Author Archive

Somali women between hope and reality

Somali women between hope and reality

Somali women between hope and reality Browsing through Somali websites on the International Women’s Day on March 8, two episodes attracted my attention; one was heartwarming and inspiring while the other was disheartening and sad. Heartwarming was seeing Somali women in Mogadishu celebrating the International Women’s Day in their traditional [Full Story]

For Somalia, lessons from stable breakaway north

For Somalia, lessons from stable breakaway north

 Banknotes in piles the size of desks lie on a dusty street guarded by dozing civilians — money exchange offices in Somaliland, the northern breakaway state of war-torn Somalia. While war rages in southern Somalia — where regional armies and government troops battle Shebab fighters allied to Al-Qaeda — the relative stability [Full Story]

Somaliland waxay cagta saartay jidkii aqoonsiga caalamiga ah ka naxoow nafta waa, cadawgeedow iska daa xaasidnimada badan

Somaliland waxay cagta saartay jidkii aqoonsiga caalamiga ah ka naxoow nafta waa, cadawgeedow iska daa xaasidnimada badan

Waxaan maanta maqaal kaygan ku soo qaadayanayaa shirkii maalintii khamiista ee 24/2/2012  ka dhacay wadankaa ingiriiska. shirkaas oo lagaga hadlayay arimo badan oo geeska afrika taabanaya sida qadiyada dib u heshiisiinta  soomaaliya, budhcad badeedka, arimaha nabadgalyada/amaanka mandaqada, iyo horumarka balaadhan, dimuquraadiyada, [Full Story]

Video: Dooda Maanta oo Baarlamanka Ingriiska la hor dhigay Xaalada Somaliland iyo Somalia

Video: Dooda Maanta oo Baarlamanka Ingriiska la hor dhigay Xaalada Somaliland iyo Somalia

London, (sli) – Baarlamanka ingriiska oo maanta la hor dhigay  arimo badan oo ku saabsan sidii xal loogu heli lahaa qadiyadda somaliland , laakiin hadafka ugu wayn waa in Somaliland lagu daydo dalkana laga dayriyo budhcad badeeda iwm.   Watch the Video [Full Story]

Kumanaan qof oo Jaaliyada Somaliland ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimid Wadamada la jaarka ah oo maanta ka hor dhigay Banaanbax balaadhan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Britain

Kumanaan qof oo Jaaliyada Somaliland ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimid Wadamada la jaarka ah oo maanta ka hor dhigay Banaanbax balaadhan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Britain

London (sli) – Kumanaan ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimid Wadamada la jaarka ah UK. ayaa maanta ka dhigay banaan bax balaadhan xafiiska ra’isal wasaaraha Biritayn David Camaron ee Down Street ee Magaalada London. oo ay ku muujinayaan sida aanay gorgortan u gali Karin qadiyada madax bannaanida [Full Story]

Shacabka rer Somaliland waa ay ka midaysanyihiin Gooni isutaaga ,laakiin waxa ay ku kala aragti duwan yihiin Qaabka loo raadinayo Aqoonsi.

Shacabka rer Somaliland waa ay ka midaysanyihiin Gooni isutaaga ,laakiin waxa ay ku kala aragti duwan yihiin Qaabka loo raadinayo Aqoonsi.

Marka hore waxaan salaamayaa umada Somaliland meel kasta oo ay joogaan marka xigta waxaan salaamayaa saxaafada kuwaado qaranka Somaliland u adeega.. Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan fakargayka ka dhiibto mawduuca ku saabsan shirka somaliyada loogu qabanaayo London ee Somaliland lagu marti qaaday,, Marka hore inta aanan u galin mawduucaas [Full Story]

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA Marxuum- Axmed Jaamac Bootaan (Daaniye)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Warshadaha Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, waxaan  dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal,  culumada, [Full Story]

Somaliland to pass central bank law within 3 weeks: cbank

Somaliland to pass central bank law within 3 weeks: cbank

 HARGEISA (Reuters) – Somaliland’s central bank governor said on Thursday parliament is expected to pass a law within three weeks that will formerly establish a central bank, paving the way for foreign commercial banks to start operating in the self-declared country by 2013. Somaliland, a breakaway state in the northeast of Somalia, [Full Story]

Caruurta SOS halkee ayey ku danbeyn doonaan?

Caruurta SOS halkee ayey ku danbeyn doonaan?

