka ayuu hoos u dhac weyn oo dhinaca qiimaha saamiyada ahi uu ku yimid, iydoo ay jirto shaki badan oo laga qabo kasoo kabashada dhaqaalaha dunidu . Arimahan hoos u dhaca dhinaca dhaqaalaha ayaa kusoo hagaagay xilli ay jirto dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah oo haysata [Full Story]

Nayjeeriya oo ka hadashey Dhibaatada shidaalka ku qubtay dhulka Nayjeeriya

Nayjeeriya oo ka hadashey Dhibaatada shidaalka ku qubtay dhulka Nayjeeriya

Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha wadanka Nayjeeriya Good-luck Jonathan ayaa sheegay xukuumadiisu in ay dersi doonto warbixinta ay soo saartay qaramada midawday ee salka ku haysa dhibaatada shidaalka ku qubtay dhulka Nayjeeriya . Madaxweynaha Nayjeeriya waxaa uu intaasi ku daray in xukuumadiisu ay xooga saari doonto sidii wax looga qaban lahaa [Full Story]

Kumanaan dad ah ayaa isku soo baxyo ka dhigay magaalooyinka dalka Suuriya

Kumanaan dad ah ayaa isku soo baxyo ka dhigay magaalooyinka dalka Suuriya

Hargeysa, (sli) – Kumanaan dad ah ayaa isku soo baxyo ka dhigay magaalada xarunta ah ee dimishiq iyo magaalooyin kale,  salaadi Jimcaha ee maanta kadib, waxaana jira warar xaqiijinaya dhimasho iyo dhaawacba inuu jiro. Geesta kale, Telefiishanka wadanka Suuriya ayaa muujiyey sawirada iyo muqaalada gudaha magaalada godoonka ku jirta ee [Full Story]

Xukuumada Liibiya ayaa beenisay in la dilay Wiil uu dhaley Qadaafi

Xukuumada Liibiya ayaa beenisay in la dilay Wiil uu dhaley Qadaafi

Hargeysa, (sli)  – Xukuumada Liibiya ayaa beenisay in la dilay oo u dhintay janaraal Khamiis Qadaafi oo ka mid ah wiilasha uu dhalay hogaamiyaha Liibiya Kolonayl Mucamar al-Qadaafi. Afhayeenka xukuumada Liibiya Muusa Ibraahiimi ayaa sheegay Janaraal Khamiis inuu nool yahay oo uu badqabo.dhinaca kalena gaashaanbuurta Nato ayaa sheegtay in [Full Story]

Darajooyinka Xarumaha Waxbarasho wataan! Qalinkii: Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Darajooyinka Xarumaha Waxbarasho wataan! Qalinkii: Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

In aad baraneyso maadada ugu fiican iyo in aad ka baraneyso jaamacada ama xarunta waxbarasho ee ugu fiican labadaasi midkee qiimo weyn kuugu fadhiya. inta aan waxbarashada la bilaabin waxa laga fekiraa inta badan meesha iyo halkii waxbarashada laga bilaabi lahaa. waa muhiim qofku in uu go, aansado meesha uu wax ka dhiganaayo. dad badan [Full Story]

WAXAA XUKUMADA SHAQSIYAAD KU DHALIILAYAAN WAA ICTIRAAFKII OO SOO DHAWAADAY AAD LOO SADALINAYO

WAXAA XUKUMADA SHAQSIYAAD KU DHALIILAYAAN WAA ICTIRAAFKII OO SOO DHAWAADAY AAD LOO SADALINAYO

WAXAA XUKUMADA SHAQSIYAAD KU DHALIILAYAAN WAA ICTIRAAFKII OO SOO DHAWAADAY AAD LOO SADALINAYO SOMALILAND WAXAY MARAYSAA HALKII UGU WANAGSANAYD SANADKA BILI AADAMKA HADII SIDII ASAAXBTA LOO DHAQO CADALAD DARADEED XITAA CABASHO DAYN MAYAAN . Somaliland manta malin ay ka wanagsantahay lama arag xitaa cintiraafkii baa la saadalinayaa waxa xukumada [Full Story]

