Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub?
Maansha Allaah; Alleylehe Somaliland qayrkeed dhaaftay, kol haddii ay dalal badan oo wax isbidayey ay kaga horraysay, dhinacyada farxada, dimuqaraadiyada, xasiloonida iyo is-jacaylka.
kaalay arag sidii walaaltinimadu ku ladhnayd ee Rayaale iyo Siilaanyo oo garbaha ishaysta xilkii isugu wareejiyeen, ta kale ee cajiibka ahayd dadkii shacabka ahaa ayaa gaadiidka dariiqyada marayey baadhayey oo muraayadaha dejiyada hayey si ay ammaanka qaybtooda uga qaataan, boolis, dadweyne iyo siyaasiyiin hadii la wada shaqeeyo ictiraafku wuu iska iman.
Wager; Adeer Aw Rayaale ammaan uma baahna oo waajib dastuuri ah ayuu fuliyey markii codka laga helay inuu wareejiyee, tallow golahan wasiirada ee maanta lagu dhawaaqayaa ma noqon doonaan kuwo u adeega masiirka ummadda oo dadweynaha xidhiidh la yeesha, mise sidii kuwii hore ayey muraayadaha dalacan donaan. Ta kale ma ka dhabayn doonaan balanqaadkii codka lagu siiyey.
Related News
- Xukuumada Silaanyo oo ka hadashey sameynta ay Somaliland ku leedahey dagaalka Galgala iyo Xildhibaanada ku Xidhan Borama : 8 Sep 2010 - 17:20
- Dadwaynaha Somaliland oo La yaab la noqotay Muddo kordhinta ay isku Kordhiyeen Golaha Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka : 8 Sep 2010 - 17:11
- 30 Suxufi oo ka hawlgala Warbaahinta Somaliland oo dhameystay Tababar ay Hayada Wadaniga WAAPO u qabatey : 8 Sep 2010 - 16:37
- Xisbiga UCID oo si weyn u Canbaareeyey Muddo Kordhinta ay Kordhisteen Golaha Gurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland : 7 Sep 2010 - 18:42
- Mushaharka uu Qaato Madaxweyne Silaanyo & Ku Xigeenkiisa - Mushaharkii uu Qaadan jirey Madaxweynahii hore & Ku Xigeenkiisii : 7 Sep 2010 - 18:35
- Ciidamada Sheekh Shariif oo Maanta Wadada Marta Madaxtooyada Xidhay kadib markii aan Mushaharkoodii la siin : 7 Sep 2010 - 18:08
- Dagaaladii Muqdisho ka dhacay Labadii Todobaad oo ay ku dhinteen dad gaaraya 230 qof : 7 Sep 2010 - 17:48
- Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo Mudadii isku kordhiyey : 7 Sep 2010 - 17:21
- Golaha Guurtida oo laga hor akhriyay qoraal uu Madaxweynuhu kaga dalbanayo inay muddada ku kordhistaan iyaga iyo Wakiiladu : 6 Sep 2010 - 19:56
- Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub : 6 Sep 2010 - 19:47
















Post new comment