Author Archive

Dood Furan:W/Q-Ceelaabe

Diraca Dumarku Xidhaan ma Geli karaa Halkii Jalaabiibka.Dharka Diinta lagu Sheegay ee Dumarku ma la Tayo iyo Sifo Yihiin Diraca inta badan ay Xidhaan.Diracyada kala duwan ee Dumarkuse ma Yihiin kuwo Asturaad fiican laga Heli karo mise waxa Jira qaar badan oo aad ka dareemi karto Khafiif kuula Muuqan kara in aan Weli si fiican [Full Story]

iftiimin ku saabsan qisada Gabayga dhabi xambaarsan yahay .by: Shevodinio Mohammed Ahmed “Mudiir

 Gabaygan waxaa layidhaahdaa Dhabi waxaa midhaha curiyey Abwaan Cabdinaasir Axmed Muuse sannadkii 2008 Dabayaaqadiisi Hal-abuurka oo tilmaamayaa Ammuurta ku dhalisay Gabaygan inuu Allifo! waxanu yidhi:”waxa aan ka mid ahaa Dadka loo yaqaanno (immigrant) ama soogalootiga Billaa sharciga ku yimi Qaaradda yurub, [Full Story]

Farasamo Xumida Dadkeena iyo Dawlada Hoose.by: C/kariin

Waxaan marka hore idiin soo dirayaa dhamaan bahda saxaafada madaxa banaan iyo bulshada somaalilandba salaanta islaamka waxaan doonayaa in aan maqaalkaygan ku soo qaato roobabka aan ilaahay ka baryaynay muddooyinka dheer oo dalka ka  bilaabmay  khasaaraha iyo dhimashooyinka ka dhalan karo hadaan laga gaashaaman oo aan d [Full Story]

Barakada Qiimo Dhimista .by Ceelaabe

Habeenimadii Jimcihii 04/5/12 Ayaan Soo Maray Meherado Kala duwan oo aan Ka baayacay Mid ka mid ah Alaabo aan wakhtigaasi Doonaayey.Meheradii Kowaad Ayaa igu Tidhi 14 $,Mid kale Ayaan Tagay waxa ay Haddana Tidhi 16 $,Mid kale Ayaan tagay waxaaney igu Baayacday 11$.Meheradahani waa isku wada Sakad isku wada dhow,waxaaney intooda badani iibiyaan [Full Story]

Socialist leader François Hollande has become France’s first left-wing president in 17 years

Socialist leader François Hollande has become France’s first left-wing president in 17 years

Socialist leader François Hollande has become France’s first left-wing president in 17 years – and the only non-conservative leader of a major European country – after winning a strong majority against incumbent Nicolas [Full Story]

Hollande and Sarkozy trade final barbs as campaigning draws to a close

Hollande and Sarkozy trade final barbs as campaigning draws to a close : Incumbent President Nicolas Sarkozy and Socialist front-runner François Hollande staged rival rallies in the south of France on Thursday. Friday marks the last day of campaigning before [Full Story]

Natural Gas Development Linked to Wildlife Habitat Loss

Natural Gas Development Linked to Wildlife Habitat Loss

Study: Natural Gas Development Linked to Wildlife Habitat Loss Five-year behavioral study shows large-scale industrialization of landscape is driving pronghorn from wintering grounds WCS has provided recommendations to reduce impacts NEW YORK (May, 2012) – A study by the Wildlife Conservation Society documents that intense development of the two [Full Story]

Somalia’s capital enjoys building boom

Somalia’s capital enjoys building boom

Somalia’s capital enjoys building boom Sunday, May 06, 2012 AFP: Somalia’s last president before the country erupted into decades of war made an ominous warning: force him from power, and he would leave Mogadishu as he found it, with only one road. The rest he would destroy. The threat came true: President Siad Barre was ousted in [Full Story]

War-Saxafadeed JSL: Wakiilada Somaliland u fadhiyi doona (UK), Canada, Norway, France, Sweden, Kenya iyo Danjiraha Wareega ee Somaliland.

War-Saxafadeed JSL: Wakiilada Somaliland u fadhiyi doona  (UK), Canada, Norway, France, Sweden, Kenya iyo Danjiraha Wareega ee Somaliland.

