Naanaystii Ahayd Siilaanyo Reeban laga Bilaabo Maanta
Sharciga hab Maamuuska Hogaanka Qaran ee caalimiga ah.
waxa uu dhigayaa Masuulka loo doorto Hogaanka Qaran, Sida Madaxweyne, Raisal-wasaare iyo Boqorada dhaxaltooyada ku yimaada Jagada Boqortooyo in aan la raacin seddexdooda magac waxa dhaafsiisan Title-kaa Qaran ee loo caleemasaaray Sida.....
Naanaystii Ahayd Siilaanyo Reeban laga Bilaabo MaantaMadaxweyne ama Raisal-wasaare. Madaxda Islaamka waxa Masmuux ah oo loo ogolyahey labada Title ee ah (Sheikh iyo Al-xaaji) Waxa reeban oo sharci daro ah in Maxweynaha Qaran Magaciis xaga hore iyo xaga danbe midna la raaciyo Magac Naanays ah iyo wax u eg.
Aniga oo ka duulaaya Qodobka-ka 42-tanaad Xubintiisa Shanaad ee Hab Maamuuska Hogaanka Qaran ee Caalamiga ah, waxa aan si sharaf leh ugu soo gudbinayaa Warbaahinta Gudaha & Debedaba iyo websites-ka Somaliland iyo Somalia in ay ka digtoonaadaan Isticmaalaaka Naanaysaha ee ku jahaysan Madaxda Qaran-ka.
By: Osman Abdillahi Sool.....
Freelance Journalist.
sooldhuub@hotmail.com
Related News
- Xisbiga UCID oo si weyn u Canbaareeyey Muddo Kordhinta ay Kordhisteen Golaha Gurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland : 7 Sep 2010 - 18:42
- Mushaharka uu Qaato Madaxweyne Silaanyo & Ku Xigeenkiisa - Mushaharkii uu Qaadan jirey Madaxweynahii hore & Ku Xigeenkiisii : 7 Sep 2010 - 18:35
- Ciidamada Sheekh Shariif oo Maanta Wadada Marta Madaxtooyada Xidhay kadib markii aan Mushaharkoodii la siin : 7 Sep 2010 - 18:08
- Dagaaladii Muqdisho ka dhacay Labadii Todobaad oo ay ku dhinteen dad gaaraya 230 qof : 7 Sep 2010 - 17:48
- Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo Mudadii isku kordhiyey : 7 Sep 2010 - 17:21
- Golaha Guurtida oo laga hor akhriyay qoraal uu Madaxweynuhu kaga dalbanayo inay muddada ku kordhistaan iyaga iyo Wakiiladu : 6 Sep 2010 - 19:56
- Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub : 6 Sep 2010 - 19:47
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC : 5 Sep 2010 - 20:09
- Hambalyo Aroos: Boqor Jaamac Xuseen Yalaxle & Boqorada Caasha Axmed Jamac oo arooskodu kadhacay magaalada Burco : 5 Sep 2010 - 20:05
- Dallada Dhalinyarada SONYO oo Maanta Sameeyey Hawlgalo ku Dayasho Mudan oo Dadweynaha Hargeysa ay soo dhaweeyeen : 5 Sep 2010 - 19:22
















Post new comment