Bogga Suugaanta

Text Size

Gufaaco waa Gabay ka waramaya Asxaabta Siyaasada ee is wada haysta iskuna haysta kursiga & dastuurkii oo dabool la saaray

Marka Hore Waxaan idiin so Dirayaa Salaan Qaali Ah Bahda Shabakaadda Casriga Ee Somalilandinfo Thank you More & Akhyaarta Sharafta Badan ee Somaliland Gabaygan Waxaa Layidhaahda Gufaaco waxaan ka bixinaya sharaxaad Ama Tusaale Gabayga

Posted In

Ogeysiis Ogeysiis Kasoo qaybgal Silsilad-Maanseed cusub oo dhawaan la baahin doono

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan akhristeyaasha mareegaha internetka ee xiiseeya ama curiya suugaanta in dhawaan mareegaha internetka lagu baahin doono silsilad-maanseed magaceedu yahay Aliflay, oo ay tahay markii koowaad ee lagu baahiyo saxaafa

Posted In

"Adigoo aqoon madhan, Maankuna ku gudhan yahay, Murankiyo colaadaha, Kuma meel marayside" Gabaygii Abwaan Xasan Cabdi Madar

ifku malmo weeyaan, mahadhooyin badanoo, waa meerto nolooshuye, miskiin looo gargaariyo, maalintay wax qabad tahay, soo maagi maayo, meeraysan maayeee, midigtaada iga eeg!.

Posted In

Halkan ka dhegayso kana akhriso Gabaygii (Darmaan Ugub) oo ahayd Tix gabaya oo uu tiriyey beriguu guurdoonka ahaa Abwaan Mubarak

Halkan ka dhegayso kana akhriso Gabaygii (Darmaan Ugub) oo ahayd Tix gabaya oo uu tiriyey beriguu guurdoonka ahaa Baryadaas oo ilaahayna ka aqbalay, Gabayga waxaa Tirinaya Mubarak Mohamed Nur qoorubaxay.

Posted In

Dhamaan akhristayaasha & inta jecel haru-marka Somaliland Waa maanso Lagu Taageerayo Shirkada SOMTEL by C/raxmaan Tallaabo

Berbera, Somaliland - Waxaan salamayaa dhamaan saxaafada Somaliland inteeda xorta ah, intaa kadib waxaan halkan ugu soo gudbinayaa dhamaan akhrista yaasha saxaafada iyo inta jecel haru marka wadanka s/land maanso aan ku taageeray shirkada wadaniga ah ee somtel oo keentay qalab adeegiisa iyo tayadiisuba aad u sareeyo waana tan maasadii (SOMTEL) WAAN TAN EE AKHRIS WACAN:

Posted In

Maanso Loo Curiyey Shirkada Isgaadhsiinta ee Casriga ah ee SOMTEL Abwaan Rooble Saalax Axmed (Xabeeb)

Maansadan Hoos Ku Qoran Waxa Tiriyey Abwaan Rooble Saalax Axmed (Xabeeb) Wuxuuna Ku Soo Dhaweynayaa Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee SOMTEL Oo Dhawaan La Filay Inay Hawada Soo Gasho Isla Makaana Soo Kordhiso Adeegyo Casri Ah Oo Cusub Dadkuna Aad Ugu Baahnaa, Mudo Dheerna La Sugayey Wuxuu Yidhi Abwaanku:-

Posted In

Maanso Loo Curiyey Shirkada Isgaadhsiinta ee Casriga ah ee SOMTEL Abwaan Rooble Saalax Axmed (Xabeeb)

Maansadan Hoos Ku Qoran Waxa Tiriyey Abwaan Rooble Saalax Axmed (Xabeeb) Wuxuuna Ku Soo Dhaweynayaa Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee SOMTEL Oo Dhawaan La Filay Inay Hawada Soo Gasho Isla Makaana Soo Kordhiso Adeegyo Casri Ah Oo Cusub Dadkuna Aad Ugu Baahnaa, Mudo Dheerna La Sugayey Wuxuu Yidhi Abwaanku:-

