Author Archive
Written by Africa on 29 April 2012
Marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin akhriyaysayaal iyo bahweynta saxaafadaay.
waxaan doonayaa in aan maanta ku soo qaato maqaalkaygan bahalka loogu yeedho musasalka ee
dhamaan dadkeenii baa’biiyay kana dilay damiirkii iyo anshaxii wanaagsanaa ee diinteena islaamka.
waxaa mudooyinkii danbe ku soo badanayay dalkeena [Full Story]
Written by Africa on 29 April 2012
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah
Bahda shabakadda calamiga ah ee Somalilandinfo
oo xusid iyo qaddarin iga mudan iyo Asxaabtayda sharafta badan ee Adduunka daafahiisa ku sugan.maqaalkan gaaban waxa aan ku cabbirayaa Aragtida arradan!
Geeddi galinta maqaalka iyo feker wadaagga Dooduhu ay tub-sharci ah raacaan oo la waafajiyo,
[Full Story]
Written by Africa on 28 April 2012
Nashiido Somaliland dhaqaaqdey
Codkii/\Abuqays Al-izhaqi [Full Story]
Written by Africa on 26 April 2012
(Marka runta laga hadlayo, culayska arimaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya u soo dirteen wadahadalka aad iyo aad ayey u kala miisaan weyn yihiin .)
Weli waxaa inoo socda qaybihii kala duwanaa ee aynu kaga hadlaynay wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya la filayo in uu dhex maro mustaqbalka ,qaybtana waxaan idiinku soo [Full Story]
Written by Africa on 26 April 2012
Dumuqraadiyadu waa hab ama nidaam leh dhaqan hufan, kala dambayn, anshax iyo asluub ay ku dheehan tahay is-ixtiraam iyo kala danbayn, ismaqal iyo isu tanaasul taas oo uu qofku ka soo hormarinaayo dantiisa gaarka ah ama doonistiisa shiqsinimo, danta Xusbiga iyo tan Qaranka, si uu xasbigaasi ama qaranku u gaadho ama u soo taabto Himilada [Full Story]
Written by Africa on 21 April 2012
Salaamu calaykum dadwaynoow.
Waxa jirta in siyaasada laysku maquunin karo laakiin waa inaad u lahaataa aqoon hadii aad rabto inaad qof siyaasada kaga adkaato. Doorashadii ugu dambaysay intaan Kulmiye soo bixin, Craxmaan Cqaadir waa masuulkii isagoo Dubai jooga la yidhi: hadii doorkan siilaanyo (kulmiye) heli waayo maxaa yeelaysaan? Wuxuu [Full Story]
Written by Africa on 20 April 2012
Nashiido - Naftu waa amaano Codkii: Abwaan Abuqays Al-izhaqi [Full Story]
Written by Africa on 20 April 2012
Waxaa hubaal in mudada Qarankani Xornimada uu dib ugala soo noqday wixii la isku odhan jirey Somaliya oo ku beegnayd Sanadkii 1991 lagana jooga hadda labaatan sanno uu soo maray maraaxilo kala duwan oo ay sal u ahayd Ujeedooyin khariban oo ay dabada ka riixayeen Danaystayaal aan jeclayn Horumarka Dalka balse ay caabin adagi kaga [Full Story]
Written by Africa on 20 April 2012
(Marka runta laga hadlayo, culayska arintaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya u soo dirteen aad iyo aad ayey u kala miisaan weyn yihiin .)