Garabada isku haya Xusbiga Ucid yaanay noqonin kuwo fuliya shaqadii laga xidh-xidhay shaydaanka bishan barakaysan ee ramadaan Qalinkii; cabdiqaadir maxamud maxamed

Garabada isku haya Xusbiga Ucid yaanay noqonin kuwo fuliya shaqadii laga xidh-xidhay shaydaanka bishan barakaysan ee ramadaan Qalinkii; cabdiqaadir maxamud maxamed

Waxaan salaamaya warbaahinta madaxa banaan ee qiimaha iyo qaradinta ka ag leh shacabka somaliland , mid guddo joog ah iyo mid qurbo joog ah ba, waxa kale oo aan salaamaya shacabka xalaasha ah ee somaliland meel kasta oo uu dunida kaga sugan yahay oo aan leeyahay , ramadaan kariim , alle ha inaga dhigo kuwo [Full Story]

Hosni Mubarak, the former Egyptian president, was offered political asylum in Israel by Benjamin Netanyahu several months ago

Hosni Mubarak, the former Egyptian president, was offered political asylum in Israel by Benjamin Netanyahu several months ago

Hosni Mubarak, the former Egyptian president, was offered political asylum in Israel by Benjamin Netanyahu several months ago, according to a member of parliament. Benjamin Ben-Eliezer, a Labour party member of parliament, told Army Radio that he and Mr Netanyahu, the prime minister, said Mr Mubarak could stay in the Israeli Red Sea resort of [Full Story]

Pro Mubarak and anti-Mubarak protesters clashed outside the Cairo as former president Hosni Mubarak flies in for trial

Pro Mubarak and anti-Mubarak protesters clashed outside the Cairo as former president Hosni Mubarak flies in for trial

Hosni Mubarak’s trial sparks demonstrations in Cairo as the former Egyptian president flies in to face charges relating to corruption and ordering deaths of protesters. Pro- and anti-Mubarak protesters clashed outside the Cairo compound where the ousted Egyptian leader is set to stand trial for corruption and conspiring to kill [Full Story]

Watch: Mubarak pleaded not guilty of charges of corruption and complicity in the killing of protesters

Watch: Mubarak pleaded not guilty of charges of corruption and complicity in the killing of protesters

The demeaning spectacle yesterday of a sick 83-year-old in a hospital bed being wheeled into a cage in a court of law had overtones of a Soviet-era show trial. Most Egyptians wanted to see Hosni Mubarak face justice, but many seemed shaken by the sight of the autocrat who had ruled the country with an [Full Story]

Iraqi PM wants to sign agreement for U.S. troops to stay in Iraq

Iraqi PM wants to sign agreement for U.S. troops to stay in Iraq

BAGHDAD,  (sli) – The Iraqi political leaders agreed to give green light to Prime Minister Nuri al-Maliki to hold talks with the United States about staying some of its troops in Iraq beyond the end of 2011 deadline as trainers to the Iraqi security forces, an Iraqi official said on Wednesday. “The Iraqi political leaders agreed [Full Story]

A plane that will carry former President Hosni Mubarak to Cairo where he stands trial landed in Sharm el Sheikh

A plane that will carry former President Hosni Mubarak to Cairo where he stands trial landed in Sharm el Sheikh

CAIRO,  (sli) – A plane that will carry former President Hosni Mubarak to Egyptian capital Cairo where he stands trial landed in Sharm el Sheikh late Tuesday, local security and medical sources said. The small plane is expected to carry Mubarak directly to the venue of his trial in Cairo early morning on Wednesday, according to [Full Story]

Kusoo dhawaada is-badelnews: “Waraysi xog iyo xaqiiq xambarsan oo 3 Geesooda la yeeshay M/weyne Siilaanyo, Wasiirka Waxbarashada iyo wasiirka Maaliyadda” SANWAA CUMAR YARE

Kusoo dhawaada is-badelnews: “Waraysi xog iyo xaqiiq xambarsan oo 3 Geesooda la yeeshay M/weyne Siilaanyo, Wasiirka Waxbarashada  iyo wasiirka Maaliyadda” SANWAA CUMAR YARE

