Baro Suldaankaaga ama Salaadiinta Reer Sheekh Isaxaaq (Isaaq)

Text Size

Hargeysa,- Dhamaan waa ay wada salaman yihiin dadwaynaha sharafta leh ee xiisaynaya in ay akhristaan qoralkan aan ku soo diyariyay saladiinta reer SHeekh isaxaaq iyo Tiradooda, iyada oo anan uga jedin wax xumana isla markana kaliya aan uga jeedo in qofkastaba barto Suldaankiisa amma hadii aanu suldaan u ahayn (anu beesha ahayn) uu u barankaro suldaanimo.

runtii wakhti ayay igu qadatay in aan helo tira koobka salaadiinta Qaranka Reer SHeekh Iisaxaaq(ISAAQ)

iyada oo aan ku dadalay in aan xaqiiq dhab ah aan radiyo lana ogyahay wacyiga iyo wayaha ay maanta ku sugan yihiin Madax dhaqameedyada Soomalida oo dhan lakiin waxa aan odhan karaa kuwan amma madax dhaqameedyadan aan halkan ku soo qoray waa kuwa si xor iyo xalaal ah ay u doorteen Belaha ay ka tirsan yihiin

midkastana waxaa loo sameyay xaflad u qalanta madax dhaqameednimadiisa.

Saladiinta halkan ku qoran midkastaa wacyi iyo wayo gara ayuu lahaa amma kusoo baxay kuwasi oo kala ah :-

1-Saladiinta ku comamadan dhaxalka sooyaalkooda tariikheedna uu yahay mid uu ka dhaxla suldaankale oo hayb soke ay yihiin amma uu ahaa mid dhaxalkiisa lahaa sida aad ka garan karto magaca suldan hebel suldaan hebel.

2-suldaan ay cumamadeen reerka uu ka dhashay loona maray dariiqii sandanada ee sharciga ahaa.

3-Suldaan ay cumamadeen Wacyiga iyo wayaha dalka ka jira iyo isjiidjidadka beelaha lakiin ku sifaysan sulaan.

4-Suldaan amma boqor ku soo baxay halkanka siyasadeed ee dalka ka jira iyo hanaanka xisbiyada badan.

5-Suldaan wakhtigan xadirka u gabara gurdaynaya sidii uu ku gaari lahaa Habka Sandanada Badan.

Isku soo wada duub oo waxa aad ogataa in hadii aad maqasho ninkaasi waa suldaan qasab waxaa ah amma jirta in reerkiisu ku raacsan amma badhkiiba ma jiro nin cidlo iska tagani.

Guntii iyo gaba gabadii waxa aan odhan karaa saladiintan halkan ku xusan waxa ay yihiin saladiinta Qaranka isaaq iyada oo aan Dib kasoo dhamaystiri doono saladiinta reer somali land kuna soo dari doono beelaha walalahood ah ee ka maqan runtii suldaankasta reerkisa idinkaan idiin daynayaa.

MAGACYADA SALADIINTA OO DHAN

SALADIINTA IYO BOQORADA BEESHA HABAR YOONIS

1. Suldaan maxamad Suldaan Xirsi Qani

2. Suldaan Cusmaan Suldaan Cali madar

3. Suldaan Yusuf Muxumad Xiiray

4. Suldaan Rashiid Cali Ducaale

5. Suldaan Maxamad Xasan Iibraahim

6. Suldaan C/Raxmaan C/Lahi Good

7. Suldaan Cabdi Cawaale Hurre

8. Suldaan Xiis Iismaaciil Abiib

9. Suldaan Xasan Warsame Shire

10.Suldaan Maxamad Suldaan Xasan Bulbul

11.Suldaan Aadam Yusuf Nuur (suulcayn)

12.Suldaan Maxamuud Cabdi C/Laahi

13.Suldaan Cali Cumar Salax

14.Suldaan Mahad Maxamuud Caraj (caraj)

15.Suldaan C/Raxmaan Maxamad Cilmi

16.Boqor Axmad Cali Ducaale (a/dheere)

17.Boqor Maxamad Nuux

18.Suldaan Iid Maxamad SHire

19.Suldaan Siciid Cali Ducaale

20.Suldaan Nuur Farax Xuseen

21.Maxamad Jamac Ducaale (jikaar)