Waxa aynu ognahay in Reer Yurub Dhibaatooyinka heysta ay ka mid tahay Tirada dadkooda oo hoos u sii dhaceysa,Waxyaabaha aad dawladuhu u dhiirigeliyaan ama ay Lacago badan ku bixiyaana waxa ka mid ah sidii Lamaanayaasha Guursadaa ay Ubad u yeelan [Full Story]

Warsaxaafadeed (Press release ) ku wajahan shirka london 23 feb, kooxaha Soomaalida

Warsaxaafadeed (Press release ) ku wajahan shirka london 23 feb, kooxaha Soomaalida

Warsaxaafadeed  ku wajahan shirka london 23 feb ,kooxaha Sooma Haddii Xukuumada   Somaliland ay isku daydo in ay  ka qayb gasho Shirka  23 Feb,2012 kooxaha  Soomaaliya loogu qabanayo Uk,waxaa la gudboon   Shacabka reer Somaliland mucaarid iyo muxaafidba, gudaha iyo dibadaba   sidii loo badbaadin lahaa  Qarannimada Somaliland).   Waxaa [Full Story]

Iska soo kuududkeena iyo Dunidan sii Kululaanaysa. by S.Cabdi sitaar

Iska soo kuududkeena iyo Dunidan sii Kululaanaysa. by S.Cabdi sitaar

Isbedelka cimilada ayay culimada saynisku saadaalinayaan inuu qarnigan 21aad meel halisa gaadhi doono tan oo ay sababyso dikhawga hawada ee ay samaynayaan dawladaha xaga warshadaha ka horumaray, isla markaana waxa uu dikhawgaasi dhaawacay atomosphere ka ama  lakabka hawada ah ee falaadhaha cadceeda ka celiya dhulka  si aanay ugu dhicin si toos [Full Story]

Tacsi J. J.Somaliland ee Germany : Faysal C/Laahi Giire oo ku geeriyooday Magaalada Hanau /Germany

Tacsi J. J.Somaliland ee Germany : Faysal C/Laahi Giire oo ku geeriyooday Magaalada Hanau /Germany

Jaaliyada J. Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii,Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Asxaabtii uu ka geeryoodey Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiyee Faysal C/Laahi Giire oo xalay oo taariikhdu ahayd 25.01.2012 ku geeryoodey Magaalada Hanau/Gobolka Hessen /Germany.Waxaanu leenahay dhamaanteenba Illaahay [Full Story]

Hay’ada HAVOYOCO ayaa maanta u qaybisay qalab xafiisyada dawladaha hoose ee Magaalooyinka…. sii akhri.

Hay’ada HAVOYOCO ayaa maanta u qaybisay qalab xafiisyada dawladaha hoose ee Magaalooyinka…. sii akhri.

Hay’ada HAVOYOCO ayaa maanta u qaybisay qalab xafiisyada dawladaha hoose ee Faraweyne, Salaxley, Baligubadle, Duruqsi, Alaybaday, Balidhiig iyo Darasalaam.   [Full Story]

Falanqeyn: Shirka London Conference in Somalia iyo Doorka Somaliland ka Ciyaari Karto

Falanqeyn: Shirka London Conference in Somalia iyo Doorka Somaliland ka Ciyaari Karto

Marka hore waxaan halkan ka salamaya shabakada somalilandinfo.com oo hawl fiican oo warbaahineed oo dhinac kasta ah u haysa bulshada reer somaliland meelkasta oo ay jooganba, waxaan sidoo kale salaan u diraya dhamaan bulshada reer somaliland gaar ahaan ciidanka qaranka [Full Story]

Xamar waa loo gafey-Wali inta aan Aduunka marayey Magaalo Muqdisho la mida maan arag.

Xamar waa loo gafey-Wali inta aan Aduunka marayey Magaalo Muqdisho la mida maan arag.

Muqdisho waa magaaladan ku soo barbaaray caruurnimadaydiina ku soo qaatay,wali qalbigeyga wey ka go’i la dahay,marka aan leeyahay qalbigeyga wey ka go’i la dahay kama wado sanado ka bacdi ayan xasuustaa,waxan ka wada si joogtaa isbuuckastaba [Full Story]

Somalia Hunger and Homeless

Somalia Hunger and Homeless

Aljazeera :-Thursday, January 19, 2012. The mounds that mark the roadside graves of Mogadishu’s children are so small, you’d miss them if they weren’t pointed out. They lie on the edges of ragged camps that have sprung up all over this shattered city, which has become a home to hundreds of thousands of desperate Somalis [Full Story]

Qabyaalada oo khatar ku ah Qaranimada iyo Dimqraadiyada Somaliland.By.Saeed A. Dualeh

Qabyaalada oo khatar ku ah Qaranimada iyo Dimqraadiyada Somaliland.By.Saeed A. Dualeh

 Marka hore waxaan halkan ka salamaya shabkada caalamiga ah ee somalilandinfo oo hawl warbaahineed oo wanaagsan u haysa shacbiga somaliland guddo iyo dibed meelkasta oo ay jooganba, waxaana sidoo kale ummada reer somaliland meel kasta oo ay joogan u rejeynaya sanad wacan oo khayr qaba oo nabad, wanaag badan iyo horumar inoo horseeda Inshaa [Full Story]

Muxaadaro ku saabsan jiilka Cusub: Hip-Hop and hell with Sheikh Khalid Yasin

Muxaadaro ku saabsan jiilka Cusub: Hip-Hop and hell with Sheikh Khalid Yasin

Sheeikh Yazin oo ka hadaya jiilka Cusub ee kalaximaha ee leex leexiya lugaha socodkana ku laafyooda ee adhaxda iyo dhabarka iyo riciraha madh-madheedhiya ee loo yaqaan  fanaaniinta  Cusub ahna kuwa lagu tilmaamo geesiyada iyo jilayaasha wakhtigan casriga ah kuwaas waxaa u sugnaadey cadaab. Waxii aad rabtoo in aad samayso waad samayn kartaa [Full Story]

Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar oo soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una kicitimay dalka Kenya

Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar oo soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una kicitimay dalka Kenya

Masar, (sli) – Weftiga Somaliland ee Booqashada ku joogay Dalka Masar gaar ahaan Qaahira ayaa caawa gelinkii hore soo gebagabeeyey martiqaadkii ay halkaa ku tegeen una soo kicitimay xarunta dalka kiiniya ee Nayroobi, kadib markii ay soo dhamaysteen socdaalqaatay Shan maamlmood oo ay kulamo kula yeesheen Masuuliyiinta Dawlada Masar,Ururka [Full Story]

Video: Wasiirka Duulista iyo Hawada oo ka waramey siddii loola dhaqmey Madaxweynahii hore ee Somaliland mar uu Madaarka kasoo dagey

Video: Wasiirka Duulista iyo Hawada oo ka waramey siddii loola dhaqmey Madaxweynahii hore ee Somaliland mar uu Madaarka kasoo dagey

Wareysi Wasiirka Duulista iyo Hawada Qaybtii 2aad [Full Story]

KALA-GURAN waa Gabey Cusub oo uu Curiyey Abwaanka Weyn ee Caanka ah Maxamed Ibraahim Warsame ‘Hadraawi’

KALA-GURAN waa Gabey Cusub oo uu Curiyey Abwaanka Weyn ee Caanka ah Maxamed Ibraahim Warsame ‘Hadraawi’

Qof hadduu kal-gudan yahay, Birmageydo sudan yahay, Gorka iyo saliilkiyo, Dacartiyo gubnoodkiyo, Gudur laguma sooree, Ama waa ganuun sii, Ama galax ku sooryee, Ama xagal u geedee. Hadday gaajo kulushahay, Asaan gowska loo hayn, Murti guun ah deeqsii. Sida Gaannigii Cumar, Ama Gun iyo Baar eeg, Hibo loo gabbala tiri, Cali Jaamac guur [Full Story]

MAALINTA MACALIMIINTA ADUUNKA: “Waxaan isweydiiyaa in uu jiro horta Urur Macalimiinta Somaliland kulmiya” Q2aad Abdifataah Mohamed Ahmed

MAALINTA MACALIMIINTA ADUUNKA: “Waxaan isweydiiyaa in uu jiro horta Urur Macalimiinta Somaliland kulmiya” Q2aad Abdifataah Mohamed Ahmed

waxaan ku faraxsanahay in ay wax ii soo dhigeen macalimiin wanaajiya ardeyda wanaagsan, laakin sidoo kale soo kaalin geliya korn u soo qaada kuwa liita ama akhlaaqad daradu ay ka muuqato. [Full Story]

Please join us or circulate the Lauch of Ubax Galool Book of Poems by Amran Mohamed Ahmed (Cayuun) at Willesden Green Library Centre

Please join us or circulate the Lauch of Ubax Galool Book of Poems by Amran Mohamed Ahmed (Cayuun) at Willesden Green Library Centre

Ubax Galool Book is a collection of Poems by Amran Mohamed Ahmed who is the first women poet in the UK to publish her poems. [Full Story]

Sawiro: Siyaasiga Ruug Cadaaga Ah Ee Daahir Warsame Yuusuf Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Oslo

Sawiro: Siyaasiga Ruug Cadaaga Ah Ee Daahir Warsame Yuusuf Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Oslo

Oslo, (sli) -Jaaliyadda magaalada Oslo iyo agagaarkeeda ayaa galabta si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Oslo siyaasiga ruug cadaaga ah ee Daahir Warsame Yuusuf. Daahir waxa uu ka soo kicitimay dalka Jarmalka. Mudane Daahir oo ka waramay socdaalkiisa ayaa waxa uu hadalkiisii ku bilaabay: “Waxa aan mahadnaq [Full Story]

Ogeysiis: Dhamaan Akhristayaasha Somalilandinfo ee ku nool Dalka Canada iyo USA waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono Shir Talefoon oo uu kasoo qayb gali doono Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland

Baaq – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Shir telephone qabanaya Sabtida Bisha September 17keeda saacada 2 galabnimo. Dhamaan jaaliyadaha Somaliland ee jooga North America waxa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan conference call uu marti inoogu yahay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland, Dr. Mohamed Abdillahi Omar halkaas oo [Full Story]

Faysal cali waraabe Shacabka Hortiisa ayuu ka Yidhi Xusbiga Ucid ninka igu qabsanayaa, waxa uu la mid yahay Nin Cabdiqadir Xaashi Mansoor Hotel ku Qabsaday Qalinkii: Cabdiqadir Maxamuud Maxamed