RAMADAAN KARIIM UGU HORAYN: Inkastoo aan wali Dawladu ii sharciyayn Wargayska Isbadalnews (magaca Wargayska daraadiis), hadana waxaanu hagar la’aan idiinku soo tabinaa xaqiiqada dahsoon ee xaalada siyaasada Dalkeena Jamuhuriyada Somaliland. Hadaba maanta ayaa tafatiraha Guud ee wargayskan Mr.Badal Isbadal uu waraysi xog iyo xaqiiq xambarsan [Full Story]

Dhulku halkuu nolosha dadkeena reer Somaliland ugu jiraa, Ma Dhulka ayaa innagu yar? Qaybtii 2aad Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Dhulku halkuu nolosha dadkeena reer Somaliland ugu jiraa, Ma Dhulka ayaa innagu yar? Qaybtii 2aad Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Waxaad maqleysaa ama aad arkeysaa dadyow ku odhanaya shantii sano ee ugu danbeysey waxaanu jago isku heysanay qof kale oo midkoodna aan weli loo xukumin. marar badana loo xidhay, sidoo kale dhaqaale ka badanba ka jagadu kaga baxay daba socodkeeda. qaar badani markii ay waayeen awood ay ku difaacdaan hantidoodii ayey faraha uga qadeen dadkii [Full Story]

KU NOQOSHADII DUGSIGA (BACK TO SCHOOL)! Qalinkii Qoraagii Caanka ahaa ee Abdifataah Mohamed Ahmed

KU NOQOSHADII DUGSIGA (BACK TO SCHOOL)! Qalinkii Qoraagii Caanka ahaa ee Abdifataah Mohamed Ahmed

Waxa sii dhammaanaya xagaagii, waxa bilaabmaya sanad dugsiyeed cusub,dhalinyartii dugsiyada ku jirtay waxa sugaya fasal ka weyn koodii hore. nasasho badan ka dib waa fasal cusub, waa saaxibadii waxbarashada aad wadaageyseen oo aad isku soo noqoteen, waa macalimiintii mar kale. waa fursad cusub. waa dugsigii oo mid cusub kuugu eekaday ama laga sii [Full Story]

Dibad baxyadii salaadii jimce ka dib ka dhacay dalka Siiraya oo ay ku dhinteen Kow iyo labaatan qof

Dibad baxyadii salaadii jimce ka dib ka dhacay dalka Siiraya oo ay ku dhinteen Kow iyo labaatan qof

Hargeysa, (sli) – Ururka xuquuqda Aadamaha u dooda ee dalka Suuriya ee “Afaas” ayaa maanta ku dhaawaqday in dibad baxyadii shalay salaadii jimce ka dib ka dhacay magalooyinka dalkaasi ay ku dhinteen Kow iyo labaatan qof, markii ciidamada amaanka ee dalkaasi ay rasaas ku fureen . Waxaa [Full Story]

Obama oo markale ugu baaqay Labada Gole in mowqif midaysan laga gaadho sidii looga bixi lahaa muranka Maaliyadeed ee siyaasadaysan

Obama oo markale ugu baaqay Labada Gole in mowqif midaysan laga gaadho sidii looga bixi lahaa muranka Maaliyadeed ee siyaasadaysan

Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr. Barack Obama ayaa markale ugu baaqay golaha koongarayska iyo ka Odayaasha in ay mowqif midaysan ka gaadhan sidii looga bixi lahaa muranka maaliyadeed ee siyaasadaysan . Waxaa kale uu ku dhawaaqay Mr. Baraak Obama in xukuumada mareykanka ku lacag la’aan noqon doonto [Full Story]

11 qof oo lagu dilay dalka Bakistaan kadib markii Rag hubaysani ay Rasaas ku fureen dad Shiica ah oo ku sugnaa xarunta laga raaco Basaska

11 qof oo lagu dilay dalka Bakistaan kadib markii Rag hubaysani ay Rasaas ku fureen dad Shiica ah oo ku sugnaa xarunta laga raaco Basaska