Cida hindisaha wada hadalka lahayd/Ajandaha/Midaysnaanta cida wada hadlaysa:-
Marka laga soo bilaabo 18 May 1991 ilaa maanta Somaliland diyaar ayey u hayd in ay mar uun wada [Full Story]
Written by Africa on 19 April 2012
Waxaa 14 bishan kadhacay malagaada hargaysa gudaha shirweynihii xisbiga KULMIYE fal waxshinimo. [Full Story]
Written by Africa on 19 April 2012
Inkastoo sifihii xilka looga qaaday c/raxmaan c/qaadir oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii labaad ee kulmiye aad looga soo horjeeday loona diidanaa dhaliilo badani ku duugnaayeen misena maxsuulka ka soo baxay wuxuu muujinayaa sida qablaadu inoo biyo dhigtay ee labo diblaha inagu xidhay, waxaan sidaa u leeyahay beesha uu c/raxmaan ka soo jeeday ayaa mar [Full Story]
Written by Africa on 18 April 2012
Hargeysa (sli) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray qayb cusub oo uu yeelan doono Cisbitaalka guud ee Hargaysa kaas oo lagag shaqayn doono mishiinka sifeeya kelyaha oo casri ah.
Xafladdii xadhigga lagaga jaray oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ay ka mid [Full Story]
Written by Africa on 18 April 2012
Hargeysa (sli) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Sammaale, ayaa maanta soo saaray wareegto ku saabsan dhaqangalka Misaaniyad Sanadeedka 2012 oo ay dhawaan ansixiyeen golaha Wakiiladu.
Wasiirka Maaliyadu waxa uu Digreetadiisan kaga dalbadayHay’adaha kala duwan ee xukuummada inayu soo gudbiyaan bilkasta xisaab-celinta [Full Story]
Written by Africa on 18 April 2012
Muqdisho, (sli) -Tan iyo intii Qaraxii Tiyaatarka ee muqdisho ka dhacey waxaa socday baadhitaano lagu xaqiijinayo cida masuulka ka ah falkaas, xili ra’iisal wasaare Gaas madashaas ka jeedinayay khudbad, waxaanu falkaasi shaki weyn kala dhex dhigay masuuliyiinta Maamulka Dawlada ku meel gaadhka ah, hadabada ilaalada Ra’isul Wasaaraha ee [Full Story]
Written by Africa on 18 April 2012
The chief prosecutor of the International Criminal Court (ICC) Luis Moreno Ocampo has arrived in Libya to discuss the trial of Saif al-Islam, the son of former Libyan dictator Muammar Gaddafi.
According to sources, Ocampo arrived in Tripoli, the Libyan capital on Wednesday to follow up on the case of Saif al-Islam who is being held [Full Story]
Written by Africa on 18 April 2012
Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula kacay Cabdi Raxmaan.
Beeshu aad ayay uga wada Xuntahay falkaa, aadka u Xun ee lagula Kacay C/Raxman Marka Laga Reebo in yar oo la magac baxday QIRINQIIRKA, [Full Story]
Written by Africa on 17 April 2012
Hargeysa (sli) – Guddoomiyaha urur siyaasadeedka UMADDA Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ka hadlay falkii xisbiga Kulmiye kula kacay Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir.
Dr Gaboose waxa uu sheegay in jidka loo maray xil ka qaadista Cabdiraxmaan Cabdiqaadir tahay sharci daro iyo gabood fal aan geedna loogu soo [Full Story]
Written by Africa on 17 April 2012
Hargeysa, (sli) – Shirguddoonka Golaha Guurtida iyo xubnaha Guddida Joogtada ah ee Golahaasi ayaa shalay kulan ka yeeshay Wer-wer laga qabo in ay fad-qalalooyin ka dhacaan Go’aanka laga filayo labaatanka bishan oo ay maalini inaga xigto Guddida Diiwaangelinta Ururada oo soo saaraya Liiska Ururada Siyaasadda ee ku soo baxaya in loo [Full Story]
Written by Africa on 17 April 2012
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Mowliid Maxamed Xaashi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Adeerkii MARXUUM, MUXUMED XAASHI CIGAAL, oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 16/04/2012 laguna aasay Hargeysa.