22.Suldaan Maxamuud Xaaji C/Laahi Xirsi

23.Suldaan Bulbul Cabdi Madoobe

24.Suldaan Saleebaan Cusmaan Xasan

25 Suldaan Maxamad Muxumad Ducaale (golos)

SALADIINTA IYO BOQORADA BEESHA CIDAGALE

1. Suldaan Maxamad Suldaan Cabdi Qadir.

2. Suldaan Maxamad C/Lahi Xuseen (agalaal)

3. Suldaan Aadam Farax Cumar

4. Suldaan Cali C/KLaahi Ba,ane

5. Boqor Raabi Yusuf C/Laahi

SALADIINTA IYO BOQORADA HABAR JECLO

1. Suldaan C/Lahi Suldaan Cali Muuse

2. Suldaan Maxamuud Guleed Mire

3. Suldaan Maxamad Xaaji Xuseen

4. Suldaan C/Raxmaan Qasim Qodax

5. Suldaan Carab Cabdi Cali

6. Suldaan Siciid Yusuf Ducaale

7. Suldaan Maxamad Cali Jabaan

8. Boqor Maxamuud Cali Carab

9. Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Yususf (buurmadaw)

SALADIINTA IYO BOQORADA BEESHA SACAD MUUSE

1. Suldaan Xasan Suldaan C/Lahi

2. Suldaan Iismaciil Suldaan C/Raxmaan SH Muxumad

3. Suldaan Xasan Suldaan Nuur Asakar

4. Suldaan Axmad Nuur C/Lahi Samale

5. Suldaan Sulub Nuur Warsame

6. Suldaan Iismaaciil Aadam Xirsi

7. Suldaan Xuseen Iismaciil Geele

8. Suldaan Jaamac Cusmaan Aadam

9. Suldaan Xiis Barre Yusuf

10.Suldaan Xasan Maxamad Geele

11.Boqor Muxumad Geele Seed

SALADIINTA IYO BOQORADA BEESHA CIISA MUUSE

1. Suldaan Maxamuud Axmad SHire

2. Suldaan Cusmaan Suldaan Cali Koshin

3. Suldaan Maxamad Maxamuud Xandulle (indhacase)

4. Suldaan SHariif Batuun

SALADIINTA IYO BOQORADA BEESHA ARAB

1. Suldaan Cumar Suldaan Maxamad Suldaan Farax

2. Suldaan Barre Xaaji Xasan Cabdille

3. Suldaan Iibrahim SHire

4. Suldaan Xuseen Xaji Cabdi C/laahi (mataan)

5. Suldaan C/Laahi SHeekh Axmad

6. Suldaan C/Raxmaan Suldaan cali SHagax

7. Boqor Ciise Haybe KHayre

SULDAANKA AYUUB IYO TOLJECLE

1. Suldaan Cali Xuseen Kaahin

Waxa aan isleyahay waxa aad intaasi kusoo koobtay saladiinta iyo boqorada Qaranka Reer SHeekh isaxaaq

isla markasi kolay waxaa fican in qofkasta iswaydiiyo in xli kasta oo wakhtiga iyo wayahuba ay kordhaan in ay kordhayaan madax dhaqameedyadu.

isha allaahu kuwii lagu nasto alle ha ka dhigo

Waxaa soo diyariyay: KHadar ibrahim Aar (KHadar Aar)
khadaraar65@hotmail.com
hargaysa

Posted In

abdilaahi

habaryoonis waa warangalka isaaqa anigu waxba uma diidani idinkan sidoo kale ayaan idiin rajaynayaa "waa oodo cadawgu hortaagan siiba ogaadeenka
\

Anonymous | July 29, 2010 - 3:04am

ciidagale ama qaraxajis

sxb horta waxan ahay wiil yurub ku korey lakiin waxan uu haystey ciidagale iyo qarxajis leh ineey suldan nimaad lee yihin

Anonymous | July 12, 2010 - 6:00pm

burcawi

salaan all duriyada waxan layaabnahay dadkan wax kala sheegaya waar reer sheekh isaxaaq waa 8 oday sideeduba malamaar maan adeer waxba hala qaad qaadin sulaadintuna waa isku mid uun waa duriyad uun mana kala haybad mana kal sareeyan hadana waxas waynu dhaafnay hada waxaynu nahay dawlad taas lascda waad mahasantiin dhamaam walayaal

Anonymous | July 3, 2010 - 6:35pm

samaale

adeer waxaa wiilku soo qoray waa wax sax , ninke leh waa khalad haduu jiro halkee khaladku ka jiraa , waa kee suldaanka aan suldaan isaaq ka midka ahayn ama suldaanada garxajis ahan , sheeg waa kaas dheh , anaga ayaa kuu sheegayna reerkuu ka yahay garxajis iyo xiliga reerkiisu doorteen si toosa , hadaba adeer ninka ka xun suldaanadiisow adiga iyo nuxuus xun oo caadifadaysan toona suldaamadu waxba uma oga ee wakhtiga haskaga lumin plz

