Dhamaan akhristayaasha & inta jecel haru-marka Somaliland Waa maanso Lagu Taageerayo Shirkada SOMTEL by C/raxmaan Tallaabo
Berbera, Somaliland - Waxaan salamayaa dhamaan saxaafada Somaliland inteeda xorta ah, intaa kadib waxaan halkan ugu soo gudbinayaa dhamaan akhrista yaasha saxaafada iyo inta jecel haru marka wadanka s/land maanso aan ku taageeray shirkada wadaniga ah ee somtel oo keentay qalab adeegiisa iyo tayadiisuba aad u sareeyo waana tan maasadii (SOMTEL) WAAN TAN EE AKHRIS WACAN:
Duni weeye siraadan oo samadaa kor u dhaaftay
Sannadkii la arkaaba sancadiisa waataa e
Marba saaca la joogo dadkuna way la socdaan e
Sidii roob subaxeed oo buuraheeni sanaag iyo
Sabadii burco wayn iyo
intuu saaxil ku hooray
Sunsumayso
xareedo Sida loogu riyaaqo
Subaxaa ninka joogiyo
saaxiikaybaa garanaayee
Warkaan saaka hayaana
wa mid aynu sugaynoo
Muddo aan u samraynee
Hadii aan yara
saafo idin siiyo xogtiisa
Isgaadhsiin la sameeyo sancadii
u danbaysay somtel uun ugu kaalay
Adeega weeye sareeye
safaysan
oo la hubaa e somtel uun kaalay
Santalayd casriyaysan
kuwa saaka
la keenay somtel
uun ugu kaalay
Simcadho tayaysan welgood la
saluugin
somteel uun ugu kaalay
Telefeno la sameeyo adaan charge ku samaynin
solar kuugu
sheqeeya somtel uun ugu kaalay
kuwii aad
sidateen adeegi ka sareeyay aayaan saaka
Haayaa e somtel
uun ugu kaalay
Sintibaan ku hadlaa iyo saaxiib wuu iga madhnaa
Surma seegto lahayn somtel uun ugu kaalay
Waxba yaanan su,aal iyo idin siinin jawaabe
Sancadaanu bilownay idinkaa sixi done
Saaxiibayaal ina keena somtel kaalaya booqdaa
Simcard kana qaata
Curiye C/raxmaan Xuseen Cumar (Tallaabo)
Berbara Somaliland
Email hanadx1@hotmail.com
Tel 9380018 somtel
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58























Post new comment