Sidoo kale Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu waxay Ehelkii, [Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Hargeysa, (sli) – Guddoomiyaha Ururka Xaq u dirirka SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa si kulul u cambaareeyey laba shaqaaqo oo maalintii shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa, kuwaas oo ay ku kaceen dawladda Hoose iyo Dawladda Dhexe, waxaanu sheegay in dawladda Hoose ay Rasaas u adeegsatay dad Shacab oo ay ku dhaawacday 7 qof oo [Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Hargeysa, (sli) – Guddoomiye ku xigeenkii 2-aad ee xisbul xaakimka Kulmiye Mujaahid C/raxmaan C/qaadir oo shirwaynihii golaha dhexe ee xisbigaasi ee shalay lagu soo gabo-gabeeyey Maansoor Hotel Xilkii uu ka hayey xisbigaasi laga qaaday, isla markaana Ciidamada Amaanku amar lagu siiyey inay Xoog kaga saaraan madasha shirkaasi ka socday ayay [Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Hargaysa, (sli) – Prof: C/saalaan Yaasiin oo kamida urur siyadaeedka Horyaal i yo Xooghayaha urur siyaadaeedka Udhis Siciid X/Ahmad Qulubbe ayaa waxay siwada jir ah ,Shirjaaraa,id ay maatna kuqabteen Hotel Xaraf ee magaalada Hargaysa, iya goo ku cambaaraynayay falkii foosha xumaa ee lagulakacay Mud; C/rahmaan C/qaadir oo ahaa gudoomiye [Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, MAXAMED CABDULLE WALANWAL (SIX), oo Xilal kala duwan, ka soo qabtay dawladihii ka danbeyey intii gobonimada la helay.
[Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Wax kasta oo lagu Weydiiyo waa in laaga Helaa, Wax kasta oo aad dalbatana waa in lagaaga Jawaabaa. Waxaad leedahay Jaceyl ayaa iigu kaa beeran, Mararka qaar waxaad Codsaneysaa wax aan suurta gal aheyn adiga oo Jaceylka Mar-marsiiyo ka dhiganaaya. Hadaad i diido waxa ay ka dhigan tahay in aanad i Jecleyn ama aanad dan [Full Story]
Written by Africa on 16 April 2012
Dad Badan oo aan Ka Mid ahay, Ayaa Axmed Siilaanyo VOTE-Koodii U Siiyey Siyaabihii uu Riyaale ula Dhaqmay. [Full Story]
Written by Africa on 15 April 2012
Hargeysa, (sli) – Xukuumadda Siilaanyo ayaa manta Bakhaaradda Inji ee Dubuluq iyo Dayrka Idaacadda dhibaatooyin Dhawaaca iyo xadhig isugu jira u gaysatay dad dan-yar ah oo ku ganacanayay.
Inta la hubo dadka Dhaawacyadu ka soo gaadheen Hangarada INJI ee Dunbuluq waxay dhan yihiin toddoba Qof sida ay Waaheen u xaqiijiyeen Hawl-wadeenada [Full Story]
Written by Africa on 15 April 2012
Hargeysa, (sli) – Afhayeenka xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Mujaahid Cali Yuusuf (Cali Guray) ayaa xisbiga Kulmiye iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo ku cambaareeyay talaabada ay xilka kaga xayuubiyeen Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir.
Mujaahid Cali Guray waxa uu si gaar ah eedaymo tiro beel ah ugu jeediyay [Full Story]
Written by Africa on 15 April 2012
Iska daa madaxweynee, Ismaan lahayn nin weyn oo soomaaliyeed oo qaan gaadha ayaan garanayn cida ku maahmaahday (hadaanu hadalona waa af salax ku dheg hadaanu aamusnana adhiga sida laga dayn maayo) waxaase taasi beenowday dhawr maalmood ka hor markii madaxweyne shariif tusaale u soo qaatay maahmaahdan isagoo u khudbadaynaya odayaasha dhaqanka [Full Story]
Written by Africa on 15 April 2012
“Tirada badan ee Haweenku ma Xuquuq dheerad ah ayey Keentay?”
