Taariikhda Abwaan Cabdinaasir Macaallin Axmed waa kuma Maxaad ka taqaanaa?
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah asxaabta shabakaddaCasriga ah ee somalilandinfo & Akhyaarta somaliland waa kuma abwaan cabdinaasir macaallin axmed maxaad ka taqaana Abwaan Cabdinaasir Macaallin Axmed waxaa uu ku dhashay magalaada Hargaysa sannaadki 10-1-1977 waxa uu wax ku soo bartay isla gobalka hargaysa somalilandwuxuu ka dhameeyey dugsiga hoose ilaa ka dhexe magalaada hargaysa.
wuxuu ka noqoday sannaadkii 19-1-1995 Askari Police ah wuxuu ka gadhey ilaa sarkaal sare waxaanu ka soo shaqeeyay gobolada Togdheer Burco & Hargaysa & Barabera & gabiilay & meelo badan oo ka mid ah somaliland,
marka aan u weecdo xaga "Fanka waxuu ku soo biiray sannaadkii 1997aad iyo aad u jecla inuu heeso sannaadkii 1999 waxuu noqday midhosameeye ama abwaan,2003 wuxuu ka mid noqoday Kooxda "Afrikaan Jazz" godir oo ah ciidanka booliska ayuu ka noqoday wuxuu ahaa "policeman"9-sano,wax qabadka fanka wuxuu sameeyey gabayo iyo albaano ah heeso oo badanwadani & jacayl gubaabo maansooyin gabayada geeraarka & nebi ammaanwaxaa u ka soo Qaybgalaay Silsiilada waayaha Qarniga 21 ee basan-baas,
marka kadib wuu ka tagay somaliland waxaa u safar ugu baxay dalaal ka mid ah afrika sida itoobiya suudan & libiya gabayo badan ayuu ka sameeyey safarkiisa "abwaan cabdinaasir macalin axmed"
Marka ka dib wuu ka soo baxay dalka libiya waxaa u safar ugu soo baxay qaaradayurub waxaa u safar nabad ah ku yimid jaasiiradda Malta waxaa u joogay jaasiiradda dalka maalta laabo sanno "Two Years"
wuxuu safar uga baxay dalka jarmaalka & iswiidhan finland dhammaan wuxuu ka curiyey ama ka sameeyey abwaan cabdinaasir macaallin axmed gabayo badanoo waayaha ka hadlaya sida gabayga Giiryaale, waxa kale ee ku guulaystay sida albaanka taraabalis & qaarkale oo badan waa nin fankaku soo caanbaxay abwaanimada waana ragga ugu horeya maanta xaga "Suugaanta Somaliland"
waa bilaahi tawqiif
waad mahadsan tahay
Kala xidhiidh:
abwaan cabdinaasir macaallin axmed thank u more,
Email naasirmacalin10@hotmail.com
Related News
- Xisbiga UCID oo si weyn u Canbaareeyey Muddo Kordhinta ay Kordhisteen Golaha Gurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland : 7 Sep 2010 - 18:42
- Mushaharka uu Qaato Madaxweyne Silaanyo & Ku Xigeenkiisa - Mushaharkii uu Qaadan jirey Madaxweynahii hore & Ku Xigeenkiisii : 7 Sep 2010 - 18:35
- Ciidamada Sheekh Shariif oo Maanta Wadada Marta Madaxtooyada Xidhay kadib markii aan Mushaharkoodii la siin : 7 Sep 2010 - 18:08
- Dagaaladii Muqdisho ka dhacay Labadii Todobaad oo ay ku dhinteen dad gaaraya 230 qof : 7 Sep 2010 - 17:48
- Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo Mudadii isku kordhiyey : 7 Sep 2010 - 17:21
- Golaha Guurtida oo laga hor akhriyay qoraal uu Madaxweynuhu kaga dalbanayo inay muddada ku kordhistaan iyaga iyo Wakiiladu : 6 Sep 2010 - 19:56
- Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub : 6 Sep 2010 - 19:47
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC : 5 Sep 2010 - 20:09
- Hambalyo Aroos: Boqor Jaamac Xuseen Yalaxle & Boqorada Caasha Axmed Jamac oo arooskodu kadhacay magaalada Burco : 5 Sep 2010 - 20:05
- Dallada Dhalinyarada SONYO oo Maanta Sameeyey Hawlgalo ku Dayasho Mudan oo Dadweynaha Hargeysa ay soo dhaweeyeen : 5 Sep 2010 - 19:22
















Post new comment