Author Archive

Hambalyo Dhalasho Wacan: Mustafe Axmed Faarax iyo Nabiiha Cismaan Sh. Xasan oo wiil ugu dhashay Dubai

Hambalyo Dhalasho Wacan: Mustafe Axmed Faarax iyo Nabiiha Cismaan Sh. Xasan oo wiil ugu dhashay Dubai

Dhamaan magacyada hoos ku xusan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan Mustafe Axmed Faarax iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh. Xasan oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012 Wiilkaas oo loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa [Full Story]

Hambalyo urur siyaasadeed Xaqsoor Halkana ka cadeeynayo inaan ku biiray xaqsoor! by: Mohamed Aden Adde {Qasbaaye}

Hambalyo urur siyaasadeed Xaqsoor Halkana ka cadeeynayo inaan ku biiray xaqsoor! by: Mohamed Aden Adde {Qasbaaye}

Anigoo ah Mohamed Aden Cade {Qasbaaye}, waxaan hambalyo u dirirayaa ururka xaqsoor, guushii uu ka soo hooyey tartankii ururada siyaasada Somaliland. Waxa kale oon aad ugu farxsanahay hogaanka cusub ee xaqsoor loo doortay oo ay hogaaminayaan Muj Hassan Esse Jama iyo Mudane Ali Mohamed Ahmed {Ali Sandule}. Hogaanka cusub oo ah hogaan nadiifa oo [Full Story]

Dhalinyarada Soomaaliland iyo hogaanka dalka Qalinkii: Cabdikariim Sh. Maxamuud Cabdillahi “Suldaanka”

Dhalinyarada Soomaaliland iyo hogaanka dalka Qalinkii: Cabdikariim Sh. Maxamuud Cabdillahi “Suldaanka”

Waxaan manta maqaalka ku soo qaadanaya dhalinyarada soomaalind iyo doorka laga rajaynayo in ay ka ciyaaraan horumarka dalka, waxaa laga rajaynayaa dhalinyarada in ay door la taaban karo ka ciyaaraan houmarka dhaqan-dhaqaale ee wadanka insha allaahu. Dhaliyaradu waa awooda kaydsan ee wadan leeyahay taasi oo ku xidhan hadba sida looga faa’iidaysto [Full Story]

Talo iyo tilmaamo ku saabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii inaga dhexeeyey! Qalinkii Iyo Qormadii Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Talo iyo tilmaamo ku saabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii inaga dhexeeyey! Qalinkii Iyo Qormadii Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Waxaan salaamayaa akhristayaasha sharafta badan ee maqaalkan waqtiga u huray, Anigoo ogsoon in ay jiraan khubaro iyo aqoonyahan aan taladu seegi karini inay dalka ka buuxaan isla markaana ay geli doonaan xalka labadan dawladood ee mudada dheer isa saaran iyagoo aan wax munaafacaad ah isku qabin. Horta ugu horayn Waa in dadka reer somaliland [Full Story]

Turkish Airlines oo duulimaadyo ka bilaabaysa Somaliland waa Ilaahay Mahadii

Turkish Airlines oo duulimaadyo ka bilaabaysa Somaliland waa Ilaahay Mahadii

Madaxdii dhawaan timi Hargeysa ee dawlada Turkiga sida wacana u qaabilay Madaxweyne Axmed Maxamoud,waxa ay balan qaadeen mashruucyo badan oo ay ka fulin doonan Somaliland,xaga waxbarashada-caafimaadka-beeraha-biyaha iyo waliba in ay Diyaaradoodu si toosa uga hirgali doonto Berbera iyo Hargeysa,balanqaadkaasi waa balanqaad aad u muhiima,una baahan [Full Story]

