Author Archive

WAXQABADKII KHADRA X.GAYDH WAXA UU KU DANBEEYAY BIYO –COL-DHAANSHAY IYO MUSUQ MAASUQ

WAXQABADKII KHADRA X.GAYDH WAXA UU KU DANBEEYAY BIYO –COL-DHAANSHAY IYO MUSUQ MAASUQ

3.2/KM EE KHADARA KU FAANTO LACAGTOODA ANIGA BIXIYEY OO DHAGAX DHIGAY WAXA LOOGU FADHIYAY 6.5 MILYAN U SOO XOROODAY WAXA KU QABANTAY EX GUUDO AADAN MAXAMED BADE Golaha deegaanka ee gabiley ayaa todobaadkii ugu danbeeyay ku gudo jiray dib u egida iyo qiimaynta hubin ku sameeyanta lacagta tiro badan oola sheegay in deyn ahaan ay ku [Full Story]

Hay ada wadaniga ah ee ka hortaga nabaadguurka xaalufka iyo isbadalka cimilada (HAFAD) oo soo bandhigtay barnaamij ay ku badbaadinayso deegaanada somaliland:‏

Hay ada wadaniga ah ee ka hortaga nabaadguurka xaalufka iyo isbadalka cimilada (HAFAD) oo soo bandhigtay barnaamij ay ku badbaadinayso deegaanada somaliland:‏

Hay ada wadaniga ah ee ka hortaga nabaadguurka xaalufka iyo isbadalka cimilada (HAFAD) oo soo bandhigtay barnaamij ay ku badbaadinayso deegaanada somaliland:   (Waxaanu ku guulaysanay inaanu beerno 1200Geed wajiga hore oo waxtarkoodu iskugu jiro xaabo ahaan loox ahaan  dhuxul ahaan iyo inay ilaaliyaan labeenta sare ee daadku qaadayo. [Full Story]

Wasiirka Maaliyadda oo Kormeerkii ugu horeeyey ku tagey Kastamka Dekedda Berbera

Wasiirka Maaliyadda oo Kormeerkii ugu horeeyey ku tagey Kastamka Dekedda Berbera

Berbera, (sli) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyada C/casiis Maxamed Samaale ayaa saaka kormeer kadis ah ku maray Kastamka Dekedda Berbera iyo xafiisyada Hayádaha Dawladda qaarkood kuwaasoo uu ugu kuurgalay xaaladooda shaqo iyo Dakhli. Kormeerkan oo ah kii ugu horeeyay ee uu ku tago Ilaha Dakhli ee Berbera wax aka horeeyay kormeer uu labadii [Full Story]

Aqooyahoona culus iyo madax dhaqameed ka socda Somaliland iyo Somalia oo markii ugu horeysay ku shiray Ottawa

Waxaa manta xaflad run ahaan taariikhi ah oo si heer sare loo soo agaasimay ay ka dhacday magaaladda Ottawa iyagoo markii ugu horaysay ay kulmeen aqooyahoona culus iyo madax dhaqameed ka socda Somaliland iyo Somalia. Shirkaas oo hindisihiisa iyo albulka ua lahaa Dr Xirsi Cabdikarim Ciyo ayaa waxaa ka hormood ka ahaa dhina Somalia Dr [Full Story]

SAAXIL waa dhul ay degaan u leeyihiin reerka CIISE MUUSE waa dhul aan muran ka imankarin hadii ujeedo kale aan laga lahay waa dhulka ay deegaan reerkasi, waxa jirta in dhaqalaha berbera kasoo baxaya ay Somaliland manaafacaadsato min bari illaa galbeed

1- Salaadiinta, waa suldaanada 2- Cuqaasha,  waa  caaqilada 3- Warshada subidhka ee ber bera 4- xukuumada. 2- SAAXIL,  waa dhul ay degaan u leeyihiin reerka CIISE MUUSE waa dhul aan muran ka imankarin hadii ujeedo kale aan laga lahay waa      dhulka ay deegaan reerkasi,  waxa jirta in dhaqalaha berbera ka soo baxaya ay somaliland [Full Story]

Qorshaha saamiqaybsi lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haysta Wershadda Sibidhka Berbera

Qorshaha saamiqaybsi lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haysta Wershadda Sibidhka Berbera

Berbera, (sli) – Dhaqdhaqaaqyadii u danbeeyay ee la doonayay in lagu dhexdhexaadiyo dhinacyada ku loolamaya maalgashiga wershadda sibibdhka Berbera, ayaa lagu hungoobay, ka dib markii Salladiinta iyo Cuqaasha ka yimi magaalooyinka kale u soo bandhigeen labada dhinac saami-qaybsi ku saabsan maalgashiga warshadda sibdidhka. Sida ka muuqata [Full Story]

Berberi Inagu Filane Hala Imaansado Dadkuna Garta aan loo Diran Ha iska daayeen! Warbixintii: Abdirahman mussa cabdi-sheikh cismaan nuur

Berberi Inagu Filane Hala Imaansado Dadkuna Garta aan loo Diran Ha iska daayeen! Warbixintii: Abdirahman mussa cabdi-sheikh cismaan nuur

Asallamu callaykum dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan bahda Somalilandinfo.com. Bacda salaam aniga oo ah shaqsi ka soo jeeda gobolka saaxil waxaan rabaa inaan saddex erey aan saddex qollo qolaba keeda idhaahdo. Hadaan ku horeeyo reer berbera cidkastaba ha ahaade Berberi waxay ahayd hooyadii Somalia hadan markii Somalila land la soo noqotey [Full Story]

Khilaaf ka Dhashay Shirar Jaraa’id ka Turjumaya Aragtida kala Duwan ee arinka Khayraadka Sibidhka ayaa Maanta si Weyn looga Dareemay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil berbera oo dhinac raacay

Khilaaf ka Dhashay Shirar Jaraa’id ka Turjumaya Aragtida kala Duwan ee arinka Khayraadka Sibidhka ayaa Maanta si Weyn looga Dareemay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil berbera oo dhinac raacay

Berbera(Sli)Shir jaraa’id daba socda shir jaraa’id oo  ay qanteen shalay  4.3.2012 Gudiga lagu soo dhisay shirweynihii dan iyo duco ee fadhigooda shaqo yahay magaalada berbera.isla markaana ay kaga hadlayeen arinta si weyn ay uga biyo diideen shacbiga gobolka,shirkan saaka lagu qabtay hudheel lagu magacaabo Al-xayaat oo ay  dhinacooda soo [Full Story]

: Shirkadda JET Oil oo ku dhawaaqday inay ka qaybgalayso Tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera

: Shirkadda JET Oil oo ku dhawaaqday inay ka qaybgalayso Tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera

Shirkadda JET Oil oo ku dhawaaqday inay ka qaybgalayso Tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera Dubai-(Somalilandinfo.com)-Maareeyaha Shirkadda JETOIL ganacsade Cawil Cawl Cabdillaahi, ayaa daboolka ka qaaday inay shirkadoodu ka qaybgelayso tartanka Haamaha Shiidaalka Berbera, soona dhaweeyay go’aanka xukuummaddu ku fasaxday  Qandaraaska ay ku [Full Story]

DHUL AAD BAAXAD LEH OO AH AGAGAARKA WARSHADA SIBIDHKA BERBERA OO LA SHEEGAY IN LOO CALAAMADIYAY GANACSADE DAHSHIIL IYO DAREENO AY BULSHADA REER BERBERA KA MUUJIYEEN

DHUL AAD BAAXAD LEH OO AH AGAGAARKA WARSHADA SIBIDHKA BERBERA OO LA SHEEGAY IN LOO CALAAMADIYAY GANACSADE DAHSHIIL IYO DAREENO AY BULSHADA REER BERBERA KA MUUJIYEEN