Faysal cali waraabe Shacabka Hortiisa ayuu ka Yidhi Xusbiga Ucid ninka igu qabsanayaa, waxa uu la mid yahay Nin Cabdiqadir Xaashi Mansoor Hotel ku Qabsaday Qalinkii: Cabdiqadir Maxamuud Maxamed

xusbiga UCid oo ahaa mid ka mid ah xusbiyada somaliland ee ku diwaan gashan magaca Xusbi Qaran waxa dhawaan ka dhacday arrin aanay dad badani filaynin, taas oo ah madaama Xusbigu labadii doorasho ee ugu dambeeyey watay hal nin oo magaciisa la yidhaahdo Faysal Cali Waraabe oo u tartamayey inuu dalka hogaamiyaha ugu sareeya noqdo [Full Story]

Warsaxaafadeed: Ururka Uk Somaliland Community (UkSLC)

Warsaxaafadeed: Ururka Uk Somaliland Community (UkSLC)

Tixraac:-Qoraalada ka hadlaya fadeexadaha Musuq-maasuqa baahsan ee ka dhex jira Xukuumada Somaliland,maalmihii ugu dambeeyeyna ay si isdaba joog ah u daabacayeen Saxaafada horta ah ee Somaliland. Tixraac:- Qaylo dhaanta ka soo yeedhay qaar ka mid ah Wadaadada ugu caansan Somaliland,kuna saabsan Lacag ay sheegtay in Xukuumada Somaliland ugu [Full Story]

HAWEENKA SOMALILAND IYO GANACSIGA! Warbixintii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

HAWEENKA SOMALILAND IYO GANACSIGA! Warbixintii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Marka aynu leenahay haweenka somaliland iyo ganacsiga xitaa waxa aynu u jeednaa haweenka somaliland iyo shaqooyinka dibada loogu soo baxo oo dhan. maxaa yeelay ganacsiga laftiisu waa qeyb ka mid ah shaqooyinka aadamigu qabto. haweenku sida ragga miyaaney tijaar laheyn. ganacsiga somaliland ka socda saameyn intee leeg ayey haweenku ku [Full Story]

Halkan ka baro Boqol faa,iido oo Soonka ku saabsan Qaybtii 7-aad Qoraagii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Halkan ka baro Boqol faa,iido oo Soonka ku saabsan Qaybtii 7-aad Qoraagii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Faa,iidada lixiyo labaatanaad Ramadaanta waxa soo ifbaxaya raadka way nee ay cibaadadu ku leedahay dadka hadday noqoto noloshooda, akhlaaqdooda, iyo dhaqankoogaba, waxaa la waayayaa ama yaraanaya, murankii iyo isqabqabsigii ummadda ka dhexeeyay, labada isqaba ka dhexeeyay, qoyska dhexdiisa ahaa, arrintaasina waa la arkay oo la ogaaday, [Full Story]

Sugaantii Abwaanka da’dayar ee reer Somaliland Maxamed Muuse Tiyo ee ka dhugo

Sugaantii Abwaanka da’dayar ee reer Somaliland Maxamed Muuse Tiyo ee ka dhugo

Waxaan jecelahey inaan akhristayaasha sharaf leh usoo bandhigo sugaanta abwaanka dadayar ee reer somaliland maxamed muuse tiyo ee kadhugo: DHAADASHO dhiigaygu waxa uu diiraa ama dhalaalaa markii dhaqan lagu dhaadanaaye dhaan nageeyiyo markii dhiriqdu taale dhul barwaaqoo dhaxal aan u leeyahay dharabku seddex cashoo ku nagaaday [Full Story]

Incredible incident damaging person’s dignity doesn’t bring popularity Writen by: Author Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Incredible incident damaging person’s dignity doesn’t bring popularity Writen by: Author Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Life has its own problem, its ups and downs, every day you come across an incident that either shocks you, or appreciates you, the biggest people with the biggest ideas can be shot down by the smallest people with the smallest minds, and it has been said one man’s problem is another man’s opportunity, it [Full Story]

In this Universe part 15th The Debates and the dialogue in the Islam by Saeed Ibrahim Hussein

In this Universe part 15th The Debates and the dialogue in the Islam by Saeed Ibrahim Hussein

The Debates and the dialogue in the Islam The debates and the dialogue always takes place when two sides want to put some thing in a agreed way by the two sides and every one show his understanding towards that thing, then the other one brings his feeling at the ends the matter takes a shared [Full Story]

Qof khibrad leh oo waxyaabo badan oo hore uga soo xumaadeen ma-la siin karaa FURSAD LABAAD? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed

Qof khibrad leh oo waxyaabo badan  oo hore uga soo xumaadeen ma-la siin karaa FURSAD LABAAD? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed

Aadamigu waa noole maskax uu wax ku kala garto ilaahay siiyey, maskaxdaasi oo fikir badan, fikirkaasi oo ah mid aan joogsaneyn. qof kastaaba wuxu doonayaa in uu helo waxyaabo badan, waxyaabo hadaf iyo himilo u ah noloshiisa. hase ahaate sida qofku wax u doonaayo marar badan uma dhacdo. dad badana waxa ay doonayaan ma helaan, [Full Story]