Posted In

Gabaygii Gobanimo Mudiir waxaa midhahiisa curiyay Abwaan cabdinaasir axmed muuse "Cabdinaasir Macalin"

Mudiir ShevodinioMudiir ShevodinioMarka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakaadda calamiga ah Ee Somalilandinfo iyo Axsaabta Somaliland

Posted In

Dhageyso & Akhriso: Maanso gaaban oo la yidhaaho Af dhabaandhow Waxaa tiriyey Abwaan Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay

Waa Maanso gaaban oo la yidhaaho Af dhabaandhow Waxaa tiriyey abwaan Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay waxay soo baxday 13.02.2010..


Posted In

Maansadii Abaal Qalinkii Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahada Shabakaadda calamiga ah Ee Somalilandinfo & Akhyaarta sharafta badan Ee somaliland Maansadan waxaa layidhaahdaa Abaal Waa maxaay Abaalku?, Balse maxuu yahay dulucdiyo u jeedad

Posted In

Maanso ka hadlasa waxaa sababay wakhtigan iyo durufaha maanta aynu kujirno Mubaarik Maxamed Jaamac

Maansadan Cusub ee uu Curiyey Mubaarik Maxamed Jaamac oo ugu magacdarey "Sakal" waxay ka hadlaysaa waxaa sababay wakhtigan iyo durufaha maanta aynu kujirno waxa sababay sa,da gabaygayga siinka baryaha waan ka saahidaye sakalaha markii ay gashaan seefihii dhigaye...

Posted In

Doorkani Hadraawow Deelka aan Wadaageene Abwaan Maxamed Maxamed Ibraahim Farxaan

WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN BAHDA-SAXAAFADA MADAXA BANAAN MEELKASTOOY JOOGAAN DUNIDA, IYO INTA JECEL NABADA IYO JIRITAANKA SOMALILAND IYO DHAMAAN HAL ABUURKA IYO HEESAAGA UU KA ABUURANYAHAY DAREEN WADANINIMO, INTAAS KA DIB WAXAAN DABA SOCDAA,

Posted In

Mowjadii Tahriibta waa Maanso uu Curiyey Abwaan Cabdulqaadir Axmed Xassan iyo sida ay Dadka Liibiya u Xunyihiin

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabaakadda calamiga ah Ee Somalilandinfo & Asxaabta uruurka S.y.n-Eu waxaa xusid iyo qadarin mudan Guddoomiyaha uruurka S.y.n-Eu Shevodinio Mohammed Ahmed "Mudiir Shevodinio"...

Posted In

Maansadii ugu danbaysay ee Abwaan Hadraawi "Awaal Tiris" Waa Dhambaal Toos Raga u Tumaatiyey

Gabaygani waa dube madaxa kaga yaal guud ahaan bulshada gaar ahaan raga kuwaasoo ka siibtay salaankii noloshii taasoo keentay in hanaankii noloshu isbedel ku yimaado oo ay lunto rajadii iyo musqabalkii la higsanayey waxaana sidaan horeba

Posted In

Dhaqan Guur waa maanso ay curisay Deeqa Xasan Axmed

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabaraakat; waxan markale madashatan idiinku soo bandhigayaa maanso aan tiriyay oo magaceedu yahay dhaqan guur, micnaheedana aad ka fahmidoontaan midhaha ay ka unkantahay, hadab

Posted In

Xigmadii-Tasowday waa Maanso Tusaale ka bixinaysa markii aan arkay Suugaantii oo la boobay Abwaan Cabdinaasir Macalin

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakaadda caalamiga ah Somalilandinfo thank you more & Asxaabta sharafta badan ee somaliland, Maansadan waxaa layidhaahda Xigmadii-Tasowday waxa

Posted In

Gabaygii Gayi waxaa midhahiisa curiyay abwaan cabdinaasir axmed muuse "cabdinaasir macalin"

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah bahda shabakadda Casriga ah Somalilandinfo & Axsaabta somaliland Ee sharafta badan, Gabaygaan waxaa la yidhaahdaa Gayi waxaa midhahiisa curiyay ama sameey

Posted In