“Dhulkan ayaa waxa lala damacsanyay in warshadii hore Udhicisawday ee ruqsada uu Madaxweynaha Somaliland usoo siiyay shirkada ganacsiga ee Dahabshiil laga bineeyo” Berbera(Somalilandinfo.com)-Sadexdii maalmood ee udanbeeyay ayaa waxa magaalada berbera aad looga hadal hayay calaamdo lagu sameeyay dhul aad ubaaxad weyn oo udhaw [Full Story]

Khadra Xaaji Geydh waslad dhayman ah oo kasoo baxday golaha deegaanka Gabiley

Khadra Xaaji Geydh waslad dhayman ah oo kasoo baxday golaha deegaanka Gabiley

Gabiley – Lagasoo billaabo 2003-dii Desember oo kubeegneyd markii ladoortay golayaasha deegaanada dalka waxaa iska so daba baxay dhaliilo farabadan oo ku aadanaa waxqabadla’aanta golayaasha ladoortay dhaliilahaas waxey kusahabsanaayeen xilgudasha la aantooda iyo masuuliyada ay umada uqaadeen oo ay kadoor bideen danahooda gaar ahaaneed [Full Story]

XAALADA MARKABKII AY BUDHCAD BADEEDU AFDUUBTAY OO LAGA DAYRINAYO IYO MADAX FURASHO AY KOOXIHII AFDUUBTAY DALBADEEN

XAALADA MARKABKII AY BUDHCAD BADEEDU AFDUUBTAY OO LAGA DAYRINAYO IYO MADAX FURASHO AY KOOXIHII AFDUUBTAY DALBADEEN

“Mulkiilaha markabka oo ay kooxda budhcad badeeda ahi xidhiidh la sameeyeen ayay kaga dalbadeen lacag malaayin dollar ah oo madax furasho ah balse waxa uu ku jawaabay mulkiiluhu haba yaraatee wax madax furasho ah oo aan bixinayaa ma jirto markabkaygana Somali ayaa iga kiraysatay iyagaana afduubay iyagaanan ka rabaa [Full Story]

Maalinta Afka Hooyo oo laga Xusey Magaalada Hargeysa

Maalinta Afka Hooyo oo laga Xusey Magaalada Hargeysa

Hargeysa (sli) -Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Somaliland Mudane C/laahi Jaamac Cismaan (Geel Jire) ayaa ka qayb galay xaflad lagu xusayay maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxa xafladaasi soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka, ardayda, [Full Story]

Badeecadihii cashuuraha shishlaa oo ka dabar go,ay dekeda berbera iyo dhaqdhaqaaq yaranta dekeda berbera & Saameynta bulshada ku yeelan karto “Fallo Wariye Mohamed Abdillahi Farah”

Badeecadihii cashuuraha shishlaa oo ka dabar go,ay dekeda berbera iyo dhaqdhaqaaq yaranta dekeda berbera & Saameynta bulshada ku yeelan karto “Fallo Wariye Mohamed Abdillahi Farah”

“Badeecadihii cashuuraha shishlaa oo ka dabar go,ay dekeda berbera iyo dhaqdhaqaaq yaranta dekeda berbera +Saameynta bulshada ku yeelan karto” “Fallo Wariye Mohamed Abdillahi Farah”  Berbera(Sli)Magaalo xeebeeda gobolka saaxil oo xudun u ah dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Somaliland Islamarkaana ah isha dhaqaale ee dalka [Full Story]

Cali Waran cade oo meel kadhac kutilmaamay go,aankii ay labada gole ku ansixiyeen in ay Somaliland ka qeybgasho shir kasta oo loo qabanyo Somalida

Cali Waran cade oo meel kadhac kutilmaamay go,aankii ay labada gole ku ansixiyeen in ay Somaliland ka qeybgasho shir kasta oo loo qabanyo Somalida

  “Laalidii qodobadii sharciyeed ee dabarka u ahaa bulshada iyo Dowladda somaliland waxaa ka dhalanaya arrimo xasaasi ah..” Waran-cadde Hargeysa (Sli)- Wasiirkii horre ee wasaaradda duulista iyo hawadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in meel ka dhac ay tahay talaabadii ay dhawaan labadda Gole ee Guurtida iyo [Full Story]

Tafatirihii guud ee shabakada wararka Gabileynews iyo wargayska caalami ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dacwad ka dhana wasiirka cadaaladu ugudbiyay ciidamada C.I.D.

Tafatirihii guud ee shabakada wararka Gabileynews iyo wargayska caalami ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dacwad ka dhana wasiirka cadaaladu ugudbiyay ciidamada C.I.D.

  “Wararku waxa ay sheegayaan in xadhiga Mustafe C/kariin uu ka danbeeyo Wasiirka Cadaaladda Somaliland” Hargeysa (Sli)- Ciidamada baadhista dambiyadda ee CID-da ayaa maanta xaruntooda ku xidhay Agaasimaha guud ee shabakadda Gabiley news Mr Mustafe Cabdikariin Cali (Mustafe Future). Agaasime Mustafe C/kariin Cali ayaa ciidamada [Full Story]

Mujaahid Axmed Ibraahin Maxamud (Wadne) ayaa Maanta Saxaafada uga Waramey Dhul Sife Sharcidara ah uu kaga Qaadey Maayarka Berbera‏

Mujaahid Axmed Ibraahin Maxamud (Wadne) ayaa Maanta Saxaafada uga Waramey Dhul Sife Sharcidara ah uu kaga Qaadey Maayarka Berbera‏

Berbera, (sli) – Mujaahid Axmed Ibraahin Maxamud (Wadne) ayaa Maanta Saxaafada uga Waramey Dhul Sife Sharcidara ah uu kaga Qaadey Maayarka Berbera   “Waxaan arintayda gaadhsiinaya Hay’adaha xuquuqal insaanka kuwa Wadaniga iyo kuwa Caalamigaaba”   Axmed Ibraahin oo ah Muwaadin Reer Somailand  kana mida ahaa mujaahidintiiUrurkii [Full Story]

Maamulka dekeda berbera oo xabsiga dhigay qaar kamida karaaniyiinta iyo muruqmaalka dekeda oo qalab la,aan dhinac saxada ah ka cawday‏

Maamulka dekeda berbera oo xabsiga dhigay qaar kamida karaaniyiinta iyo muruqmaalka dekeda oo qalab la,aan dhinac saxada ah ka cawday‏

Berbera(Sli)Maamulka dekeda magaalada berbera ayaa xabsiga utaxaabay laba kamida shaqaalaha muruqmaalka ah iyo karaaniyiinta dekeda berbera ka xoogsada kuwaas oo xadhigooda lala xidhiidhayay war ay Saxaafada siiyeen 06/02/2012 warkaasi oo ahaa mid aan wax dhiba iyo canbaarayn toona xambaarsanayn balse ay shaqaalahaasi warkaas kaga dalbadeen [Full Story]

Kusimaha gudoomiyaha xisbiga Udub ahna gudoomiye kuxigeenka xisbigaa iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo berbera lagu soo dhaweeyay.

Kusimaha gudoomiyaha xisbiga Udub ahna gudoomiye kuxigeenka xisbigaa iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo berbera lagu soo dhaweeyay.