Qabiilka- Qabyaalada iyo Qaranka Q.1aad by; Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Qabiilka- Qabyaalada iyo Qaranka Q.1aad by; Abdi  M.Saleiman(Mingiste)

Haddii Qaranka laga cowdo, ama loo cawdo Qabiil looma caban [Full Story]

26ka Juun Waa Hooyadii Qarannimad Soomaliland Dhamaashadka manta waa mid macno cusub ku soo kordhiyey maamuuskeeda! Ahmed Arwo

26ka Juun Waa Hooyadii Qarannimad Soomaliland Dhamaashadka manta waa mid macno cusub ku soo kordhiyey maamuuskeeda! Ahmed Arwo

Ku soo biir boggan oo ka dhiiba fikradaada Horumarinta Somaliland. [Full Story]

DHISMAHA HARGEISA Qaybtii 1aad (FAB CITY) Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

DHISMAHA HARGEISA Qaybtii 1aad (FAB CITY) Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Waxaan maqli jiray hargeisa in fooq dheer laga dhiso waa la diidi jiray markii la isku jiray dawladii hore ee somalia la isku odhan jiray, dulmiga iyo cadaalada daradu halkuu gaadhay xitaa guryihii la dhisanaayey in la isku qiyaaso. tolow maanta yaa uga sheekeeya kuwii qorshahaasi sameyn jiray halka ay hargeisi mareyso, tolow yaa u [Full Story]

Ma Waxay Somaliland lamid Noqotay Ceelashii Biyaha ee Somaliya! Qalinkii; Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Ma Waxay Somaliland lamid Noqotay Ceelashii Biyaha ee Somaliya! Qalinkii; Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Shaki inagama saarna Dagaalka ba’an ee Cadawgu habeen iyo maalin uu heeganka ugu jiro waxyeelaynta Qaranimada Somaliland. Waxaynu ogayn ficiladii uu ku eekeysiiyey Caasimada Dalka ee Hargeysa October 2008, Dilalkii Waxashnimo ee  Lamaanihii Degmada Sheekh, Analina “Boorama”  iyo Shaqaalahihii GTZ ee Haleeya iyo waliba isku dayo tiro [Full Story]

SHIRKA WIDHWIDH WAA KII CAFIMADKA DADKA IYO DEEGANKA BARIGA SOMALILAND! Qalinkii: saleebaan maxamud dhiidhi

SHIRKA WIDHWIDH WAA KII CAFIMADKA DADKA IYO DEEGANKA BARIGA SOMALILAND! Qalinkii: saleebaan maxamud dhiidhi

ANU WADA HADALO WAA ANU HASHIINO. Waxan salamayaa saxafadda bahisa rayiga cafimadka qaba ee umada afsomaliga ku hadasha la jecel nabada iyo wanaga. Waxa Degmada wayn ee Widhwidh ka bilaabmay shirkii beela buuhoodle dabaysha cafimadka qabta u keeni lahaa ee nabada waxa soo dhawyn mudan shirkaa uu madaxwaynu ku baqay ee umada walala [Full Story]

XUKUMADAN ILMA-ISWANAAJE: DANBAA BADAY INAY DALKA KU HAGAAN FARSAMADII D. RAYAALE IYO UDUB!

XUKUMADAN  ILMA-ISWANAAJE: DANBAA BADAY INAY DALKA KU HAGAAN FARSAMADII D. RAYAALE IYO UDUB!

LAAKIIN MEEL AAN OGAY, SALAADU KA XIDHMI MAYSO! [Full Story]

HAMBALYO MEHER WACAN: Khadar Maxamed Dagaal & Farduus Xariir Yuusuf oo Meherkooduna ka dhacay Gobolka Togdheer

HAMBALYO MEHER WACAN: Khadar Maxamed Dagaal & Farduus Xariir Yuusuf oo Meherkooduna ka dhacay Gobolka Togdheer

kala hela Ubad khayr qaba oo Dalkooda. [Full Story]

Xusbiga la furayaa waa inuu sheegaa, gololihiisa dhexe, hadii aanay ka wada muuqan gobolada somalilandna, yaan loo aqoonsanin xusbi qaran

Xusbiga la furayaa waa inuu sheegaa,  gololihiisa dhexe, hadii aanay ka wada muuqan gobolada somalilandna, yaan loo aqoonsanin xusbi qaran

Waxaan salaamaya dhamaan warbaahinta maddaxa banaan ee Somaliland  , sidoo kale waxaan salaamaya shacabka xalaasha ah ee Somaliland meel kast oo ay joogaan. Bacda salaam, beryahaaba waxa saxaafada iyo meelaha shacabku iskugu yimaado , lagu hayey dood qadhaadh oo , ah xisbiyada ha la furo iyo la furi mayo. Labada qolo ee kala wadata labadan [Full Story]