Waxa inta badan laga Hadlaa tirada Dumarka iyo Caruurta oo ka badan Tirakoobka Raga Somaliland ku nool. 60% ayaa lagu sheegaa caruur iyo Haween, Kuwaasi oo Wakhtiyada Doorashadana inta badan aad loo Soo hadal qaado. 8 March Sawir Yar oo loogu Talo galay ayaa laguu soo [Full Story]
Written by Africa on 15 April 2012
Marka u horeysa halkan waxaan hambalyo uga dirayaa hogaanka cusub, ururka siyaasadeedka Xaqsoor dhawaan loo doortay ee u hogaamiynayaan, Mujaahid Hassan Esse Jama iyo Ali Mohamed Ahmed { Ali Sundule}. Ujeedada ugu weyn oon rabo inaan qoraalkaygan ku xuso waxay tahay: Markaan eegay habka ama nidaamka ururada siyaasada ee ku tartamaya Somaliland , [Full Story]
Written by Africa on 14 April 2012
Waxaanu xil iska saarnay xaqiijinta iyo taabo-gelinta madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah sidii ay uga mid noqon lahayd bulshada caalamka, una heli lahayd aqoonsi buuxa. [Full Story]
Written by Africa on 14 April 2012
(Somaliland marka runta laga hadlayo waxaa ka muuqda deg deg aad u weyn,kaasoo u muuqda in uu la mid yahay kii 1960,lagu waayey xoriyadii,xataa waxaa inala yaabay Soomaaliya oo kuwii aynu wada hadalku inaga dhexeeyey.)
Qodobada muhiimka ah marka laba wadan wada hadlayaan:-
“Aynu wada hadalo–waa aynu heshiino, wada hadalku waa [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Muqdisho, (sli) – Ciidammada ammaanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gacanta ku dhiggay haweeney Bam gacmeed ku weerrartay bar ay ku sugaanaayeen ciidammada dowladda Soomaaliya, iyadoo dhanka kale ciidammada dowladda ay iska caabbiyeen weerrar Hoobiyayaal ah oo Al-Qaacidda ku soo weerrartay magaalada Baydhabo.
Kaddib markii [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
USA, (sli) – Askaringaani oo horay uga tirsanaa ciidamada Mareykanka ayaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla gobolka Maryland ee dalka Maraykanka, iyadoo loo heesto dambiyo ku aaddan in lagu soo qabtay taageero uu siinayay kooxaha aargigixisada ee ka dagaalama Soomaaliya kaddib markii uu ka baxay safka Ciidamada Maraykanka.
Wasaaradda [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Hargeysa, (sli) – Suldaan Daakir Xasan Khaliif, Suldaan Iid Gaws iyo Boqor Axmed oo ah Madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa shalay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa Casuumad Hadhimo ah oo ay soo sameeyeen ugu geeyay Boqor Buuramadow iyo Maxaabiista kale ee la xidhan ee ay ka mid yihiin Masuuliyiinta loo haysto Raashinkii ay Xukuumaddu [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Hargeysa, (sli) – Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka warbixiyay Guulaha uu xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada ay ku abtirsataa ay gaadheen mudadii ay hogaaminta qaranka hayeen.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu si qoto dheer u sharaxay taariikhdii uu Xisbiga Kulmiye soo maray tan iyo intii ka danbaysay [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
A MOTHER in Argentina says she fell to her knees in shock after finding her baby alive in a coffin in the morgue nearly 12 hours after the girl had been declared dead.
Analia Bouguet named her newborn Luz Milagros, or Miracle Light. The tiny girl, born three months premature, was in critical but improving condition [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Hargeysa, (sli) – Gaadiidka Basaska ee iskaga dhex goosha degmooyinka iyo Xaafadaha Caasimada Somaliland ee Hargeysa qaarkood ayaa shalay si lama filaan ah u kordhiyey qiimaha lagu raaco Basaska, isla markaana qaatay go’aan aanay xukuumadu waxba kala soconin ka dib markii siday ay sheegeen Qiimaha shidaalku uu kordhayey bishii u dambaysay, [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Hargeysa (sli) – Madaxweyne-ku-xigeenkii u horreeyey ee Somaliland, ahna Guddoomiyaha iyo murrashaxa madaxweynenimo ee urur-siyaasadeedka XAQSOOR Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey tusaalooyin iyo talooyin ku saabsan siyaasadda arrimaha gudaha iyo dibadda, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay [Full Story]
Written by Africa on 13 April 2012
Egyptians are preparing to stage another million-man march to pressure the country’s junta into passing a law that will prohibit members of the ousted ex-ruler Hosni Mubarak’s regime from running for president.