Berbers(Sli)Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Berbera ayaa maanta  waxaa soo gaadhey wefti balaadhan oo ka socda Xisbiga Mucaaradka ee UDUB oo uu Hogaaminayo Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland ahna Gudoomiye xigeenka xisbiga Md:Axmed Yusuf Yasin oo ay weheliyaan masuuliyin sarsare oo Xisbiga ah,kana mid yihiin Wasiirkii hore wasaarada [Full Story]

Qurba Jooga Reer Saaxil oo Maanta Shir lagaga Hadlayo Waxqabadka Gobolka ku yeeshay Gobolka Danhag ee Wadanka Netherland

Qurba Jooga Reer Saaxil oo Maanta Shir lagaga Hadlayo Waxqabadka Gobolka ku yeeshay Gobolka Danhag ee Wadanka Netherland

Netherland(Sli):Qurba jooga reer saaxil ee ku dhaqan wadanka netherland  gaar ahaan gobolka danhag ayaa maanta shir ay kaga hadlayaan sidii wax loogu qaban lahaa gobolkooda ku yeeshay wadanka netherland gobolka danhag.Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dad fara badan ayaa waxaa aad loogu lafogurey sidii qurba jooga reer saaxil ay gacan buuxda uga [Full Story]

WARAR ILO XOGOGALA KASO BAXAYA AYAA SHEEGAY IN MAAREYAHA DEKEDA AY SHIRAR LA XIDHIIDHA KHILAAFKA XISBIGA UDUB WADA YEESHEN MUSHARAXA JAMAAL CALI XUSEN IYO G/XIGEENKA XISBIGA

WARAR ILO XOGOGALA KASO BAXAYA AYAA SHEEGAY IN MAAREYAHA DEKEDA AY SHIRAR LA XIDHIIDHA KHILAAFKA XISBIGA UDUB WADA YEESHEN MUSHARAXA JAMAAL CALI XUSEN IYO G/XIGEENKA XISBIGA

Berbera(Sil):Xilka ka qaadistii maareeyihii hore dekeda caalamiga Axmed Yuusuf Dirir ayaa lagu xidhiidhiya dacwado tilmaamay inuu baalmarey siyaasada xisbiga talada haya ee lahaa magacaabistiisa,dacwadahas oo si xoogan isaga dabategay tegay waxay indhaha xukumada daah ka saaren waxqabadkii balaadhna ee uu ka qabtey dekeda keliya ee halbowlaha u ah [Full Story]

Dhibaatada Bulshada ka Haysata Xidhiidhka Xafiiska Maayarka Berbera ayaa Qayb ka ah Waxyaabaha Naftiisa Raaligeliya.

Dhibaatada Bulshada ka Haysata Xidhiidhka Xafiiska Maayarka Berbera ayaa Qayb ka ah Waxyaabaha Naftiisa Raaligeliya.

Berbera(Sli):Xilka iyo masuuliyada waa hawsha uu masuulku u qabanayo bulshada waxaana weel ay kusoo dhacana u ah xafiiska,isla markaana ay bulshadu u tegayso waxii  ah danahooda baahiyeed xafiis ee kala duwan.   Waxaa hubaal ah in Masuulka xafiiska jooga  ka hor intaan xilka loo igman kana mid ahaa bulshada caadiga uu dareemi karo [Full Story]

Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Ardayda Reer Balidhiig Ogaasho La,aanta Gudoomiyaha Wax Barashada G.Togdheer

Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka Horyaala Ardayda Reer Balidhiig Ogaasho La,aanta Gudoomiyaha Wax Barashada G.Togdheer

Hamuunta Ardayda Jiilka Cusub  ee Reer Balidhiig U Qabaan Waxbarashada Iyo Dhibaatooyinka  Horyaala Ardayda Reer Balidhiig  Ogaasho  La,aanta Gudoomiyaha Wax Barashada G.Togdheer Abdi Ahmed Saciid iyo Wasaarada Waxbarashada Ee Somaliland. 28-01-2012 Balidhiig  Oo Ah Magalada Madaxda Dagaanka Baliweynta Gobalka togdheer ee balidhiig aya waxa [Full Story]

Agaasimihii idaacada shabelle ee xalay la dilay oo maanta Muqdisho lagu aasay + sawiro

Agaasimihii idaacada shabelle ee xalay la dilay oo maanta Muqdisho lagu aasay + sawiro

  Muqdisho(Sli) Waxaa Saakay gudaha Magaalada Mudisho lagu Aasay allaah Unaxariistii agaasimihii idaacada Shabelle Ee Muqdisho xasan cusmaan cabdi Oo Loo yaqaanay Xasan Fantaastik  Oo Labo nin oo gacan ku Dhiig Layaal ah ay Ku Dileen Xalay gurigiisa oo Ku Yaalay Xaafada nasteexo ee Degmaad wadajir Ee Gobolka Banadir.   Marxuumka aya [Full Story]

War deg deg ah: agaasimihii idaacada shabelle oo goor dhawayd Muqdisho lagu toogtay.

War deg deg ah: agaasimihii idaacada shabelle oo goor dhawayd Muqdisho lagu toogtay.

  ALLE ha u naxariistee Xasan Fantastic ayaa waxa lagu toogtay Muqdisho (Sli)- ALLE ha u naxariistee waxa goor dhawayd makhribkii Magaalada Muqdisho lagu toogtay Agaasimihii Idaacada Shaballe Xasan Cismaan Cabdi (Xasan Fantastic), waxaana la sheegay in ay dileen Marxuumka Kooxo afka iska soo duubay. ALLE ha u naxariistee Xasan Fantastic ayaa [Full Story]

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley oo si heer sare ah ku qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo urur siyaasadeedka Umada Dr Gaboose+xafiisyo uu xadhiga kajaray

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley oo si heer sare ah ku qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo urur siyaasadeedka Umada Dr Gaboose+xafiisyo uu xadhiga kajaray

  Dr.Gaboose waxa kale oo uu Sheegay in Magaca ururku Sito uu bixiyay Nin dhalin yaro ah oo Gobolka Gabiley ka soo jeeda Dr.Xamse C/raxmaan Khayre…. Daawo Sawiradda. Gabiley(Sli)-Gudoomiyaha Urur-Siyaasadeedka UMADDA Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo Saraakiil sar-sare oo ka tirsan Urur-Siyaasadeedka Umadda ayaa soo dhawayntii ugu meeqaamka [Full Story]

Wasiirkii horre ee xanaanadda xoolaha Somaliland oo xalay geeryoodey

Wasiirkii horre ee xanaanadda xoolaha Somaliland oo xalay geeryoodey

Marxuumka ayaa ku geeryoodey cusbitaalka Adna Ee Magaalada Hargeysa, waxana uu xilal kala gadisan ka soo qabtay……….. Hargeysa (Sli)- ALLE naxariitii janno ha ka waraabiyee waxa xalay magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku geeryoodey Wasiirkii horre ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr Idiris Ibraahim Cabdi. [Full Story]

Daallo and Borama : Little Paradise on Earth

Daallo and Borama : Little Paradise on Earth

Daallo and Borama : Little Paradise on Earth Dalaxiisba uma aad bixin haddii aanad booqan Dallo iyo nawaaxiga Borama, Gebiley iyo Arabsiyo Inta aanad aadin dal shisheeye barashada dhulkaaga horta la bogtaayo baryo la isku hawlaa          Top side views  of Camuud and Dhamuug Area   [Full Story]

URUR SIYAASADEEDKA JAMHUURIGA OO XAFIISYO CUSUB KA FURTAY MAGAALO MADAXDA GOBOLKA SAAXIL BERBERA IYO DEGMADA LABAAD EE SHEEKH.

URUR SIYAASADEEDKA JAMHUURIGA OO XAFIISYO  CUSUB KA FURTAY MAGAALO MADAXDA GOBOLKA SAAXIL BERBERA IYO DEGMADA LABAAD EE SHEEKH.

