Author Archive
Written by somalilandinfo on 09 March 2012
Ma dhaqaalihii Guriga ayaa is dhimey markaa Cid gacan Yare ah lama qabsan kari waayo.ma Qalabada Hawsha fududeeya ayaa Qoyskii ka caawiyey in ay Keligood Shaqeysan Karaan.Ma isku Dayasho Ayaa Jira oo inantii ku keeneysa in ay Dibada u soo baxdo.Maxaase sababey in Dumar badan oo weliba Hablo u badani ay gurigii ka soo baxaan [Full Story]
Written by somalilandinfo on 27 February 2012
DAMASCUS, (sli) – Syria announced Monday the result of a referendum on the new draft constitution held a day earlier, saying that more than 89 percent of eligible voters supported the new charter.
The result was met with skepticism of the Syrian opposition, which dismissed it as “unreal and totally fabricated.”
“I can say [Full Story]
Written by somalilandinfo on 27 February 2012
Longtime Yemeni dictator Ali Abdullah Saleh has formally stepped down and handed over power to President Abdrabuh Mansur Hadi.
Saleh quit power after about 33 years of rule during a ceremony held in the presidential palace in the capital Sana’a on Monday.
The Yemeni dictator claimed that he is handing over the “banner of the revolution, of [Full Story]
Written by somalilandinfo on 25 February 2012
Washington, (sli) – Waxa shalay qirtay in uu xasuuqii Somaliland loo gaystay 1988-kii , bishan aynu ku jirnaana ahayd 24, ku soo af-jarmay dacwadii lagu soo oogay Gacan ku dhiigle Maxamed Cali Samater oo ahaa Ra’isal Wasaarihii Wadankii la odhan jiray Somalia. Dacwadaas oo bilaabmatay sanadkii 2004, socotayna mudo ah 12 sanadood, ayaa [Full Story]
Written by somalilandinfo on 24 February 2012
Feb 24 (Reuters) – The breakaway enclave of Somaliland, which boasts oil and gas potential, has set up a UK-linked corporation to act as an entry point for investors concerned the Somali territory’s lack of international recognition would stop contracts being enforced.
On a visit to London to attend a conference on Somalia, President [Full Story]
Written by somalilandinfo on 24 February 2012
London, (sli) – Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay natiijooyinka iyo masaalixda Somaliland ugu soo baxay shirweynihii Britain marti-gelisay ee xalay lagu soo gabo-gabeeyay magaaladda London.
Wasiirka oo ka hadlayay midhihii shirkaasi wuxuu yidhi “Waxaanu aad iyo aad ugu faraxsan nahay in shir-weynuhu uu [Full Story]
Written by somalilandinfo on 22 February 2012
LISBON, (sli) – Bailed-out Portugal on Wednesday sold a 40 percent stake in grid operator REN for 592 million euros (775 million U.S. dollars) to Chinese and Omani companies as part of Lisbon’s austerity package.
According to contracts signed here Wednesday, China State Grid will hold a 25 percent stake in Portuguese national [Full Story]
Written by somalilandinfo on 22 February 2012
A Cairo judge has set June 2 as the date for sentencing former Egyptian President Hosni Mubarak.
The judge set the date on Wednesday in the final hearing session of the landmark murder and corruption trial of Mubarak.
More than 16,000 people gave testimonies to the prosecution before the trial began in August.
The former president, his sons, [Full Story]
Written by somalilandinfo on 29 December 2011
Aanku Horeeyo Tilmaantii Hoggaaminta Ee Sokraatis oo ahaa Nin Giriigii Hore u aha Hogaamiye
Abbaraha 500 oo sano dhalashadii Nebi Ciise ka hor hoggaanka sare ee ciidanka Athens (atinis ) waxa lagu magacaabi jirey strategos oo ah eray Giriig ah loola jeedo hoggaamiyaha ciidanka.Afka Ingiriiska waxaA eraygaas lagu turjumay erayga ah General [Full Story]
Written by somalilandinfo on 27 December 2011
Hargeysa, (sli) – Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Maxamuud Aw Cabdi Ibraahin (Dheere) ayaa maanta daboolka ka Qaaday In Dhaqaalihii Wasaaradda Macdanta Iyo Biyaha Loo Haystay ee ayaamihii u danbeeyay Loogu hadal haynta badnaa ay taalo Baanka Dhexe ee Somaliland waxaanu cadeeyay in wixii lacagtaas ka baxay ay martay Niddaamkii sharciga [Full Story]
Written by somalilandinfo on 26 December 2011
Hargeysa, (sli) -Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL , waxa uu maanta soo saaray Magacaabida Masuuliyiin u Metelidoona Gobolada dalka oo wakiil uga noqda hawlaha Sama-falka ee xafiisku u qaabilsan yahay qaranka.
Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyadu:
Markay Aragtay: Baahiyaha lagama maarmaanka ah ee loo
qabo in la helo qof uga wakiil noqda
[Full Story]
Written by somalilandinfo on 25 December 2011
URUR SIYAASADEEDKA
‘SHACAB’
BIRMINGHAM
UK
23/ 12/ 2011
Urur siyaasadeed cusub oo la magac baxay ‘SHACAB’ ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Birmingham ee dalka UK taariikhdu markay ahayd 23/12/2011.
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay daah furka ama asaaska furitaanka urur siyaasadeedkan ayaa lagu qabtay isla magaalada.Waxaa ka soo [Full Story]
Written by somalilandinfo on 15 October 2011
Protesters hit the City of London
Protesters descended on the City of London today as part of worldwide demonstrations against corporate greed and cutbacks.
London(Slinf): 15Octobar2011:- A protester stands on the steps of St Paul’s Cathedral in London.
Inspired by America’s “Occupy Wall Street” and Spain’s [Full Story]
Written by somalilandinfo on 10 October 2011
Umadkastaba waxa lagu qiimeeyaa ama isku qiimeeyaan fankooda iyo suugaantooda,bulsha kasta oo Aduunka meel ku nool suugaan iyo fan u gaara ayey leeyihiin,fanku waa sida Dawada ruux xanuunsanaya aya lagu dabiibi kara oo lagu daweyn karaa,taas waxa ka maraga Aabihii Jaceylka Cilmi Boodheri,xiligii kurbada iyo xanuunka jaceylku ku dhacay Dawada [Full Story]
Written by somalilandinfo on 10 October 2011
Xafladu waa mid ka mid ah waxyaabaha xasuusta reeba.marka laga hadlaayo magaca xaflad wax badan ayuu qofku maskaxda gelin karaa,hase ahaate waxa jira xaflado waaweyn ama caan ah oo qofku ka fekiri karo.wax badan oo nolosha ka mid ah marka la bilaabaayo ayaa xaflad lagu furaa,wax badan oo nolosha qiimo u leh marka la dhammeeyo [Full Story]
Written by somalilandinfo on 10 October 2011
Mid ka mid ah erayada loogu jecel yahay in la maqlo ayuu fasaxo ka mid noqon karaa.wakhtigii dhalinyarnimo ee dugsiga ayaan dareemi karnaa sidii loo hadal heyn jirey fasax.fasax yar,iyo mid weynba xitaa maalin ha noqotee waa lagu farxaa fasax marka la isa siiyo.nasasho iyo hawsha oo culus ayaa qofka ku dhaliya rabitaanka fasaxa.mashquulka [Full Story]
Written by somalilandinfo on 30 August 2011
Mocooyo ama Ayeeyo mujaahida oo aad u darbo wayn waa maanta iyo muqaalka majaajilada aan ugu talo galanay akhristyaasaha ciidaya Maanta.