New Poem: The World Thinks its Fantasy! By Adnan Abdi Shaadiro

New Poem: The World Thinks its Fantasy! By Adnan Abdi Shaadiro

New Poem: The World Thinks its Fantasy We know the exact reality Deep in the horn’s balcony The home of good mentality That the world thinks it’s fantasy … We see the flourishing democracy And the beautiful Statehood odyssey Adopted by the people of modesty Running their lives with good policy … We know the land of peace Where goodness [Full Story]

Iftiimin ku saabsan Heesta Dar-Allaad u huruddaa iyo… Qalinkii Shevodinio Mohammed Ahmed “Mudiir”

Iftiimin ku saabsan Heesta Dar-Allaad u huruddaa iyo…  Qalinkii Shevodinio Mohammed Ahmed “Mudiir”

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakadda calamiga ah ee Somalilandinfo oo xusid iyo qaddarin iga mudan iyo Asxaabtayda sharafta badan ee Adduunka daafahiisa ku sugan. Sawirkan Ragga taaggan ee saddexda ah, kabbilow, ninka kamanka sita Muj: Abwaan Cali Saleebaan Bidde, ninka dhexe ee gadhka isku joogga lihi waa Muj: [Full Story]

Qurbo-joogga reer Somaliland ee UK oo loogu baaqay inay si weyn uga qaybgalaan bannaanbax ballaadhan oo lagu taageerayo Somaliland

Qurbo-joogga reer Somaliland ee UK oo loogu baaqay inay si weyn uga qaybgalaan bannaanbax ballaadhan oo lagu taageerayo Somaliland

London, (sli) – Qurbo-joogga reer Somaliland ee ku dhaqan guud ahaan waddanka UK, ayaa markale loogu baaqay inay si weyn uga qaybgalaan bannaanbax ballaadhan lagu taageerayo qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland oo loo qoondeeyey inuu 22-ka bishan February ka dhaco magaalada London ee carriga dalka Ingiriiska. Warsaxaafadeed guddiga [Full Story]

Kal fadhigii 17aad ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa cod aqlabiyad ku ansaxiyay 11qodob

Kal fadhigii 17aad ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa cod aqlabiyad ku ansaxiyay 11qodob

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay qodobada ajandaha kalfadhigooda 17aad oo ka kooban 11 qodob . Sida ay ku waramayso Wakaalada Wararka ee Solna  Fadhigan waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa u sheegay xildhibaanada in [Full Story]

In this Universe Part 44(The Right Holy war(Jihad)) الجهاد في سبيل الله

In this Universe Part 44(The Right Holy war(Jihad)) الجهاد في سبيل الله

الجهاد في سبيل الله    The Right Holy war (Jihad) The Holy war is that has taken place in a right way,and Allah allow us to do,it is the one that our religion has ordered Believers to do in a certain and necessary occasion,it is not illegal one,which broke Islamic law,and causes blood shed without a reasons [Full Story]

Jaalliyadda Somaliland ee Ottawa oo ka dooday shirka London

Jaalliyadda Somaliland ee Ottawa oo ka dooday shirka London

Dadweyne ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Ottawa ayaa shalay dood ka yeeshay shirka bisha dambe ka dhacaya London. Doodaasi waxay u dhacday si wanaagsan oo xishmad ay ku jirto. [Full Story]

Warsaxaafadeed Waxaa Taariikhdu markey ahayd 19 Jan 20012 Shir deg ah khadka Telefon(Teleconference) ku yeeshay Guddidda fulinta ee Ururka Uk. SLC

Warsaxaafadeed Waxaa Taariikhdu markey ahayd 19 Jan 20012 Shir deg ah khadka Telefon(Teleconference) ku yeeshay Guddidda fulinta ee Ururka Uk. SLC

(Haddii Somaliland ka qayb gasho Shirka Feb,2012 kooxaha Soomaaliya loogu qabanayo Uk,waxaa la gudboon Ururada/Shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba/Xisbiyada Mucaaridka ,intaba sidii loo badbaadin lahaa Qarannimada Somaliland). Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 19 Jan 20012 Shir deg ah khadka Telefon(Teleconference) ku yeeshay Guddidda [Full Story]