Berbera(Sli)-25/01/2012Waxaa maanta soo gaadhey magaalo madaxda gobolka saaxil berbera wafti balaadhan oo ah Urur siyaasadeedka JAMHUURIGA,Weftigan oo uu hogaaminayey Gudoomiye ku-xigeenka ururka Dr:Farxan Siciid Khaliif oo ay ku weheliyan xoghaya xidhiidhka gobolada iyi degmooyinka Aadn Maxamuud Diiriye(Aadan ruush), Xoghayaha Wacyigelinta Prof: [Full Story]

Burco: (Sli) kumanaan ka Tirsan Dadwaynaha Ku dhaqan magaalada burco ee Xarunta gobolka toghdeer ayaa si wayn isugu soo baxay magaalada burco ee xarunta Gobolka Togdheer Banaan bax Balaadhan Oo lagu taageerayay Gooni isutaaga Qaranimada iyo Midnimada |Somaliland.

Burco: (Sli)22/01/2012 kumanaan ka Tirsan Dadwaynaha Ku dhaqan magaalada burco ee Xarunta gobolka toghdeer ayaa saaka si wayn isugu soo baxay magaalada burco ee xarunta Gobolka Togdheer Banaan bax Balaadhan Oo lagu taageerayay Gooni isutaaga Qaranimada iyo Midnimada |Somaliland iyo weliba ciidanka Qaranka ee Jiida hore. Dadwaynahan Oo Isugujiray [Full Story]

Warbixin bandhigeed maamulka dawalada hoose ee berbera kusoo gudbiyeen waxqabadkii sanadkii tagay ee 2011 iyo diirada siyaasiga ee kuwaajahan dareenka shacbiga

Warbixin bandhigeed maamulka dawalada hoose ee berbera kusoo gudbiyeen waxqabadkii sanadkii tagay ee 2011 iyo diirada siyaasiga ee kuwaajahan dareenka shacbiga

  Berbera(Sli)21/01/2012-Maamulka dawlada hoose degmada berbera ayaa warbixin badhigeed kusoo gudbisay waxqabadkii sanadkii 2011,ee dhamaaday oo labo qaybood ah;qayb maamulka dawlada hoose u gaara (maalgelintiisa) iyo barnaamijka JPLG  oo ay iska kaashadeen hayadaha UN’ka ee Fuliya mashaariicda(JPLG).musaanibadan oo lagu  ku qabtay [Full Story]

Isuduwaha Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ee gobolka Saaxil oo kawaramay waxqabadkiisii sanadkii tagay iyo caqabad uu sheegay in uu shaqadii wasaarada ku noqday badhasaabka gobolka Saaxil

Isuduwaha Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ee gobolka Saaxil oo kawaramay waxqabadkiisii sanadkii tagay iyo caqabad uu sheegay in uu shaqadii wasaarada ku noqday badhasaabka gobolka Saaxil

 Aniga oo ah isuduwaha wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ee gobolka Saaxil magacayguna yahay Maxamed Cismaan Maxamuud(Maxamed Dawiil) Ayaa waxa aan qoraalkaygan oo laba dhinaca kaga waramayaa waxyaabihii Wasaarada ahaan noo qabsoomay mudadii aan gobolkan saaxil ka ahaa isuduwaha iyo wixii caqabado ahaa ee nagaga yimi maamulada dawlada ee [Full Story]

Dadweynaha Reer Berbera , Madaxda iyo Shaqaalaha Hay’adaha Dawliga ayaa isusoo bax ay ku taagersan yihiin gooni isu taaga qaranka Jsl iyo khudbadii Madaxweynaha ee guriga Baarlamanka kuna aadaneyd xaalada taleex kusoo marey jidadka magaalada dhexdeed

Dadweynaha Reer Berbera , Madaxda iyo Shaqaalaha Hay’adaha Dawliga ayaa isusoo bax ay ku taagersan yihiin  gooni isu taaga qaranka Jsl iyo khudbadii Madaxweynaha ee guriga Baarlamanka kuna aadaneyd xaalada taleex kusoo marey jidadka magaalada dhexdeeda. Berbera(Sli)Dadweynaha kudhaqan magaalada Berbera ayaa subaxnimadii hore ee saaka isusoo [Full Story]

Xukumada hada joogta waxa loo dhiibay dal iyo bulsho midaysan garaad jaamacna waxaan leeyahay dabka Somaliland kabaxayaa waa kii uu garaad garaad C/qani bali gubadle kushida 1990.Suldaan Xassan Suld.Cabdiraxmaan

Suldaan Xasan waxa uu sidaas ku sheegay mar uu shalay galab u Waraysi khaasa siiyey Wariye Naasir Aadan Maxamed (Nawaa)oo katirsan wargeyska Haatuf. Hargeysa, (Sli) – Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xukuumada talada haysaa ay ku guul-daraysatay waajibaadkii loo igmaday [Full Story]

Guri Ninkiilahaa Gubayo dab Lagama Baajinkaro. BY;- ABWAAN M M Eleye SUWEYS From Holland

Guri Ninkiilahaa Gubayo dab Lagama Baajinkaro. BY;- ABWAAN M M Eleye SUWEYS From Holland

Ummad xukuumaddii ay wakiilatay wanjalayso shirqool lagama badbaadinkaro  ninna kama qarsoona waxa somaliland ka dhacaya muddaddii ay xilka lawreegtay xukuumadda talada wadanka haysaa siddaa daraadeed waxan bulsho weynta reer somaliland ugu baaqayaa badbaaduu rabaa wadankiiye muxaafid iyo mucaaridba meel halooga soo wadajeesto annigu waxan [Full Story]

maxaa keenay ilaalin la´aanta wadajirka qaranimo ee Somaliland?Cabdirisaaq Cali Xuseen.

maxaa keenay ilaalin la´aanta wadajirka qaranimo ee Somaliland?Cabdirisaaq Cali Xuseen.

Bacda salaan. Hadaan u gundadego dulucda jawaabta su´aashaydaa kor ku xusan, waxa marag madoona in ay dawlada uu Madaxweyne Siilaanyo hogaamiyaa maanta fashil cad kaga sugan tahay mid ka mida rukumada ugu waaweyn ee qarankeenani ku taagan yahay isla markaana ah waajibaadka ugu horeeya ee umadan Somaliland mandate u siisay dawladan oo ah [Full Story]

Wasaarada maaliyada Somaliland oo badeecadaha kasoo daga dekeda berbera cashuuraha ku kordhisay qaarkoodna laban laabtay cashuurtooda+ganacsatada oo diiday in ay cashuurtaan badeecadaha la laban laabay

Berbera(Sli)Dekeda magaalada berbera ayaa waxa wiigan udanbeeyay Laga hadal hayay badeecadaha kasoo daga oo cashuurtooda ay wasaarada maaliyada Somaliland Kordhisay dhamaantood balse waxa hadal haynta badeecadaha cashuurtooda la kordhiyay ubadnaa oo iyaga sida la sheegay si aan xadi laheyn loo kordhiyay oo imika Dekeda buux dhaafiyay sharaabyada [Full Story]

War degdega: Madaxweyanaha Somaliland oo digreeto Madaxweyne xilkii kaga qaaday qaar Ka mid Ah guddoomiyeyaasha gobollada, kuwo cusubna magacaabay.

