Hambalyo : Naadi cusub oo lagu magacaabo Naadiga Akhristayaasha Timacadde

Text Size

Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay naadigan cusub ee laga yagleelay Gobolka Gabiley oo ah oo ah Naadigii kowaad ee noociisa ee taariikhda laga hirgaliyo Gobolka, waa fikir aad loogu baahnaa oo la tabayey.

waxaan qabaa in uu waxbadan kusoo kordhin doono horumarka gobolka ee dhinaca wax akhriska iyo qorista, waxaan aad iyo aad hambalyo ugu dirayaa xubnaha ay maskaxdooda kasoo maaxday ee hirgeliyey naadigan, waxaann alle ugu baryayaa inuu ka dhigo kii guuleysto.

Wabillahi tawfiq

C/rasaaq Sh Cali Askar
Hargeisa,Sland
ixsaan2002@hotmail.com

Posted In

Post new comment