Anonymous | June 7, 2010 - 11:17am

habar yoonis dulqaadkeedu waa dawlad oo kale ......

habar yoonis iyo garxajis waa laba nin oo walaalaa madaxna ayagaa u ahaa somaliland dadka daga hadaad hayso taariikhda markaad leedahay madax bay u waashena aya gaaba joog iyo jiif kugu xukuma waxan u malaynayaa inaad tahay gabadh ama wiil yar oo aan wali la qabsan caalamka mujahidintii snm ugu badnayd ee aha asaraakiishi xoreeyay dalka waxy ahaayen garxajis habar yoonis iyo ciidagale hadaad wax garanayso.

habar yonis waa reerka ugu baladhan ee daga somaliland haduu yeesho salaadin badan iyo hadii kaleba waxan leeyahay kolba waaqaca jira ayaa lala jaan qaadaa ee la soco waayaha iyo waqtiga ...way jirtay habar yoonis mar ay lahayd suldaan qudha waxaana uu aha suldan ka guud ee beesha habar yoonis waxaana ka soo jeeda suldaan maxamed suldaan xirsi qani waa na suldaankayga ........

Anonymous | May 16, 2010 - 8:08am

burcaawi

salaan war sxb markaad leedahay babar yoonis waa dagal keedu waa dawlad xagad wax ku layn jirtay waligaa habar maad dilin hanjabaada ruushkuba haamuhuu ka buusha waigii habrna kuma dilin waa maah mah hore ayaa tidhi anu ma odhan bal waxad soo sheegta aad ka galaantay waligaa ogaaden baa kula dega waliga umad jilib dhigin damaain baadtay wax aanu hubin iska soo qoray mar dambe waxaa hasoo qorin dadkan dadka walaalaha ahna haysku dirin waligiimba dabaad shidaane

Anonymous | July 3, 2010 - 6:48pm

muuse cabdalle

muuse cabdalle ayaaba mararaya 3 suldaan , muuse ismaacil laba boqor iyo suldaan

Anonymous | March 5, 2010 - 9:49pm

kama ba.o bardaalyahaw amaan beeshayada taal

anigu waxaan leeyey wiilka qoraalka soo qoray oo dabcan markiiba dadka qaar qolo shu shaanbadeeyeen viva salaadiinta reerka oodhan kamana xumin in habar yinis ama garxajis xitaa 100 madax dhaqmeed haday yeelanayaan lakiin waxay carqalad ku tahay talada reerka uun
reerkii 4 nin taladoodo ka go,i jirtay ayaa 10o reer noqonaya wax kale oo soo kordhinaya ma jirto ilmaadeerta ruma ayaan arin iyo aduun mid ka dhaxaynayn uun oo aan dhiba wada qaybsanayn waxan waxaa loo sameeyey hadaad fahmaysaan in habar yonis 100 suldan yeelato waxaa ka danbeeyey cigaal oo islahaa waa kugu mucaaradayaan ee kala jejebi oo qola kasta nin foormann usamyso

Anonymous | January 29, 2010 - 12:37pm

Baro Suldaankaaga

La socda Isaaqoow halkaasaan maraynaa,ogsoonaadana qaranimana waan rabnaa.

Kan yidhi Kulmiye iyo SNM oo aad caydaa lagu noqdaa suldaana waxaan leeyahay adiga caqligaagu ha koro duli fowqal duli.

Haybe

Hargaysa,Somaliland.

Anonymous | January 15, 2010 - 8:01pm

Caqligiinu ha koro, Duli fooqal Duli

1000 Suldaana yeeshoo bal Magacigii & Milhii Sandaladu lahayd yaan lagu ciyaarin. 24yrs wax yar ayaan suldaan ku noqon karaa anigu waxaana iga xiga
1. In Aan Caayo Xisbiga Kulmiye & SNM
2. In M/weyne Riyaale Warqad Casuumad/hanbalyeyn ah ii soo diro & laba wasiir.
3. In aan Cosdi u Qorto W/Arimaha Gudaha oo aan ku codsanayo in diiwaanka laygu daro Darajadda Suldaan/Boqor.
NO FURTHER THINGS TO DO.
ninkii u baahanina Intaas uun ha sameeyo. No More.

Anonymous | January 15, 2010 - 8:44am

Post new comment