Hargeysa(Sli):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto Madaxweyne oo uu soo saarey caawa waxa uu xilkii ay hayeen kaga qaaday qaar ka mid ah Badhasaabadii Gobolada Sanaag, Togdheer Iyo Gabiley, isla markaana waxa uu magacaabay masuuliyiin cusub oo buuxisa xilalkaasi ay baneeyeen.   Sidaa waxa lagu sheegay [Full Story]

Maamulka haamaha keydka shiidaalka berbera oo soo ban dhigay waxyaabaha uqabsoomay mudadii ay maamulka haamaha hayeen iyo qorshayaasha sanadka cusub

Maamulka haamaha keydka shiidaalka berbera oo soo ban dhigay waxyaabaha uqabsoomay mudadii ay maamulka haamaha hayeen iyo qorshayaasha sanadka cusub

Berbera(Sli)Maamulka ahaamaha keydka shiidaalka berbera ayaa soo bandhigay waxyaabaha uqabsoomay mudadii ay maamulka haamaha Keydka shiidalka hayeen ee ay kala Wareegeen shirkadii mudada(13)sadex iyo tobanka sanadooda maamulaysay haamaha Shiidaalka berbera oo aheyd(Total) waxaanay xukumada Somaliland ruqsadii maamulka haamaha kala noqotay [Full Story]

KHILAAFKA UDUB OO KU BEEGMAY XILI AANEY JIRIN FURSAD LA MIDA TII GARABKA UCID UGA FAA’IIDEYSTAY FURASHADA URUR CUSUB “WADANI “QALINKII MAXAMED XUSEEN CIISE QAMARI

KHILAAFKA UDUB OO KU BEEGMAY XILI AANEY JIRIN FURSAD LA MIDA TII GARABKA UCID UGA FAA’IIDEYSTAY FURASHADA URUR CUSUB “WADANI “QALINKII MAXAMED XUSEEN CIISE QAMARI

KHILAAFKA  UDUB OO KU BEEGMAY  XILI  AANEY JIRIN  FURSAD LA MIDA TII GARABKA  UCID UGA FAA’IIDEYSTAY  FURASHADA URUR CUSUB “WADANI “ . Tan iyo markii  Madaxweynuhu ku dhawaaqay ansixinta furashada ururada siyaasada waxaa maalin walba soo baxayey urur cusub oo loo wan qalayo,taaso haatan soo afbeeshay markii loo gudbay xiligii [Full Story]

KHATARTA AAN LA AQOONSAN SABABTA KEENTAY OO SOO WAAJADAY BIRIIJYADA KALA-JAB IYO BIRIIJKA GEELOOKOR.

KHATARTA AAN LA AQOONSAN SABABTA KEENTAY OO SOO WAAJADAY BIRIIJYADA KALA-JAB IYO BIRIIJKA GEELOOKOR.

Berbera(Sli)Cabsi weyn ayaa laga qabaa in ay dhawaan go,aan laba kamida biriijyada halbawlaha ah ee kuyaala wadada isku Xidha magaalooyinka Berbera iyo Burco oo dhaawacyo burbur iyo daldaloolo ahi lasoo darseen mudooyinkan udanbeeyay iyada oo aanay cadeyn sababta dhabta ah ee keentay dhaawacyada soo gaadhay biriijyadaa qiimaha badan ee haday [Full Story]

WARBIXINTA URURKA SOLJA EE SANNADKA 2011 TACADDIYADA LAGULA KACAY SUXUFIYIINTA SOMALILAND

WARBIXINTA URURKA SOLJA EE SANNADKA 2011 TACADDIYADA LAGULA KACAY SUXUFIYIINTA SOMALILAND   December 10, 2011 – Booliska magaalada Boorama ayaa xabsiga u taxaabay weriyaha Gobolka Awdal uga soo warrama Wargeyska madaxa bannaan ee Waaheen Mr. Cali Ismaaciil Aare, isaga oo muddo saddex maalmood ah u xidhnaa sababo aan shuruucda dalka [Full Story]

golaha fulinta ee xisbiga Udub oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay musharaxa Madaxwayne nimo ee xisbiga UDUB oo noqday Jamaal Cali Xuseen iyo khudbadii uu madsha ka jeediyay Jamaal.

golaha fulinta ee xisbiga Udub oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay musharaxa Madaxwayne nimo ee xisbiga UDUB oo noqday Jamaal Cali Xuseen iyo khudbadii uu madsha ka jeediyay Jamaal.

Hargeysa(Sli)Shirkii golaha Fulinta ee Xisbiga udub oo maanta ka Furmay Hotel Crown ee Magaalada Hargeisa ayaa Goor dhawayd lagu Ansixiyay inuu Musharaxa Jamaal Cali Xuseen utaaganyahay Musharaxnimada Jagada Madaxtinimo ee Xisbiga Udub,. Kal fadhigaasi oo ay ka soo Xaadireen 23 xubnood ka mid ah 43 xubnood ee uu ka koobanyahay Golaha dhexe ee [Full Story]

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda maamul goboleedka gal mudug oo la afduubtay

Wasiirka ayaa Saacaddo ka dib waxa ay dablayddii hubaysnayd ku soo celiyeen Gurigiisa halkaas oo ay wali ku haystaan….   Gaalkacayo (Sli)- Kooxo hubeysan ayaa maanta ku afduubay degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug wasiirkii waxbarshada ee maamulka Galmudug, Burhaan Warsame Cigaal. Waxaanay wararka naga soo gaadhaya magaalada [Full Story]

Madaxweynaha Somaliland waxan ku hamlyaynayaa xulashad uu maamulka Dekeda Berbera usoo xushay Cali Xoorxoor,Waxaanan leeyahay maamulka waxa saldhig u ah aqoon iyo khibrad iskaashaday‏

Madaxweynaha Somaliland waxan ku hamlyaynayaa xulashad uu maamulka Dekeda Berbera usoo xushay Cali Xoorxoor,Waxaanan leeyahay maamulka waxa saldhig u ah aqoon iyo khibrad iskaashaday‏

“Madaxweynaha Somaliland waxa aan ku hambalyaynayaa magacaabida maareyaha cusub ee Dekeda berbera Eng Cali Xorxor” Waxa baryahan danbe maamulka sare ee Xukumada xisbiag Kulmiye ay muujiyeen amam cadeeyen in danaha qaranku ka mihiimsan yihiin Waxkasta maxaa yeelay hanaan socodka hawlaha qaranka cidkasta oo kuhaboon in loo dhiibo iyada [Full Story]

Hambaly dhalasho farxadeed oo ku socota Maxamed Farax Xaashi iyo Layla Cismaan Maxamuud oo 23/12/2011 wiil ugu dhashay berbera

Hambaly dhalasho farxadeed oo ku socota Maxamed Farax Xaashi iyo Layla Cismaan Maxamuud oo 23/12/2011 wiil ugu dhashay berbera

Hooyo Saynab Mohamed Hassan, Aabo Faarax Xaashi iyo xaaskiisa, Hooyo Hodan Muse Bulaale, Faysal Faarax Xaashi, Shafici Faarax Xaashi, Khadra Faraax Xaashi,Safiya Faarax Xaashi,Mustafa Caydiid Muxumed iyo Xaaskiisa, Nimco Caydiid Muxumed, Khadar Caydiid Muxumed, Iid Mohamoud Caydiid, C/raxmaan Mohamoud Caydiid, Anisa Caydiid Maxamuud iyo [Full Story]

War degdeg ah: wasiirka maaliyadda Somaliland oo la sheegay inuu xilkii iska casilay iyo sababaha loo aanaynayo xilka tagistiisa

War degdeg ah: wasiirka maaliyadda Somaliland oo la sheegay inuu xilkii iska casilay iyo sababaha loo aanaynayo xilka tagistiisa

“Wararku waxa ay intaasi ku Darayaan in dhawaan wasiirka macdanta iyo biyaha xuseen cabdi ducaale Heshiishyo dhinaca Macdanta” Hargeisa (Sli)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa la Sheegay inuu Xilkii Wasiirnimo iska Casilay ka dib markii khilaaf wayni soo dhex galay isaga iyo Xukuumada uu [Full Story]

