maxamed xasan xaleef
Siilaanyo’s First 100 Days in Office Madaxwyne Silaanyo Talaabada kowaad ee lagaa filaa waa in aad baa’biso by Mohamed H. Xaleef
Mudane Madaxweyne Marka Hore Waxaan kuugu Hambalyaynayaa Guusha aad ka soo Hoysay Doorashada aad tartanka Xalaasha ah u gashay , Mudane Madaxweyne Ilaah ha kula garab galo Xilka Culus ee Umada Diiftu iyo Daalku Ka muuqata ay ku igmadeen
Xafladii Dabaldaga 18 May ee Wadanka Denmark iyo ka qaybqadashadii Ururka Jiilka cusub
DENMARK, KOPANHEGAN- Xaflad ay soo qaban qabiyeen haween waynaha somaliland ee ku dhaqan wadanka Denmark gaar ahan casimada (kOPENHEGAN) xafladan oo ahayd mid loogu dabaldagayo sanadguurada 19 ee ka soo waregtay malinta qaranimada iyo jiritaa
Siyaasada Madaxweyne Rayaale iyo Haweenka Somaliland! Qalinkii Mohamed Hassan Xaleef
Haweenka ayaa kaalin aad u wayn kaga jira bulshada aduunka, iyaga oo fuliya shaqooyin kala duwan oo la’aantooda ay adkaan lahayd inay qabsoomaan Haweenka Somaliland ayaa ah kuwo Baal-Dahab ah kaga qoran Tariikhda wadankan Aan ku Horayne
Faalo: Tageero Badnaanta Xisbiga iyo Tayo La’aanta Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ee Sweden Qaybtii 2aad by Mohamed Hassan Xaleef
Sweden- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Allah ayaa mahad leh Nabi Mohamed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha aaato, Dadkinii akhristay qormadi hore waxaynu isla meel dhignay in Gudida Cusub Ee Xisbiga kulmiye loogu Doortay Qol Hoosti Aa
Faalo: Tageero Badnaanta Xisbiga iyo Tayo La’aanta Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ee Sweden by Mohamed Hassan Xaleef
Sweden- Ilaah baa mahad leh, Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato, Ilaahay wuxuu aduunkan ku abuuray bani’aadam, kuwaas oo uu ilaahay siiyey ku noolaanshaha iyo waliba ku tasarufkiisa, Wuxuu ilaahay ka dhigay kuw
Golaha Guurtida waxaan Leeyahay "Gunnimmo Dhereg Leh, Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone"
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Allah ayaa mahad leh Nabi Mohamed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha aaato, Sida aan la wada socono waxa Fiintu dhex miranaysa Golaga Guurtida Somaliland oo iminka in mudo ah Khilaaf ba'ani kala keexeyay hadaba
FAALO:Khilafaadka Siyaasadeed Ee Hadheeyay Somaliland Sidee Loo Xalin Karaa?
Ramadaan Kariim Akhristaal meel kasta oo aad caalamka daafihiisa kaga sugantiin - Dadka reer Somaliland maanta waxay diirada ku hayaan isla markaana eegayaan qaabka loo xalin doono siyaasadan murugsan ee laysku haysto, iyada oo awal hore ay
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58
























Kasoo Qaybgal: Afkaarta Akhristayaasha
16 hours 39 min ago
23 hours 5 min ago
23 hours 7 min ago
1 day 2 hours ago
1 day 7 hours ago
1 day 9 hours ago
1 day 12 hours ago
1 day 16 hours ago
1 day 17 hours ago
1 day 20 hours ago