War-saxaafadeed  Hargeisa 07/05/2012 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer madaxweyne oo numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1077/052012 ku magacaabay wakiilada Somaliland u fadhiyi doona INGIRIISKA (UK), Canada, Norway, France, Sweden, Kenya iyo Danjiraha Wareega ee [Full Story]

Warsaxaafadeed Madaxtooyada JSL.: Xilka Xayuubin

Warsaxaafadeed Madaxtooyada JSL.: Xilka Xayuubin

War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto Madaxweyne xilkii uu hayey ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Salal, Mudane, Maxamed Muuse Bucul. Isla markaana Madaxweynuhu waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1081/052012 ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee [Full Story]

Nicmooyinka Alle iyo Saakhiraadaha

Nicmooyinka Alle iyo Saakhiraadaha

Nicmooyinka Allr iyio Saakhiraadaha Adduunka Illaahay Subxaana watacaalaa,wuxu ku diyaariyey dhamaan waxyaalaha ay u baahan yihiin Uumiyaha ku dhaqani,wuuna u sakhiray oo u laylyey,una geliyey anfaco buuxisa oo daboosha baahidoodoo dhan: هو الّذي خلق لكم ما في الأرض جميعًا ثمّ استوى إلى السّماء [Full Story]

Warsaxaafadeed Madaxtooyadda Somaliland

Warsaxaafadeed Madaxtooyadda Somaliland

Hargeisa06/05/2012 :-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Gelinkii hore xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka kooban 6 Xubnood oo uu hogaaminaayo ku xigeenka u qaybsamaha Arriamaha Somaliland iyo Soomaaliya ee Safaarada Nairobi ee Dalka Maraykanka, Mr. Douglas Meurs, kana socda Guddiga [Full Story]

Adhi-jir daasad kama ilbaxdo.W/Q; Ilyas Cabdi Carte.

Adhi-jir daasad kama ilbaxdo.W/Q; Ilyas Cabdi Carte.

Sabanku soo kululaa ma xili kaliileed baa ;cirkii ma tusna daruunna laguma oga. Dhulkii sawkan xaabkii ka idlaaday ee abaar la engagay.dhirtii sawtan soobir noqotee iska soohsoohan. Sawtan haaddii cirka ku fogaatay. rabiyasir wallaatucasir!.urkan ii baxayaa ma beello uugaamaa , ma dhaan habeeno dhaxaa , ma guul ooman baa mise tollow muuddaa [Full Story]

Ashfiya Sabca W/Q-Ceelaabe

Ashfiya Sabca  W/Q-Ceelaabe

2012  Waxa  Yaraaday ama ka sii Baxaya Suuqa Wakhtigii Cilaajka.Sanidihii tagay hadii aad dib u eegto waxa aad dareemi kartaa in Magacyo badan oo Cilaajyo kala duwan lagaaga furay badi xaafadaha caasimada.Cilaajyada Wakhtigan Xayeysiiskoodii iyo Ogeysiiskoodii sidii hore maaha,waxaaney ku sii socdaan in Dhamaantood Albaabada loo wada [Full Story]

Dalwadda Somalia oo ka noqotay aqoonsigii ay u fidisay maamulkii Nabad diidka ee Khaatumo

Dalwadda Somalia oo ka noqotay aqoonsigii ay u fidisay maamulkii Nabad diidka ee Khaatumo

Muqdisho, (sli)-War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha dawladda Somali, ayaa lagu caddeeyay inaan dawladda-ku-meelgaadhka ahi aqoonsanayn jiritaanka maamulkii fashilmay ee Kooxda Cali-khaliif gadhwadeenka u ahaa.  War-saxaafadeedkan oo uu ku saxeexanyahay Ku-simaha Raysal-wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha Maxamed Maxamuud [Full Story]

Sidee Musuqmaasaqa Looga Dhiiri Geliyaa Somaliland, Sideese Loola Dagaalamaa Musuq Maasuqa. by Dacar

Sidee Musuqmaasaqa Looga Dhiiri Geliyaa Somaliland, Sideese Loola Dagaalamaa Musuq Maasuqa. by Dacar

Qodobka ugu Horeeya ee Lagula dagaalamo Musuqmaasaq ( Name, Shame.) Magacow Kuwa Musuqmaasaqa ah, Ceebee, Waxba Hala Qabsan, Qalbiga ka diid, Hana u Dhawaan, Adiga oo Dhaqankan Mutawaxashnimada la dagaalmaaya.( Shaming and Named, Those who Practice it and engendering a Calture that values ethical . Dhibaatada ugu wayni waxa ay ka Bilaabantaa, [Full Story]

