Aqoontaada Tijaabi Waa Su'aalahii Jimcaha iyo Barnaamijkii Kororso Aqoontaada
Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su’aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su’aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su’aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhristayaal ku soo dhawaada 15-ka Su’aaladood Jimcaha maanta ah.
1-Su’aal Sheegsanadkii uu soo Islaamay Cumar Binu Khadaab
Rc?
2-Su’aal Sheeg magaca Rasuulka (NKH) Hooyadii oo seddexan?
3-Su’aal Sheeg Nebiga (NNKH) yaa ugu hor Rumeeyey caruurta
yar-yar?
4-Su’aal Sheeg Asxaabigii ugu horeeyey ee Islaamka Salaad
Jimco ah Tujiyo?
5-Su’aal Sheeg Qofkii ugu horeeyey ee qora Bismillaahil
Raxmaanil Raxiim.
6-Su’aal Sheeg Ninka ugu horeeya ee dhar la-siin doono
Maalinta Khiyaamo?
7-Su’aal Sheeg imisa jir buu-ahaa Nebi Ibrahim Cs markii uu
dhalayey Nebi Cismacil Cs.
8-Su’aal Sheeg Buurta Suurad Magaaladda ay ku taallo?
9-Su’aal Sheeg ninkii ugu horeeyey ee Dayax gacmeed duuliyey
magacaiisa iyo wadanka uu u dhashay?
10-Su’aal Sheeg maxaa loo-yaqaanaa Xididka Wadnaha dhiigga
ku soo celsha?
11-Su’aal Sheeg yaa u qaada jirka Nafada iyo Oxygen-ka?
12-Su’aal Sheeg xagee buu-ku geeriyooday Sheekh Xasan
Barsane?
13-Su’aal Sheeg sanadkii uu geeriyooday Sheekh Xasan Barsane?
14Su’aal Sheeg sedex tiro oo isku xigta wadartooduna waa 111?
15-Su’aal Sheeg Shan tiro oo isku xigta wadartooduna waa 100?
Akhristayaal Jawaabaha waxaad ku soo hagaajin kartaan gacal053@hotmail.com
Dhex-taal Gaaban
haddii aad tahay qof cusub, doonaayana inuu kamid noqday bahda ku taxan barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud, la-xiriir baashi053@hotmail.com
si'aad u heshid casharadii horey ku dhaafay. Anagana waxaa ku balan qaadeynaa inaad heli doontid wixi horey kuu dhaafay oo dhan Insha’Allah
Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Kedis114@hotmail.com
Kuala Lumpur Malaysia….
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58























Post new comment