Ogaysiis – Radio Hargeysa Telephoneka ka Dhegayso

Ogaysiis – Radio Hargeysa Telephoneka ka Dhegayso

Ku: Dhamaan Shicibka Somaliland ee North America, UK iyo dhamaan Europe: Waxan dhamaan halkan ka ogaysiinayaa shicibka reer Somaliland ee ku North America, UK iyo Dhamaan Europe in laga bilaabo maanta ay idaacada Radio Hargeysa ee oo idiin soo tebinaysa warkii Somaliland aad ka dhegaysan kartaan telephonada gacanta. Shicibka ku nool North America [Full Story]

XEER NIDAAMIYAHA FAAFINTA RASMIGA AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XEER NIDAAMIYAHA FAAFINTA RASMIGA AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Hargeysa, (sli) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Isagaoo Tixraacaya: Qodobka 90, Faqradiisa 12aad ee Dastuurka JSL ee tilmaamaya awoodaha Madaxweynaha iyo Qodobka 75aad ee Dastuurka, oo awood gaara u siinayaa Madaxweynaha in uu xeerarka dalka ku soo saaro, kuna baahiyo Faafinta Rasmiga ah; Isagoo ogsoon: baahida xooga ah ee loo qabo [Full Story]

Sheekaddii Jillaabbo Jacayl oo dhameystiran iyo Qalinkii Shevodinio Mohammed Ahmed “Mudiir”

Sheekaddii Jillaabbo Jacayl oo dhameystiran iyo Qalinkii Shevodinio Mohammed Ahmed “Mudiir”

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakadda calamiga ah ee Somalilandinfo oo iga mudan xusid iyo qaddarin. waxaan ahay nin Hal-abuur ah,hayeeshee go’aansaday inu Erayguu garanayo Ummadda gaadhsiiyo.haddaba Sheekaddan jillaabbo jacayl oo si Googgoos ah Asxaabta ugu soo bandhigo, wixii Deelqaaf ah ee ha noqdo mid ka [Full Story]

Open Letter to President Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo): Fire Finance Minister Mohamed Hashi Elmi

Open Letter to President Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo): Fire Finance Minister Mohamed Hashi Elmi

Mr. President there is no question that your administration restored public confidence and trust in the government and you are highly regarded inside the country and around the world. Your government is truly a government for the people and by the people. However, this confidence and trust has been severely undermined and tarnished by the recent [Full Story]

Goolhayihii Kooxda AZ ee Holland oo lagu xukumay afar bilood oo xadhiga.

Goolhayihii Kooxda AZ ee Holland oo lagu xukumay afar bilood oo xadhiga.

Muddo an sidaas u sii dheerayn ayaa Taageere Jibaysan oo garoonka Ajax ee ARENA Stadiom waxaa ku soo dhex boodey taageere jibaysan oo rabay in uu dhabarka ka jabiyo goolhayaha kooxda kubbada cagta ee AZ Goolhaye Sabestan arintaasina waxa ay keentay in goolhaya ciyarta laga saaro Hadaba anniga oo soo gaabinaya warbixntan oo ay aad uga [Full Story]

Yaa Raba Gabadh Madaxweyne ka noqota Somaliland ?

Yaa Raba Gabadh Madaxweyne ka noqota Somaliland ?

Waxaan ka mid ahaa dadkii inta badan ka Hadley Dhibta wadanka ugu jirta Ururada badan ee la innagu furay.Waxaan hore u idhi waa daal danse maaha.Dhalinyartaa lagu jeedin,lacagta badan ee wadankuna iyada oo Jaad noqotey ayey wadanka ka bixi doontaa.Dhaliilo badan,kala bixid badan iyo Ninba Ceesaantii Ceel keen ayaana lagu jiri doonaa.Nin kasta oo [Full Story]

Barnaamijyada