Casriga iyo Hayaanka Nolosha – Sinnaan iyo Socosho… Qalinkii: Axmed Iid Aadan

Casriga iyo Hayaanka Nolosha – Sinnaan iyo Socosho… Qalinkii: Axmed Iid Aadan

Beri buu nin odey ahi wiil uu dhalay reerkiisii kaga tegay. Markii ay muddoka soo wareegtay tegitaankii odeyga ayey beeshii uu reerku la yaalay go’aansatay in ay doog u hayaanto. Inankii reerkoodii waa uu ka reebay hayaankii isaga oo ka cabsaday in uu aabbihii geeddiga aanu la ogeyn ku canaanto. Markii uu odeygii soo noqday [Full Story]

Tacsi Madaxweyne

Tacsi Madaxweyne

27/01/2012 TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid MARXUUM CHIEF CAAQIL CABDILAAHI SHARAAFI DHEGACADE oo ka mid ahaa Madax-dhaqameedka Deegaanka Buuhoodle oo [Full Story]

Laba Qashin Midkee la Guraa. by Ceelaabe

Laba Qashin Midkee la Guraa. by Ceelaabe

Dhaqan Xumo badan oo dadkeena qaarkood ay yeesheen Markaad aragto waad ka Yaabeysaa.Ma aragtey qof aan xishooneyn oo aan ilaahay ka baqeynin kaasi oo meel Shaaric ah ama wado ah ama meel Xashiish lagu shubo la taagan Kaadi.Nadaafada iyo Ilaalinta caafimaadku ma sidaasibaa,Dahaaradii Diinta iyo Salaadu u baahnaayeen xaggey ka dhacdey.Marar badan [Full Story]

Adeerayaal Ninkan Xaguu innaga soo galay?Xalay Markaan maqlay Warkiisa in uu dhinac ka soo galay Siyaasada Somaliland

Adeerayaal Ninkan Xaguu innaga soo galay?Xalay Markaan maqlay Warkiisa in uu dhinac ka soo galay Siyaasada Somaliland

 Adeerayaal Ninkan Xaguu inag soo galay?Xalay Markaan maqlay Warkiisa in uu dhinac ka soo galay Siyaasada Somaliland,Qaaraankii yara ee aan is laha ururi Calam Su’aal ayuuba dul dhigay? Ninkan Maalqabeenkaa ee u dhashay Somaliland kuna nool cariga Ingiriiska Xalay markuu Warkiisu soo galay Shabakadaha warbaahinta Somaliland,in uu taageersan [Full Story]

Ciyaartii u Dhaxaysay Xulka Goboladda Togdheer iyo Sanaag oo ku dhamaatay Bar bar dhac Aan Wax Gool Ah La Kala Dhashan.

Burco(Sli)Ciyaarta Maanta ayaad Mooda in ay aad uga Xamaasad badanayd Ciyaarihii hore u dhacay … Ciyaartii Maanta u Dhaxaysa labada Gobol ee Todheer iyo Sanaag ayaa ku dhamaatay bar bar dhac aanay Kooxna u suurto galin in ay wax goolal ah keensadaan, labada kooxood ayaa mid weliba dhiniciisa ku dedaalaysay in uu Guusha yeelato oo [Full Story]

Togdheer iyo Maroodi jeex oo isla dhaafi waayay 1-1

Togdheer iyo Maroodi jeex oo isla dhaafi waayay 1-1

Burco(Sli)madaxweyne kuxigeenka somaliland oo maanta xadhiga kajaray ciyaaraha Gobolada somaliland oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. munaasibad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka ciyaaraha Gobolada somaliland oo ay ka soo qaybgaleen madaxweyne ku xigeenka JSL mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil [Full Story]

Meher Wacan: Boqorka Maxamed Husein Abdi iyo Boqorada Farax Cali Dhoore

Meher Wacan: Boqorka Maxamed Husein Abdi iyo Boqorada Farax Cali Dhoore

1.hooyo Caasha Sugule 2.Faadumo yuusuf Cismaan 3.raxma Yuusuf Cismaan 4.C/qaadir Maxamuud Jaamac 5.C/RAAXMAAN kAAMBARO 6.nASRA yuusuf Sugule 7.Habo Shamsa Sugule Carruurteeda iyo Seygeeda Cabadi C/laahi 8.Asma Maxamuud Jaamac 9.Barwaaqo Maxamuud Jaamac 10.Hani hudein Abdi 11.Fatxiya Husein Abdi Dhamaan dadkaasi oo kukala Nool Gudaha [Full Story]

Barnaamijyada