Egypt’s Muslim Brotherhood and the Salafist groups have called for the mass rally in Cairo’s Liberation (Tahrir) Square on [Full Story]
Written by Africa on 12 April 2012
Hargeysa, (sli) -Sida ay tibaaxayaan Warar Wargeyska Waaheen helay waxa Hargeysa ku sugan koox ka tirsan Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee taageersan Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif, waxaanay Ilaha warka na soo gaadhsiiyay ku sheegeen Ujeedada socdaalkoodu inay tahay sidii ay Madax dhaqameedka Somaliland uga heli lahaayeen [Full Story]
Written by Africa on 12 April 2012
(Somaliland waxaa ka muuqda deg deg aad u weyn,kaasoo u muuqda in uu la mid yahay kii 1960, lagu waayey xoriyadii)
“Aynu wada hadalo–waa aynu heshiino, wada hadalku waa habka ugu fudud ee lagu dhameeyo mushkiladaha dhex mara baniaadanka ku nool dunidan guudkeeda. Marka laga hadlayo erayga wada hadal,wuu noocyo badan yahay, laakiin kan [Full Story]
Written by Africa on 11 April 2012
Hargeysa, (sli) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay 09-04-2012, soo saaray Digreeto uu ku dhaqan galinayo wax ka bedel uu ku sameeyay Tacriifadaha iyo Liisamada Wasaaraddaha Dakhli soo saarka qaarkood, iyadoo Digreetadu saartay waxyaabaha faakidaysiga ah ee sida Jaadka, Sigaarka iyo Baabuurta yar yar lacago [Full Story]
Written by Africa on 11 April 2012
Kulan muhiim ah oo ay soo abaabushay dallada SSE oo kulmisa jaaliyaddaha Somaliland ee Yurub ayaa lagu qabtay Galbeedka Magaalada London oo ah xarunta ururka jaaliyadda Somaliland ee West London Somaliland Community maalintii Sabtida ee ay taariikhdu aheyd 7da Aprill 2012. Kulanka waxa ka soo qayb galay xubno ka socdey ururada Somaliland ee UK iyo [Full Story]
Written by Africa on 11 April 2012
Waddamada soo koraaya ee la aqoonsanyahay deeqda la siiyo inteeda badan waxaa toos gacanta looga geliyaa. [Full Story]
Written by Africa on 10 April 2012
Muqdisho, (sli) – Madaxweynaha dawlada TFG- ee Somalia Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu soo magacaabi doono guddidii Somalia uga matali lahayd wada hadalada dhex mari doona Somaliland, kuwaas oo uu ku tilmaamay in wada hadalada dhex mario doona Somalia iyo Somaliland ay tahay arrin guul ah, isla markaana tilmaamay in shirweynaha lagu soo [Full Story]
Written by Africa on 10 April 2012
Hargeysa, (sli) – Hay’adaha Garsoorka dalka ayaa nidaamkooda maamul iyo habdhaqanada ay u qaadaan kiisaska iyo dacwadaha ayaa shacbiga Somaliland cabasho weyn ka muujiyaan Jiitanka iyo Cimri dhererka ku yimaada dacwadaha ay ugu kala gar-qaadayaan kiisaska ay gacanta ku hayaan Garsoorayaasha ka hawlgala Maxkmadahu.
Maxkamadaha qaarkood ayaa [Full Story]
Written by Africa on 10 April 2012
Hargeysa, (sli) – Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo shir Jara’id maanta ku qabtay Xarunta wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa si Adag u beeniyay wax uu ugu yeedhay Hadal aan Xaqiiqda ku dhisnayn oo ay Faafiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ay wax kaga sheegayaan adeega [Full Story]
Written by Africa on 10 April 2012
Waxaan salaamayaa dhamaan shacbiga Somaliland gude iyo dibadba Asalaamu calaykum.