Maareyaha cusub ee dekeda berbera oo xilkii la wareegay iyo maareyaha xilka laga qaaday oo soo bandhigay waxqabadyadiisii iyo dardaraan uu maareyaha cusub kaga tagay+sawiro

Maareyaha cusub ee dekeda berbera oo xilkii la wareegay iyo maareyaha xilka laga qaaday oo soo bandhigay waxqabadyadiisii iyo dardaraan uu maareyaha cusub kaga tagay+sawiro

Berbera(Sli)Maareyihii uu 20/12/2011 uu Madaxweynaha Somaliland umagacaabay maamulka Dekeda berbera horena u ahaan jiray maareyaha Dekeda berbera Eng.Cali Cumar Maxamed(Cali Xorxoor)ayaa saak sirasmiya ula wareegay maamulkii dekeda berbera Waxaana xaflada balaadhan oo lagu qabtay xafiiska maareyaha dekeda Kasoo qeybgalay masuuliyiin tira badan oo [Full Story]

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray carwaddii ugu weynayd ee abidd laga furro dalka.+sawiro

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo xadhiga ka jaray carwaddii ugu weynayd ee abidd laga furro dalka.+sawiro

Carwadani waxay dardar-galin u tahay ganacsiga Soamliland” Madaxweyne ku Xigeenka. Daawo Sawiradda Hageysa (Sli)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Carwadda Ganacsiga Somaliland, taas oo lagu soo bandhigay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. [Full Story]

Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka cadaalada oo maanta soo xidhay kulan laba maalmood socday oo lagaga hadlayey xuquuqda caruurta.

Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka cadaalada oo maanta soo xidhay kulan laba maalmood socday oo lagaga hadlayey xuquuqda caruurta.

Hargeysa (Sli)- Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamuud Jirde iyo Wasiirka Cadaalada Somaliland Ismaaciil Muumin aare ayaa maanta soo xidhay Kulan heer qaran ah lagaga hadlayey Xuquuqda Caruurta. Kulankan oo muddo laba maalmood ah ka soconayey Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa hir gelintiisa waxa iska [Full Story]

Faadumo Axmed Dhibiil iyo heestedii rag iyo dumar laysma dhaamo nagula nasta

Faadumo Axmed Dhibiil iyo heestedii rag iyo dumar laysma dhaamo nagula nasta

fatuma [Full Story]

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo qeybo kamida ciidamada ilaalada xeebaha toobabar ugu soo xidhay berbera +sawiro

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo qeybo kamida ciidamada ilaalada xeebaha toobabar ugu soo xidhay berbera +sawiro

Berbera(Sli)Madaxweyne kuxigeenka Jmhuuriyada Somaliland Cabdiraxamaan Cabdillahi Ismaaciil(Seylici) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Saaka subaxnimadii hore soo gaadhay magaalo xeebeeda gobolka Saaxil ee berbera waxaanu socdaalkaa Madaxweyne kuxigeenka iyo waftiga uuhogaaminayaa udaarnaa soo xidhida toobabar ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ugu [Full Story]

Dayax madoobad laga dareemay guud ahaan gobolada Somaliland iyo dadka ku kala dhaqan Gobolada dalka oo Salaad u dareeray

Dayax madoobad laga dareemay guud ahaan gobolada Somaliland iyo dadka ku kala dhaqan Gobolada dalka oo Salaad u dareeray

Berbera (Sli) -Dayaxa madoobaad ayaa Caawa fiidkii bacda salaadii makhrib laga dareemay guud ahaan gobolada dalka Somaliland , waxaana Masaajidada ku yaala dhamaan magaalooyinka Somaliland looga dareeray Salaada Dayax Madoobaadka ee loo yaqaano (Salaatul Kusuuf.) Dayax Madoobaadka oo ka mid ah Mucjisooyinka ILAAHAY ,ayaa waxa uu Rasuulkeenii [Full Story]

Xasan Waraabecade oo bili-liqaystay Qoraalkii Sharciyadda Ciyaaraha iskuna boqray

Xasan Waraabecade oo bili-liqaystay Qoraalkii Sharciyadda Ciyaaraha iskuna boqray

Marka hore halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan suxuufiyinta iyo saxaafadda Somaliland iyo Somalia ,intaa ka dib aniga oo ah Mahdi Farah Aden ( Ghandi) waxaan  halkan ku cadaynayaa in  Qoraalkii ku saabsanaa  sharciyadda Kubbada cagta ee ku qoran jaraa’idka iyo shabkadaha qaarkood ee Xasan warabe [Full Story]

Gudida beelaha ciise muuse ee Dan iyo Duco oo sikulul ucanbaareyay badhasaabka Saaxil oo ishortaagay hawlo horumarineed oo ay gobolka ka fulinayaan gudidaasi baaqna udiray golayaasha xukumada.

Gudida beelaha ciise muuse ee Dan iyo Duco oo sikulul ucanbaareyay badhasaabka Saaxil oo ishortaagay hawlo horumarineed oo ay gobolka ka fulinayaan gudidaasi baaqna udiray golayaasha xukumada.

Berbera(Sli)Guddida beelaha Ciise Muuse ee lagu soo doortay shirkii Daniyo Duco ee 29/09/2011 ka dhacay deegaanka Dubur kana koobnaa(41)xubnood ayaa maanta shir jaraa;id oo ay ku qabteen xaruntooda magaalada Berbera waxa ay eedayn ba’an u jeediyeen Badhsaabka Gobolka Saaxil  iyagoo baaq culusna u diray xukumada iyo golayaasha Guurtida, [Full Story]

Ciyaartii U Dhaxaysa Labada Gobol Ee Gabiley Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 1 Iyo 1

Ciyaartii U Dhaxaysa Labada Gobol Ee Gabiley Iyo Saaxil Oo Ku Dhamaatay 1 Iyo 1

(Gabiley- 1 VS Saaxil-1)  Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan, isla markaana labada kooxoodba weerar iyo Weerar celis isku ahaayeen Ciyaartii u dhaxaysay labada Gobol ee Saaxil iyo Gabiley ayaa ku dhamatay bar bar dhac ay labada kooxood la kala yimaadeen hal gool iyo hal gool, waxaanay labada Kooxoodba isku hayeen weerar iyo weerar [Full Story]

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo sheegay in aanu wax mucaarad ah uhayn Xukumada Somaliland Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadawna ku tilmaamay inkaartii Madaxweynaha

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo sheegay in aanu wax mucaarad ah uhayn Xukumada Somaliland Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadawna ku tilmaamay inkaartii Madaxweynaha

 ”Suldaanka ayaa Madaxweynaha Somaliland ka dalbaday in uu gurmad ufido Boqor Cismaan buurmadaw maadama oo uu yahay Madaxweynihiisii waxkasta oo uu kuhadlo Cismaan buurmawna kutilmaamay afxumo” “Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa xaal ka bixiyay abaabulkii uu waday ee ahaa in beelaha magaado shir isugu [Full Story]

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA QOYSKA REER XUSEEN MARAYKAN

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA QOYSKA REER XUSEEN MARAYKAN

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA QOYSKA REER XUSEEN MARAYKAN   Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shirre Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille Xildhibaan Naasir Xaaji Cali shire Xildhibaan Aadan Xaaji Diiriye Maxamed Cabdillaahi Cabsiiye (La-taliyaha madaxweynaha ee goleyaasha) Chief-caaqil Geedi Saleebaan Maxamed [Full Story]

Audio

Audio

Somalilandinfo.com iyo heesta caawa nashada macmiisha waa codkii fananka Yusfuf dheere [Full Story]