Afka Soomaaliga Ma Af La Ag Dhigaa Jira? iyo Dad Somali ah oo Afka Somaliga ka Kibra Qalinkii: Xasan Maxamed Yuusuf

Afka Soomaaliga Ma Af La Ag Dhigaa Jira? iyo Dad Somali ah oo Afka Somaliga ka Kibra Qalinkii: Xasan Maxamed Yuusuf

Waxaa hubaal ah, in Afka Soomaaligu ka mid yahay, Afafka ugu qanisan ee Dunida lagaga hadlo. Xeel dheerayaasha dhinaca Luqadaha ama Afafku, waxay si weyn u xaqiijiyeen ama rumaysan yihiin in Afka Soomaaligu yahay mid aad iyo aad u balaadhan, oo leh baaxad iyo qoto dheeri uu kaga mid noqdo kuwa ugu horeeya afafka Dunida [Full Story]

Bogaadin iyo baroor midna uma baahna go’aanka guddiga ka talla bixinta Ururadu by: Hamud Duale

Bogaadin iyo baroor midna uma baahna go’aanka guddiga ka talla bixinta Ururadu by: Hamud Duale

Tan iyo markii guddiga loo saaray ka soo talo bixinta furintaan ururo  u baratama xusbi qarameed ma arag mana maqal qof iyo koox diidmo ka qabta oo kuma kalsooni ku tiraabaysa, sidaa daraadeed guddiga lagama fileen gar laba qof ka wada qoslisiisa, lagama fileen laba go’aan  oo raali geliya labadii kooxood ee [Full Story]

Ururka Suxufiyiinta Shebekadaha Oo Cambaareeyay

Ururka Suxufiyiinta Shebekadaha Oo Cambaareeyay

Hargeysa -Suxufiyiinta Ku Bahoobay Ururka Mareegaha Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo (SOA), ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan koox ku hadhashay afka ururada saxaafadda Somaliland oo qoraal ay soo saareen ku weeraray wargeyska madaxa bannaan ee Waaheen. War-saxafaadeed ka soo baxay kulan dhinaca internetka ah oo ay [Full Story]

FASAXII DUGSIGA (ALL WORK, NO CHILD’S PLAY) by: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

FASAXII DUGSIGA (ALL WORK, NO CHILD’S PLAY) by: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Marka jalaska dugsiga la qaraaco wakhtiga la rawaxaayo ayaa ardeyda dugsigu si xoogan uga soo baxaan galaaskoodii,waxa loo soo baratamaa dibada iyo sidii galaaska looga bixi lahaa,qaar badan oo ardeyda ka mid ahina wakhtiga nususaacaha ka dib fasax jaceyl dugsiga kuma soo noqdaanba,qaar badan oo kalena marar badan ayey isaga maqnaadaan si madax [Full Story]

DOOXII LAGA REYSEY ,DAADKIINA LAGA BAD, BAAD! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

DOOXII LAGA REYSEY ,DAADKIINA LAGA BAD, BAAD! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Waxaan dul socdey biriishka labaad ee caasimada hargeisa laga furay dhawaantan,waxa dusheyda ka ba,banaayey oo sudhnaa biro ka taagan dhinacyada biriishka calanka jamhuuriyada somaliland,waxa nafteydu dareemeysey isbedelka ku dhaca marka ay fuusho meel sare,waayo marka aad dhulka caadi u dul socoto iyo marka aad meel dhulka ka sareysa aad fuusho [Full Story]

Halkan ka Baro Ereyga DIYAAR? iyo Imisa Siyaabood ayaa loo kala dhigi karaa Erega DIYAAR? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed

Halkan ka Baro Ereyga DIYAAR? iyo Imisa Siyaabood ayaa loo kala dhigi karaa Erega DIYAAR? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed

Wuu aqal galay,wuu aqal galayaa,oo haddaa ma markii hore ayuu banaanka seexan jiray,dadkeenu maxay u yidhaahdaan hebel wuu aqal galay,mise gurigii markii hore uu joogay ayaan aheyn guri,mise waxa laga hadlayaa gurigaasi wuxuu ka ahaa shicib oo isaga ayaaba lagu hayey,oo hadda ayuu sameysanayaa mid uu isagu ka taliyo oo [Full Story]

TUUGA QABTA, QABTA, QABTA… Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

TUUGA QABTA, QABTA, QABTA… Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Markii loo taag waayey ee uu ku talax tagay tuugnimo,ayaa waxa go,aan lagu gaadhay in si kale looga samata bixiyo tuugnimadani,waxaana xal noqotay in tuugta kale laga horgeeyo oo lagu yidhaahdo adigu tuugta kale naga celi oo la dagaalan, oo isagu miyaanu tuug aheyn,waa maxay tuugta midna la soo dhaweysanaayo midna la iska fogeynaayo,oo maxaa [Full Story]