Ninkii joogayna wuu joogay kii maqnaana wuu ka war-qabay Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo madaxdii inaga dhimataye, in Madaxweyniii u horeeyay ee Somaliland uu ku taliyay xiligii 1991-kii in hadii aynu Reer Waqooyi nahay la qaato Federal System si [Full Story]
Written by Africa on 09 April 2012
Burco, (sli) – Wararka laga helayo deegaamada Gobolada Sanaag iyo Sool ayaa sheegaya in afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay roobab lagu qabowsaday ka curteen deegaamo badan oo goboladaasi hoos-yimaada, halka gobolkaTogdheer aanay wali raxmadu ka curan laakiinse Daruuro waaweyn oo saan-saan roob huwani dul-hoganayaan Magaalada [Full Story]
Written by Africa on 09 April 2012
Hargeysa, (sli) – Waxaan shalay istiqaaladii qoraal ah u dhiibay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare aniga oo ah Guddoomiyihii Jaamacadda Hargeysa, xilkaas oo aan hayey muddo shan bilood iyo toban maalmood ah. Waxaan xilkaa iskaga casilay asbaabo shaqsi ah oo aniga I quseeya” ayuu yidhi Guddoomiyuhu
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa [Full Story]
Written by Africa on 09 April 2012
The man, who was widely held in a high esteem throughout Somaliland Republic as Somaliland’s most successful businessman, has turned out to be a destructive elephant in the room.
Abdulrashid Duale, the current Dhabshiil Company’s CEO, has revealed his true picture as a businessman who stands firmly for Somalia’s strong unity, by equating [Full Story]
Written by Africa on 08 April 2012
University of Hargeisa
Press Release
KU: Madaxweynaha JSL
KU: Wasiirka Wasaraada Waxbarashada & Tacliinta Sare
OG: Agaasimaha Tacliinta Sare
OG: Wasaarada Daakhiliga JSL
Guddida Sare ee Jaamacadda Hargaysa (Senate) bishii February 11, 2012 wuxuu go’aan ku gaadhay in la kordhiyo Fee-ga Jaamacadda, Feegaasi oo ah kan ugu yar [Full Story]
Written by Africa on 07 April 2012
Nashiid Duco ah & Suranka ugu dambeeya. [Full Story]
Written by Africa on 07 April 2012
Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu
Iga wada hanta salaantaa Islaamka ee qaaliga ah, salaan ka bacdi waxa aan idiin soo tebinayaa qoraal ku kelmedo macnohoodo xeel dheer yahay oo balaaqada loo adeegsadaa ay qotodheer tahay, sida kelmedda Aftahan iyo Afyahan iyo kelmedda Ina Abti iyo kuwo kale oo sawir innaga siinaya hodonimada [Full Story]
Written by Africa on 07 April 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Gudi Farsamo oo kooban [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Wax Kastaa maaha mid lacag u baahan,Inkasta oo ay tahay Mid nolosha Ahmiyad gaar ah u leh.Lacagtu marka laga tago Daruuriga ay tahay, waxa kale oo ay Qofka ka caawisaa in uu gaadho Hadafkiisa marka uu helo.waxyaabaha aynu daryeelno lacagtana inta badana ku bixino waxa ka mid ah Qoyskeena, waxbarashada,Caafimaadka,Sadaqada,Ganacsiga…… [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Xukuumadda talada waqtigan haysa ee uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Daa dawladdii ugu horreysay ee codkii ugu badnaa shacabku ku doortaan, taas oo muddo dheer shacabku u halgamayeen sidii ay xilka iyo hoggaaminta siyaasadeed ee dalka u qabsan lahayd.
Dawladdan oo uu soo dhisay xisbiga KULMIYE oo waqtigaa [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Beledweyne (sli) – Saraakiil millateri oo ka socda ciidammada dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa markii ugu horreysay gaadhay shalay magaalada Beledweyne ee badhtamaha dalka Soomaaliya, kadib markii ciidanka Itoobiya laba bilood ka hor ay qabsadeen magaaladaas.
Qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho, ayaa baahiyey in saraakiisha millatari ee [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Muqdisho (sli) – Hoggaanka sare ee kooxda Al-shabaab, ayaa kulan ballaadhan oo ay ku yeesheen gudaha Soomaaliya ka soo saaray bayaan lagu shaaciyey inay waajib tahay sidii loola dagaallami lahaa ciidammada shisheeye ee duulmaanka ku qaaday dalka Soomaaliya.
Afhayeenka Al-shabaab, ahna afhayeenka Al-qaacida ee Soomaaliya Sheekh Cali-dheere oo [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Hargeysa, (sli) – Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay maanta la wareegtay 9 qof oo ka mid ah 19 xubnood budhcad-badeeda soomaali ah oo lagu xidhayo xabsiyadda magaaladda Hargeysa, kuwaasi oo laga keenay dalka Seychelles.
Sidaasi waxa sheegay Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Somaliland, Md Axmed Xuseen Caydiid, oo u waramayay [Full Story]
Written by Africa on 28 March 2012
Hargeysa, (sli) – Xasan Ciise Jaamac ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay hawlgalkii Guddida Diiwaangalinta iyo Ansixinta Ururada Siyaasadu ku soo dhamaystireen Tirakoobkii madax ka kow-ga ahaa iyo sida ay dadweynuhu uga jawaabeen, isla markaana uu kaga xog waramay Durrufaha dhinaca Roob laáanta ah ee haysata
Warsaxaafadeedka [Full Story]
Written by Africa on 27 March 2012
Hargeysa, (sli) – Mudaneyaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Wasiirka dib u dejinta Somaliland Md. C/Risaaq Cali Cismaan, waxaana fadhigan guddoominayay Ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee aqalka odayaasha Sh. Axmed Sh. Nuux Furre.
Wasiirka wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Md [Full Story]
Written by Africa on 27 March 2012
Gabilay, (sli) – Koox Dablay ah ayaa shalay ka af-duubatay meel Gabilay kaga beegan Koonfur laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka oo la kala yidhaahdo Naasir Maxamud Cumar Ina”Cagajiid”, oo ah Taliyaha Guutada 29 aad ee ciidanka Qaran iyo Aadan Ismaaciil Ceelaabe ‘’Shiine Cawtar”, oo ah Taliye Ururka Guutaada [Full Story]
Written by Africa on 27 March 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweyne Siilaanyo ayaa manta Qasriga Madaxtooyadda kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Wasiirkiisii Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil).
Kulanka ay wada yeesheen labada dhinac ilaa hada xog dhab ah lagama hayo ujeedadiisa iyo sababta xiligan kaliftay hase yeeshee waxa [Full Story]
Written by Africa on 26 March 2012
London (sli) – Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Maanta kulan balaadhan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadankaasi isla markaana uga Xog waramay Marxalada uu dalku ku jiro iyo doorka ay [Full Story]
Written by Africa on 26 March 2012
President Ahmed Silanyo: The epitome and the embodiment of the youngest and well-functioning Eats-African democracy.
By |Architectural-Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
1. The leader of East-Africa’s Beacon of Peace and Democracy
In retrospect to the London Conference of last month, one of the most inevitable outcomes of the [Full Story]
Written by Africa on 26 March 2012
Hargeysa, (sli) – Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha uu u malaynayo in xil ka qaadistiisa keenay, koboca uu ku sameeyay Miisaaniyadda iyo shirarka Soomalida loo qabto ee Somaliland ka qayb-gasho.