Hargeysa, (sli) – Kow iyo toban qof aya amaanta lagu dilay magaalada Kuweyto eek u taala dalka Baakistaan , ka dib markii rag hubaysan oon la aqoonsan ay rasaas ku fureen dad ku sugan xarunta laga raaco Basaska. Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan [Full Story]

Faysal Cali waraabow Xaaladaadu Yeynoqon Colhortii Go,ay ,Waxalagaaga Bahan yahay Asluub siyasadeed iyo Geesinimo Tanaasul Kufadhiya Aqoon Diblamaasiyadeed! By Suleiman Saeed Kabadhe

Faysal Cali waraabow Xaaladaadu Yeynoqon Colhortii Go,ay ,Waxalagaaga Bahan yahay Asluub siyasadeed iyo Geesinimo Tanaasul Kufadhiya Aqoon Diblamaasiyadeed! By Suleiman Saeed Kabadhe

Waxa jirtay sheko gaban kana tagay ninkii la odhan jiray Cigaal shidaad taas oo odhanaysa,Cigaal Shidaad oo jooga gurigiisii ayaa waxa soomuqday col aad ufarabadan watana gaadiidka Fardaha iyo warmaha Cigaal Shidaad markiiba gorowsaday Colka maanta haya markaasuu markiiba waxa uu lakaashaday maskaxdiisa sidii uu ku badbaadilaha waxaay maskaxdiisii [Full Story]

Telefishanka xukuumadda Suuriya oo sheegay koox qawlaseyto ahi inay Qarxiyeen Dhuun kuwa shidaalka qaada

Telefishanka xukuumadda Suuriya oo sheegay koox qawlaseyto ahi inay Qarxiyeen Dhuun kuwa shidaalka qaada

Hargeysa, (sli) – Telefishanka xukuumadda Suuriya ayaa wax uu sheegay koox qaswadayaal ahi inay qarxiyeen dhuun kuwa shidaalka qaada ah , meel u dhaw magaaladda Ximis , iyadoo weerarkaasina loo adeegsaday waxyaalaha qarxa. Telefishanka xukuumada Suuriya waxaa uu intaasi ku daray in qaraxaasi lagu bartilmaamsaday dhuun kuwa batroolka [Full Story]

Tunisian former President was sentenced 16 years in prison for real estate corruption

Tunisian former President was sentenced 16 years in prison for real estate corruption

TUNIS,  (sli) – Tunisian former President Zine El Abidine Ben Ali was sentenced in abstentia by a Tunis court to 16 years in prison for real estate corruption, Radio Mosaique reported late Thursday. Ben Ali’s daughter Nesrine and son-in-law Sakhr El Materi were also sentenced in absentia to eight years and 16 years in prison [Full Story]

Gabiley oo noqotay halkii ugu horeysay ee madaxweyne Axmed Siilaanyo ummadda ugu qudbadeeyo by: Ahmed Arwo

Gabiley oo noqotay halkii ugu horeysay ee madaxweyne Axmed Siilaanyo ummadda ugu qudbadeeyo by: Ahmed Arwo

Kulanka aan loo kala hadhin iyo fagaaraha weyne ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo kula hadal reer Gabiiley, waxay ka dhigtay magaaladii ugu horeysay ee uu inta xilkan loo doortay uu fagaaare kala hadlo. Waa astaan muujinaysa mudanteeda. Gabiley waa mudanta Kulmiye, waa gobalka halgankii SNM ka hanoqaaday. Waa gobal ku [Full Story]

ILMA ISWANAAJOOW SIDAY SUURTO GAL U TAHAY: WAX QABAD BAANU SAMAYNAY’ HADANA “KABO” AYAA LAYDINKU SOO DHAWAYNAYAA? SANWAA CUMAR YARE

ILMA ISWANAAJOOW SIDAY SUURTO GAL U TAHAY: WAX QABAD BAANU SAMAYNAY’ HADANA “KABO” AYAA LAYDINKU SOO DHAWAYNAYAA? SANWAA CUMAR YARE

6 habeena waxa ka socday caasimada Abaabul [Full Story]

KOOFEER: qurxinta haweenka ama koofeer (coiffure) Part- I Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