IIBINTII WARKA! QAYBTII 1aad QALINKII: ABDIFATAAH MOHAMED AHMED Ceelaabe

IIBINTII WARKA! QAYBTII 1aad QALINKII: ABDIFATAAH MOHAMED AHMED Ceelaabe

Wargeysyada lagu soo qoro wararka siyaasada iyo arimaha bulshada,ama sidoo kale ciyaaraha mararka qaarna aragtiyaha akhristayaasha lagu soo gudbiyaa waxa ay noqdeen  kuwo marba ,marka ka danbeysa sii badanaya,taariikhda wargeysyada somaliland haddii dib loo raaco wixii ka danbeyey 91-kii waxaad kala soo bixi kareysaa dhacdooyin badan oo [Full Story]

Waa Maxey Ereyga Mucaaridnimo? Ma Doonasaa inaad noqoto Mucaarid La jecel yahey? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Waa Maxey Ereyga Mucaaridnimo? Ma Doonasaa inaad noqoto Mucaarid La jecel yahey? Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Marka arintayadu sidii aanu dooneynay ay noogu socotana somaliland waanu jecelnahay,marka wax iska badalaan ama nala taabtana waanu ka soo horjeednaa,dadkeena qaar waxa ay mucaaridnimada u yaqanaan anigu waan fahmi waayey,meesha waxa jirta dan joogto ah, mana jiro wax mab,da ah ayaan is idhi,qolo kastaaba habka saami qeybsi ee wax [Full Story]

XUKUMADA CUSUB HABWACAN BAY U MARTAY RAADINTA ICTIRAAFKA SOMALILAND! Qalinkii: Saleebaan Maxamud Dhiidhi

XUKUMADA CUSUB HABWACAN BAY U MARTAY RAADINTA ICTIRAAFKA SOMALILAND! Qalinkii: Saleebaan Maxamud Dhiidhi

Macquul maha waxay xusbiyada mucaarad ku- ku dhaliilayaan dowlada waxad mooda in ay ka masayreen cintiraafka soo dhow sideed sano waxa xukumadii hore dhaafiwayday in ay cintiraafka kala tashadaan dowlad darisa oo kaliya halka xukumada cusub- samaysay dadaal dheerada oo aad u agaasiman laguna radinayo aqoon siga qarankan somaliland hadaba waxa ka [Full Story]

Kuli Fidma Cinda Mr Mohammed Seef la Bood Qalinkii: Mukhtar Ahmed Adan

Kuli Fidma Cinda Mr Mohammed Seef la Bood Qalinkii: Mukhtar Ahmed Adan

Salama calaykum wa raxmatullahi wa barakaatu! Marka hore ilahay ayaa mahad iska leh. Marka labaadna waxaan rabaa in aan halkan hambalyo hawada u mariyo Somalilandinfo.com iyo shacbi weynaha reer soomaliland meelkasta oo ay calamka ku noolyihiin sanad guuradii 20 aad ee kasoo waregta gooni isu taagii somaliland . Waxaan leeyhay [Full Story]

In this Universe the 9th part Author: Saeed Ibrahim Hussein

In this Universe the 9th part Author: Saeed Ibrahim Hussein

The Faith and the Fate of Allah: The faith is as our Messenger may peace and bless of Allah be upon him told us and said: قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم:”الإيمان ما وقر في القلب وصدّقه العمل”. Hadith:The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:The faith is [Full Story]

SOCDAALKII RUUXDA – “hereafter the eternal life” by: abdifataah mahamed ahmed Ceelaabe

SOCDAALKII RUUXDA – “hereafter the eternal life” by: abdifataah mahamed ahmed Ceelaabe

waxa dhab ah in qof kasta oo nooli uu dhiman doono maalin,maalmaha ka mid ah.waxa qudha ee dhamaanteen ina wada sugeysaana waa geeri,midkasta oo innaga mid ahina aanu garaneyn maalinta la qaban doono,inkasta oo dadkeenu yidhaahdaan nin weyni wedkii waa yaqaanaa,haddana waxa dhab ah in qof kastaaba jecel yahay nafta [Full Story]

ISMA’IL BUUBAA NIN ISAGA OO SOO JEEDA RIYOONAYA! QALINKII ABDIRAHMAN DHEEGSAN

ISMA’IL BUUBAA NIN ISAGA OO SOO JEEDA RIYOONAYA! QALINKII ABDIRAHMAN DHEEGSAN

Marka hore waxaan salaamaya shaqaalaha Somalilandinfo.com marak labaad bulsho weynta reer Somaliland. [Full Story]

Hargeisa iyo Jimicsiga GYM-KA JIMICSI (EXERCISE) by: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Hargeisa iyo Jimicsiga GYM-KA JIMICSI (EXERCISE) by: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Weli ma maqashay qof ku dhex dhintay rugta jimicsiga ee jidhka lagu dhiso,oo muxuu u dhintay?dee ilaahay baa oofsaday?tolow miyey jirtaa wax sababay dhimashadaasi? haa!,maya!,wuxuu isku raray oo uu qaaday biro culeyskoodu aad u weyn yahay,arintaasi ayaa ugu wacan xagga wadnaha ayaana wax noqotey culeyskii badna ee uu isku raray [Full Story]

