Dhageyso - Mayer ku xigeenka Gabiley Khadra Xaaji Gaydh oo ka waramasa Dhacdadii Wajaale ka dhacdey

Text Size

  • Length: 7:35 minutes (1.74 MB)
  • Format: Stereo 11kHz 32Kbps (CBR)

Dhageyso - Mayer ku xigeenka Gabiley....

Waar yaa Illaahii,Khadra xaaji gaydh waxay ahayd maad taqaaneen 1988kii ka hor,horta aan sii soo qadimee iskuulka fasalka afraad bay ku dhacday dibna umay dhigan iskuul dambe oo waa la yaqaan,anagaa isku reer Gabiley ahe na waydiiya,imikana xagay ka dagaalamayso baan garanaynaa laakiin waligeed meel mari mayso,waana laga xishoonayaa intii inanimo ee maalin uun buu mid sida reer Hargaysa ama reer Burco ma xishoode ahi runta u sheegi doonaa.

Buux

Gabiley,Somaliland.

Anonymous | September 2, 2009 - 10:47pm

Post new comment