KOOFEER: qurxinta haweenka ama koofeer (coiffure) Part- I Qoraagii Caanka ahaa ee Mr. Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Habka ganacsi loo furan karaa maaha mid la soo koobi karo, raggu ganacsiyo gaar ah ayey caan ku yihiin,halka dumarkuna qaar ka mid ah shaqooyinka ay si gaar ah ugu shaqeystaan. inkasta oo ay jiraan shaqooyin iyo ganacsi dadku ay wadaagi karaan. waxa caasimada hargeisa ka furan meherado badan oo ku shaqeysta qurxinta iyo lebiska haweenka.waxa [Full Story]

Dildilaaca xusbiga ucid waxa uu marag ka yahay dimuquraadiyad xumida ka jirta saddexda xusbi. By: Ilyas cabdi carte

Dildilaaca xusbiga ucid waxa uu marag ka yahay dimuquraadiyad xumida ka jirta saddexda xusbi. By: Ilyas cabdi carte

Gurgurshaagu awr buu ka yahay , rarasho gaadiide Gadhwadeenku ruuxbuu ka yahay , gaylan wadareede Nin uun baa gudooshee xil waa, la isku gororshaay Galladuna waxay saarantahay , wax isu gaygayne”. Hadraawi. Waa lagu sugayoo lagu saadaalinayay ibtilooy. in ceebtan iyo kuwo ka xuniba hirdindoonaan dumuquraadiyada somaliland  wax muuqatay oo [Full Story]

Ciidamada Badda ee Masar oo Gurmad Telefoon ka helay Tahriibayaal Doon kula Qaribmatey Badda

Ciidamada Badda ee Masar oo Gurmad Telefoon ka helay Tahriibayaal Doon kula Qaribmatey Badda

Cairo, (sli) – Ciidamada Badda ee Masar oo Isniintii raadinayey Doon wadey Tahriibayaal sharci daro ku gali lahaa dalka Talyaaniga waa sida ay idaacada dowlada soo tabisey. Ciidanka Badda ee Aleksanderiya ayaa sheegay in Doonta lagu Kaluumaysto uu iska lahaa Mohamed Sabri Abdel Aleem  waxaana doonta wadey Walaalkii iyo Dhalinyaro [Full Story]

“Famine in Somalia is killing tens of thousands” UN

“Famine in Somalia is killing tens of thousands” UN

NAIROBI — Famine in parts of Somalia has already killed tens of thousands of people, mostly children, the United Nations said Wednesday in an official declaration of what aid officials describe as the worst humanitarian crisis in the country in two decades. The famine declaration comes months after U.N. and other aid agencies began sounding the [Full Story]

Todays Health: Grape seed helps to prevent the development or delay the progression of Alzheimer’s disease

Todays Health: Grape seed helps to prevent the development or delay the progression of Alzheimer’s disease

WASHINGTON, (sli) – Researchers at Mount Sinai School of Medicine have found that grape seed polyphenols — a natural antioxidant — may help prevent the development or delay the progression of Alzheimer’s disease. What is Alzheimer’s disease? Read The research, led by Giulio Pasinetti, was published online Friday in [Full Story]

Libyan rebels have looted and burned homes and abused civilians, a human rights group said Wednesday

Libyan rebels have looted and burned homes and abused civilians, a human rights group said Wednesday

Zintan, Libya (sli) – Libyan rebels have looted and burned homes and abused civilians, a human rights group said Wednesday. The New York-based Human Rights Watch said that, in “four towns captured by rebels in the Nafusa Mountains over the past month, rebel fighters and supporters have damaged property, burned some homes, looted from [Full Story]

Gadhafi supporters rally for him in former rebel city

Gadhafi supporters rally for him in former rebel city

Zawiyah, Libya (sli) – As fighting raged around the eastern Libyan oil town of Brega on Saturday, supporters of Moammar Gadhafi’s internationally isolated government staged a rally hundreds of miles to the west. Hours later, warplanes launched a sustained pre-dawn bombardment of an eastern suburb of Tripoli. The distant explosions [Full Story]

 Page 1 of 2  1  2 »

Barnaamijyada