Tuugo Casri ah oo ku Shaqaysanaya Magaca Hayada WFP oo Weerar Ba,an ku haya Dadka Reer Somaliland

Tuugo Casri ah oo ku Shaqaysanaya Magaca Hayada WFP oo Weerar Ba,an ku haya Dadka Reer Somaliland

Waxaa ku soo badanaya Wadanka Tuugonimo Casro oo laga Shaqayso Dadka Reer Somaliland kuwaasi oo Marar hore lagu dhacay hadana Waji ka duwan kuwii hore lagula kacayo dadka qaar iyada oo lagu Shaqaysanayo magaca Hayada Cunta Aduunka ee WFP Xafiiskeeda Kenya. Waxaa jira Fariimo loo Dirayo dad badan oo Wadanka Somaliland ku [Full Story]

SAWIRLIHII GACANTA! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

SAWIRLIHII GACANTA! Qalinkii: Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

“waa qoraal xasuus ah, xasuustaasi oo lagaga warami doono qeybta danbe ee qoraalkani yeelan doono, waa qoraal sawirka iyo sawirlaha laga soo diyaariyey” ma aragtay habka dadka qaar gacantooda ugu sawiri karaan waxyaabo badan,ma aragtay nashqadaha iyo farta habka yaabka leh isku heysata muuqaladana lagu lifaaqey,waa maxay [Full Story]

Hambalyo iyo bogaadin Ku Socota maamulka iyo shaqaalaha Telefiishanka Caalamiga Ah Ee Horn Cable TV

Hambalyo iyo bogaadin Ku Socota  maamulka iyo shaqaalaha Telefiishanka Caalamiga Ah Ee Horn Cable TV

Marka hore waxaan salaamayaa Somalilandinfo.com iyo dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaanbba, uguna hamab lyeynayaa  sannad guuradii 20-aad ee ka soo wareegtay maalintii aan Qaranimadeenii la soo noqonay,18  Ma y,1991. Haddaan intaa ka gudbbo,waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn aan u dirayaa Mulkiilaha TV ga [Full Story]

SHAQOOYINKA NGO-Yada! Qalinkii: abdifataah mahamed ahmed Ceelaabe

SHAQOOYINKA NGO-Yada! Qalinkii: abdifataah mahamed ahmed Ceelaabe

NGOs qaar badan oo ka mid ahi waxa ay ka shaqeeyaan horumarinta guud ee Nadaafada bulshada(GENERAL HYGEINE) NGOs qaar badan oo ka mid ahi waxa ay ka shaqeeyaan uruurinta iyo qubida xashiishka (waste disposal) NGOs [Full Story]

HAMBALYO MEHER WACAN: Boqor Yuusuf Cabdilaahi Cali iyo Boqorard Niciima Cabdi Cabdale oo Meherkoodu ka dhacay Hargiesa

HAMBALYO MEHER WACAN: Boqor Yuusuf Cabdilaahi Cali iyo Boqorard Niciima Cabdi Cabdale oo Meherkoodu ka dhacay Hargiesa

Aabo Cabdi Xasan ( Shaadiro ) Hooyo Jawaahir Cabdi Cabdale Cadnaan Cabdi Xasan Shaadiro Liibaan  Cabdi Xasan Shaadiro Guuleed Cabdi Xasan Shaadiro Xamse Cabdi Xasan Shaadiro Amiin Cabdi Xasan Shaadiro Bilan Cabdi Xasan Shaadiro Axmed Cabdi Xasan Shaadiro Cosob Cabdi Xasan Shaadiro Caamir Cabdi Xasan Shaadiro Maxamed Mahdi Xasan Saamiya Axmed [Full Story]

Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya uga furmay Nairobi-Kenya!

Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya uga furmay Nairobi-Kenya!

(waa niyad jab, bahdilka shacabka,waa keli talisnimo iyo burburin Somaliland howlaha ka socda Nairobi-Kenya) Runtii waxaa wax laga xishoodo ah, wax laga naxo wax aan la qaadan Karin kan Galmudug –Puntland –Xibin iyo Xeeb iyo Ehlu-Sunna –Wa Jamaaca. Waxaa la yaab,amakaag iyo Afkalaqaad ku noqotay Shacabka reer Somaliland,gudaha iyo dibada [Full Story]

Wasaaradda Khaarajiga Haloo Raro Malka-Dur-Duro! Qalinkii: Mr. Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Wasaaradda Khaarajiga Haloo Raro Malka-Dur-Duro! Qalinkii: Mr. Cabdirasaaq Sh Cali Askar

“Hashu Maankeyga Gadee Ma Maansaar Bay Liqday” waxa isku kay qaban la Isbedelkii aan loo kala hadhin , Guushii ay ku dhamaatay, Rajadii Shacabku qabeen ee Aqoonsiga Beesha Caalamka iyo Madaxtooyadda waxa kasoo baxaya ee lama filaanka ku noqday Ummada. waxaase in la isweydiiyo ay tahay ummada Somaliland mayna ahayn kuwii codkooda ku [Full Story]

Barnaamijyada