Xadhigii Siyaasiga Cabdalle Xaaji Cali Axmed wuxu ahaa hinaase iyo been an sal iyo raad toona la heyn

Xadhigii Siyaasiga Cabdalle Xaaji Cali Axmed wuxu ahaa hinaase iyo been an sal iyo raad toona la heyn

Qisadan yar ee gaaban – waxan u soo qaatey in an shacabka u sheego waxad shar u heysato ayuu ilaahey kheyr ka dhigaa, waxad kheyr u heysatan shar buu ka dhigaa casawajalluhu. Waxaynu taariikhada xuseysa, waqtigii uu ilaahey kusoo hanuuninayay ama kusoo hadeeynayay  diinta islaamka sayidnaa Cumar binu Khadaab waxa aynu maqalney in ey asxaabti [Full Story]

Maxaa looga fadhiyay wasiirada xukumada Somaliland maxase qabteen oo muuqda by Cabdi.A.A berbera

Maxaa looga fadhiyay wasiirada xukumada Somaliland maxase qabteen oo muuqda by Cabdi.A.A berbera

Ilaa markii uu bilaamay kaabeynkii doorashadii aqalka Madaxtooyada Somaliland oo ku Beegneyd bilawgii sanadkii 2010ka ayaa waxaay rag badan oo kamida Wasiirada imika ku Jira golaha wasiirada xukumada Somaliland ee ka soo unkatay xisbiga Kulmiye ku ololeyn jireen Hadii ay doorashada qabtaan in ay  ku shaqyn doonan cadaalad iyo sinaan iyo [Full Story]

Nin-ka Amaanaya Madaxweyne Siilaanyo Arrinkiisu Ma Gacmmo Hoorsi iyo Baryo Baaniyaalbaa.!! Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

Nin-ka Amaanaya Madaxweyne Siilaanyo Arrinkiisu Ma Gacmmo Hoorsi iyo Baryo Baaniyaalbaa.!! Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

Waxaan salaanta Islaamka ku salaamayaa dhamaan ummada Somaliyeed meel kastoy joogaan waxaanan Alleh uga rajeynayaa nabad gelyo iyo xasilooni. Waxaan ayaamahan arkayaa oo indhahaygu kolba qoor ka halacsanayaan  dad qiiro iyo gaaddo ka ciyaar madhan ku amaanaya madaxweyne Siilaanyo, oo sidii aynu u dooranayba aaynaan ka haynin xadhig uu soohay iyo [Full Story]

Illaahay ka cabso si aad ul iibaanto if iyo aakhiraba :by Nafiis X.Ciise Yuusuf

Illaahay ka cabso si aad ul iibaanto if iyo aakhiraba :by Nafiis X.Ciise Yuusuf

Xadiis saxiix ah oo Nabbi Muhammed lagawariyay (SCW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:- Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood,waxeyna kala yihiin sida hoos ku xusan:-   -Lix ciqaabood nolosha ayuu ku muteystaa -Sadex marka uu dhinto -Sadex marka qabriga lagaliyo -Sadexna maalinta qiyaamaha   Lixda nolosha 1. Cimrigiisa ma [Full Story]

maxaa sababay in kaalmo aad u hooseeya ay Berberi ka gasho Imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanadkan War Bixin Wariye Jimcaale Cowke

maxaa sababay in kaalmo aad u hooseeya ay Berberi ka gasho Imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanadkan War Bixin Wariye Jimcaale Cowke

Berbera(Sli)waxa qofka kasta oo in uun ka dhursugayey natiijada ay ardayda reer Berbera ka keeni doonaan imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo dhexe u qaadan waa iyo anfariir ku noqotay natiijadii ay ka keeneen imtixaankaasi. dugsiga sare oo ishu haysay sanadkan ka dib dadaal xoog leh oo loo galay ayaa 130 arday oo u fadhiistay [Full Story]

Dhamaan unuga wadaniyada Somaliland ,waxay hanbalyo udirayaan qoraa bashiir{samaale}

Dhamaan unuga wadaniyada Somaliland ,waxay hanbalyo udirayaan qoraa bashiir{samaale}

Dhamaan unuga wadaniyada Somaliland ,waxay hanbalyo udirayaan qoraa bashiir{samaale} Ugu horayn waxaa mahad dhamaanteed iskaleh alaah oo inoo suuro galiyaa in aynu markasta kafakarno maskaxdeenan caafimaadka qabta .marlabaadka Dhamaan unuga wadaniyada Somaliland waxaa uu hanbalyo aan lasoo koobi Karin udirayaa qoraaga da dayar ee bashiir salebaan [Full Story]

Hanbalyo ku socota unuga wadaniyada Somaliland iyo wasiirka arimaha gudaha Somalilad ku dhawaaqida in ay Oromadu ka baxdo wadanka

Hanbalyo ku socota unuga wadaniyada Somaliland iyo wasiirka arimaha gudaha Somalilad ku dhawaaqida in ay Oromadu ka baxdo wadanka

Hanbalyo kusocota unuga wadaniyada somaliland iyowasiirka arimaha gudaha somalilad+kudhawaaqida in ay oromadu kabaxdo wadanka Ugu horayn waxaa mahad iska leh alaah swc o ina siiyay maskaxda aynu markasta wax kudaalacano . Marlabaadka waxaan salamayaa dhamaan umada muslimiinta ah amam takuhadasha afka somaliga waxaanan si gaar ahaneed usalamayaa [Full Story]

Daraasad kusaabsan dilka gaadiidku ku hayaan bulshada gobolka togdheer, burco soamliland by nafisa{kalgacal}

Daraasad kusaabsan dilka gaadiidku ku hayaan bulshada gobolka togdheer, burco soamliland by nafisa{kalgacal}

Daraasad kusaabsan dilka gaadiidku ku hayaan bulshada gobolka togdheer,burco soamliland by nafisa{kalgacal}  Waxaan salamayaa dhamaan umada muslimiintaa waxaax leeyahay alaah haynaga dhigo kuwo uu alaah tuso xaqa iyo dariiqada wanaagsan. Waxaan salaam huwan sharaf iyo qadarin uwada dirayaa habda saxaafada Somaliland gudo iyo debedba iyo waliba [Full Story]

madaxwayne siilaanyo ma raali baad ka tahay cagajuglaynta iyo cabudhinta ay cukuse iyo wasiiradaadu saxaafada madaxa banaan ku hayaan by -laba-baale

madaxwayne siilaanyo ma raali baad ka tahay cagajuglaynta iyo cabudhinta ay cukuse iyo wasiiradaadu saxaafada madaxa banaan ku hayaan by -laba-baale

tan iyo intii dawladan cusubi dhalatay ee madaxwaynaha uukayahy siilaanyo waxa si isdaba jooga ah lagula kacayay saxaafada madaxa banaan iyo xoriyatul qawlka muwadinku xaq ugu leeyahay inuu kahadlo qaladaadka xukuumadee uu arko inuu kahadlo xadgudubyo badan .cagajuglayn iyo xadhig intaba taas oo kadhalanaysay marka warbaahintu ka hadlaan [Full Story]

Habalyo meher oo ku socota tafatiraha shabakada wararka ee Gabileynews Mustafe C/kariin Cali (Mustafe Future) iyo Ayaan Aadan Ismaaciil oo meherkoodu ka dhacay magaalada burco

Habalyo meher oo ku socota tafatiraha shabakada wararka ee Gabileynews Mustafe C/kariin Cali (Mustafe Future) iyo Ayaan Aadan Ismaaciil oo meherkoodu ka dhacay magaalada burco