Eng Maxamed Xaashi Cilmi, waxa kale oo uu ka hadlay rajada uu ka [Full Story]
Written by Africa on 25 March 2012
DHamaan garyaqaanada hoos ku qoran waxay hambalyo halkan ugadirayaan
c/fataax maxamed aadem & hadiya cumar ibrahim
oo arooskoodu ka dhacay magaalada hargaysa
1. c/kariim sh. maxamuud c/lahi
2. saleebaan faarax habane
3. c/raxmaan iid maxamed
4. maxamed mahdi xasan
5. maxamed aadem cabdi
6. yuusuf biixi muxumed
7. c/nuur [Full Story]
Written by Africa on 25 March 2012
Waxaa lagu qabtay 24/03/2011 caasimada wadanka Finland ee Helsinki xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhawAynayey gudoomiyaha xusbiga cadaalada iyo daryeelka UCID Eng. Faisal cali Waraabe kaas oo hada ku sugan wadanka finland .
Xafladan oo kulmisay dhamaan jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan wadanka finland waxaa si-wayn uga dhex-muuqday [Full Story]
Written by Africa on 24 March 2012
Hargeysa, (sli) – Xarunta Madaxtooyadda Somaliland waxa xalay ka dhacay Hirdankii ugu cuslaa ee ay isku qaadaan kooxaha iska soo horjeeda ee doonaya Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee uu baneeyay Wasiirka Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale.
Hirdankan ayaa waxa uu xalay Qasriga Madaxtooyadda ku dhex maray laba Garab oo ka tirsan [Full Story]
Written by Africa on 24 March 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED.
MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta [Full Story]
Written by Africa on 23 March 2012
Can You Hear Me, MR PRESIDENT, Madaxweynow may Maqlaysaa, Mr PRESEDENT Are You Clean On Corruption Mudane Madaxweyne Nadiif Adigu Ma Ka Tahay Musuqmaasaqa? Hadii aad ka Tahay WHY? by Dacar
Su,aasha aan ku Bilaabaayo Qoraalkayga, Waxa ay tahay Ma waxa Haboon in La xidho, Wasiirada ay Madaxweynaha aadka isugu Dhow Yihiin ee Lagu tilmaamay [Full Story]
Written by Africa on 23 March 2012
Over the past few weeks the hot topic that had been the centre of heated debate in Somaliland was probably the issue relating to the dispute over Berbera Cement Factory between Dahabshiil and Muse Dalab led group. Having read some opinion articles about the matter, I must admit that I was quite surprised to see [Full Story]
Written by Africa on 22 March 2012
Ururka Uk.SLC ka codsanayaa Dowlada Somaliland in CAAWIMO (Cunto iyo Daawo) lala soo gaadho dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii ku baro kacay Xasuuqii deegaanka Gaashaamo ka dhacay. [Full Story]
Written by Africa on 22 March 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ciidamada Ammaanka JSL, gaar ahaan Ciidanka Booliska JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska MARXUUM, GENERAL MAXAMED SAQADHI DUBAD oo ku [Full Story]
Written by Africa on 22 March 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-989/032012 ku Dhaqan-geliyey Xeerka Wareejinta Maxaabiista, Xeer Lr. 53/2012.
Madaxweynuhu :-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Helay: Go’aanka Golaha [Full Story]
Written by Africa on 22 March 2012
Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, oo ku hadlaya magaciisa, ka Golaha deegaanka Hargeysa iyo magaca shacbiweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa, waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa qoyskii, ciidanka Booliska Somaliland iyo shacbiga Somaliland ee uu ka geeriyooday ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland [Full Story]
Written by Africa on 22 March 2012
Gudida qaban-qaabada Shirweynaha Beelaha h/jeclo bari ayaa ku dhawaaqay in shirkoodii sanadlaha ahaa ka dhici doona magaalada Ceerigaabo bisha May 15,2012. Gudida qaban-qaabada shirka ayaa sheegtay inay diyaar yihiin dhamaan agabyadii shirku. Waxay kaloo gudidu sheegeen in shirkani diirada saari doono dhowr arimood oo ay ugu horeyso horumarinta [Full Story]
Written by Africa on 21 March 2012
Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-988/032012, ku Dhaqan-geliyey Xeerka La-Dagaalanka Budhcad – badeedda (Piracy Law) Xeer Lr. 52/2012.
Madaxweynuhu :-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda [Full Story]