Ayeydani waa horyaalaka Qosolka iyo kafanka ee mareegta youtube marka la barbar dhigo firfircoonideeda iyo qaabka ay wax u jilayso
Xuquuqda filimku waa ay sugantahay
Somalilandinfo.com [Full Story]
Written by somalilandinfo on 30 August 2011
Xusuus baa geel lagu xer geeyaa , ma anaa keenay Sudaanta , ku soo dhowaada Hees Sudaani ah oo aan maanta ugu talo galnay akhristayaasha ciidaya
Dhamaan Maamulka Mareeegta Somalilandinfo waxa ay idin leeyihiin ciid wanaagsan ciida, ciid caafimaad qabta ciida, llaahay ciidan ciideeda kale cimri dherer iyo caafimaad qab ha inagu gaadhsiiyo. [Full Story]
Written by somalilandinfo on 17 August 2011
Baska Biyaha iyo Berriga dhex mushaaxa oo loo ogolaaday in Airportka Amsterdam uu ka rakaabsado
Gadiidka dadwaynaha nooca Baska Biyaha iyo Berriga mara ee loo yaqaano Amfibiebus ama Floating DuchtMam ayaa in muddo ah waxaa loo diiday in uu isticmaalo dhulka iyo biyaha dalka Holland ,gaar
ahaan magaalooyinka waaweyn arimo la xidhiidha nabad [Full Story]
Written by somalilandinfo on 13 August 2011
Sannadkii 1984-1985 Dallka Ethiopia waxaa ka dhacay Abaartii ugu xumayd gaar ahaan Gobolka
Tigree iyo gobollada Afarta oo aad loogu baba’ay waxaan u gurmaday caalamka oo dhan iyadoo loogu yaboohay Malyuumad dollar ah si loogu badbaadiyo masiixiyiinta macaluushu la lii’anaya ee ku dhex jira bad Islaam ah waa sida ay hadalka u dhigeen [Full Story]
Written by somalilandinfo on 24 July 2011
Gool haye Maarten stekelenbrug oo laga yabo in uu dhex joosan doon shabaqa goolka Stadio Olimpico ee FC Roma ,Goolhayaha kooxda kubadda cagata ee Ajax Amsterdam oo laga yaabo in u noqdo goolhayaha joogtada ah ee kooxda Roma .wali wada hadalo ku saabsan kala gadashada goolhayaha ayaa u socda kooxda AJAX iyo Roma
Maarten stekelenbrug waxa [Full Story]
Written by somalilandinfo on 23 July 2011
Doorka ay ka gaysatay gurmadka abaaraha hay’adda SHC ee HOLLAND iyo 171,000 oo rakaaba
Hay’adda ( Samenwerkende Hulporganisaties ) ee marka la soo gabiyo la yidhaahdo SHC ee Holland ayaa qaaday talaabo qaylo dhaan ah oo baaho loogu ururinayo dadka ku lii’anaya abaaraha Bariga Afrika, boqolkiiba 33% ayaa taageeray qaylo dhaantan [Full Story]
Written by somalilandinfo on 23 July 2011
Belguim : Haweenka xidha Burqa iyo Niqaab waa todobaad jeel ah iyo ganaax
Dalka Belguim ayaa noqonaya wadankii labaad ee soo raaca dalka faransiiska ee ka mabnuuca haweenka Islaamka in ay xidhaan Burqa iyo Niqaab in oo ay raacan gaadiidka dadweynaha iyo in ay la soo dhex galaan goobaha dawaymaha.
Baarlamanka dalka Belguim ayaa mar hor [Full Story]
Written by somalilandinfo on 21 July 2011
Hay’adda Greanpeace oo cambaaraysay shirkadaha Nike iyo Adidas
Hay’adda caalamiga ee bad baadada deegaanka ee Greanpeace ayaa soo saartay warbixin ay ku cambaaraynayso warshadaha sameeya dharka , kabaha iyo aaladaha qalabka Electronikada. warbixntani waxa ay saamayn wayn ku yelatay shirkadaha ka ganacsada qalabka iyo aaladaha aan kor [Full Story]
Written by somalilandinfo on 14 July 2011
Dagaalkii qaboobaa dalka Russia waxa uu ahaa. [Full Story]
Written by somalilandinfo on 10 June 2011
Warbixin: Fulkaanaha KATLA ee Iceland iyo cawaaqiibka ka dhalan kara haddii uu qarxo
Iceland waa jasiirad baraf iyo fulkaano uu ceegaago oo dadka iyo dunyadda reer Iceland ay qabatimen, waxaana ka xun barfka Fulkaanaha oo markii u qarxaba u gaysta qasaare laxaad leh, hadaba waxaa ka jira dalkan Afar fulkaano oo aad xun, ka ugu darana [Full Story]