Wariye Maxamed Cabdillahi faarah. Wariye Yasin Jamac Cali.Wariye Axmed Aadan Xirsi.Wariye Maxamed Ismaaciil Cumar(M.biid) Wariye Cabdisalaan Xariir Sheekh Cisman.Wariye Jimcaale Cabdilaahi.Wariye Cabdikariin Siciid Saalax. Wariye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir. Dhamaan wariyayaasha ka hawlgala magaalada berbera ee gobolka Saaxil waxay Hambalyo [Full Story]

“Runtii SomalilandPress Waxaan u Sameeyay Markii aan internetka ka waaya websiteyo qora wararka Somaliland oo Luqada Ingiriisiga ah” Tifaftiraha Guud ee Shabakada Wararka Somalilandpress Mohamed Ibrahim Haji Abdi

Berbera(Sli): – Wareysi aad u xiisa badan oo markii u horeysay lagu wareystey Tifaftiraha Guud ee Shabakada Wararka Somalilandpress Mohamed Ibrahim Haji Abdi, oo ah aqoonayahan wax ka bartey Jaamacad kutaala dalka Mareykanka , oo kaga qalin jabiyay culuunta Combuter-Siance islamarkaana, wakhtigan ka shaqeeya Thomson Reuters wareysigaas [Full Story]

Qadiyadda labada iyama!? Warbixin xiiso leh diyaariye weriye Jimcaale Cabdillahi(Jimcaale Cawke)

Qadiyadda labada iyama!? Warbixin xiiso leh diyaariye weriye Jimcaale Cabdillahi(Jimcaale Cawke)

Wadanayiadu waa shay qaali ah ( waa loo dhashaaye side baa laysaga dhigi karaa wadani) waa kuwii fanaaniintu lahaa. Tan iyo wixii ka danbeeyey markii dalka Somaliland uu xornimada ka qaatay guumaystihii Ingiriiska ee lagu degdegay israacii dhicisoobay, ayaa waxa jira su’aalo badan oo dadka qaar is waydiiyaan sida Qadiyada labada iyama? waataa [Full Story]

Xildhibaan Nasir Xaji Cali Shire waxa uu nooleeyay waxbarashadii Gobolka Saaxil

Xildhibaan Nasir Xaji Cali Shire waxa uu nooleeyay waxbarashadii Gobolka Saaxil

Magaalada berbera oo dhibaato weyni ka haystay dhinaca waxbarshada sare labaatankii sano ee ay somaliland cagaheeda kutaagneyd waxa jirtay in ay bulshada reer berbera gaar ahaan dayarta soo dhameystay dugsiyada sare ay La ildarnaayeen waxbarasho la,aan dhinaca tacliinta sare ah(Jaamacadaha)iyaga oo udoonan jiray jaamacado ay wax kabartaan gobolada [Full Story]

Hanbalyo kusocota xasan Cabdi madar

Hanbalyo kusocota xasan Cabdi madar Waxaan ugu horayn salamayaa dhamaan umada reer Somaliland waxaan leeyahay ilaahay guusha iyo banada iyo barwaaqada haynoogu wado waxaan hanbalyo udirayaa mudane xasan Cabdi madar oo loo magacaabay xilka waxaan odhan karaa waa ruux uqalma   waxaana aynu wada ognahay in uu bulshada dhexdeeda kuleeyahay [Full Story]

Xukuumada waxaa doorta shacabka markaa hadii aynu dooranay xukuumada iyo masuuliyiinta mafiicna aflagaadadu +xukuumadaada waa lagu fanaa waxaana laraadiyaa wanageeda

Xukuumada waxaa doorta shacabka markaa hadii aynu dooranay xukuumada iyo masuuliyiinta mafiicna aflagaadadu +xukuumadaada waa lagu fanaa waxaana laraadiyaa wanageeda

Xukuumada waxaa doorta shacabka markaa hadii aynu dooranay xukuumada iyo masuuliyiinta mafiicna aflagaadadu +xukuumadaada waa lagu fanaa waxaana laraadiyaa wanageeda ugu horayn waxaan salamayaa umada Somaliland meelkastoo ay joogaan waxaanan si wada jira usalamayaa habda daadihiyayaasha shabakada caalamiga ah ee kala duwan .oo aad uqaaliya [Full Story]

Shacabka Somaliland miyaanay xaq ulaheyn in lasiiyo baasaaboorkooda oo u ah aqoonsi qy wadanka kaga bixi karaan kuna soogali karaan‏

Shacabka Somaliland miyaanay xaq ulaheyn in lasiiyo baasaaboorkooda oo u ah aqoonsi qy wadanka kaga bixi karaan kuna soogali karaan‏

Shacabka Somaliland miyayna xaqulahayn in lasiiyo baasaaboorkooda oo u ah aqoonsiga ay wadanka kaga bixi karaan kuna soogalikaraan Ugu horayn waxaan salamayaa dhamaan shacabka reer Somaliland meelkastoo ay joogaan waxaan leeyahay waxaan idiin rajaynayaa guul waxaan si gaara usalamayaa dhamaan daadihiyayaasha shabakada caalamiga ah ee [Full Story]

Daymadan taxane ah waxaan ku eegi doono waxyaalihii caanka ay k u hayeen masuuliyiintii xukuumada Md. Rayaale ee Dekadda Berbera: Siiba Eng, Cali Xoor-Xoor

Daymadan taxane ah waxaan ku eegi doono waxyaalihii caanka ay k u hayeen masuuliyiintii xukuumada Md. Rayaale ee Dekadda Berbera: Siiba Eng, Cali Xoor-Xoor

(Maareeyihii hore ee Dekedda Berbera) & Masuuliyiinta Maamulka Dekadda Berbera Xukuumada Md,Siilaanyo Masuuliyiintii hore ee Dekedda Berbera xukuumadii Md,Rayaale:- Iyadoo ay bulshada Somaliland saluugtay waxqabadkii Mamulkii hore madaxweyne Riyaale iyo m adaxdii ka hoosaysaba, isla-markaana ay ka fara baxayeen dadweynihii taageeri jiray [Full Story]

Maxay Berbera Xuddun Ugu Noqotay Xukunnada Kooxaha Argagixisada iyo Budhcad-badeeda? Warbixintii Weriye Maxamed Xarrago

Maxay Berbera Xuddun Ugu Noqotay Xukunnada Kooxaha Argagixisada iyo Budhcad-badeeda? Warbixintii Weriye Maxamed Xarrago

Berbera, (sli) – Magaalo-xeebeedda Berbera oo ah xarunta dhaqaalaha dalka, ayaa labadii sanadood ee u danbeeyay xuddun u ahayd xukunnada dadka loo qabqabto falalka la xidhiidha hawlaha argagixisada iyo budhcad-badeeda ee lagu qabto meel kasta oo Somaliland ka mid ah. Magaalada Berbera oo ay ku taal dekedda laf-dhabarta iyo halbowlaha [Full Story]

Waxqabadka mayar Cabdale Maxamed Carab taariikhda ayaa maraga Qalinkii Sheekh Cali.Iid Yuusuf Cali berbera

Waxqabadka mayar Cabdale Maxamed Carab taariikhda ayaa maraga Qalinkii Sheekh Cali.Iid Yuusuf Cali berbera

Waxan marka hore salaamayaa saxaafada Somaliland ee kala gadisan Aniga oo uga mahad celinaya hawsha balaadhan ee warfidineed ee ay Bulshada reer Somalilan u hayaan iyaga oo gaadhsiiya wararka iyo Horumarka dalka meelkasta oo ay joogaan bulshada reer Somaliland Marka labaad waxan hambalyaynayaa bulshada reer Somaliland aniga oo ku hambalyaynaya isu [Full Story]

Barnaamijyada