sli

Text Size

Kulan Balaadhan oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland

Hargeysa - Waxa xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay.

Posted In

Akhriso Wasiirada uu Madaxweyne Silaanyo soo Magacaabey Qabiiladooda iyo Qabiilada aan lagu Darin Golaha Wasiirada

Waxaan halkan idiinku soo Bandhi- geynaa, magacyada golaha wasiirada ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Beelaha ay kala yihiin, tiarada wasiiradu waa 20 wasiir.


Posted In

Wales Somaliland Community praised Cardiff MP RT. Hon. Alun Micheal

Wales Somaliland Community, has today welcomed and praised Rt Hon Alun Michael.

Posted In

Saansaanta Doorashada Madaxtooyada "Doorashadii 2003 qabsoontay iyo tan 2010"

Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah.

Posted In

Maqnaanshaha Xisbiyada Mucaaradka, Xafladii Qaadhaan Ururinta wadada Laamiga & Dareenka Bulshada Reer Awdal iyo Selel

Borama, (Bnn)Munaasabad Si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa Maanta ka kala dhacday, xaga ay ka bilaabmayso wadada Laamiga ah ee isku xidhaysa Cammuud ilaa Dila iyo Hotelka waynee Rays Hotel,Borama.

Posted In

Nin Naar ku Galay markii uu Walaalkii ku yidhi "Wallaahi in aan Ilaahay kuu dambi dhaafayn!" Qalinkii Mustaf

Muslim ayaa ka wariyay Jundub in uu Nabigu (scw) ka sheekeeyay nin yiri (wallaahi in aan Alle u dhaafayn hebel, Ilaahayna wuxuu yiri, (waa kuma kan igu dhaartay in aanan hebel u dhaafayn, waan u dhaafay hebel, adigana camalkaagii waan buriyay).

Posted In

Baaq Beesha Reer Yoonis Ee Habar Jeclo oo Taageeradii ugu badneed siiyey Xisbiga...

Marka hore waxaanu salaan qiima leh hawada u marinaynaa dhamaan umada muslimiinyta ah iyo umada Somaliland Meelkasta oo ay Joogto in Taa kabacdi hadaanu nahay Beesha Reer Yoonis ee Habar Jeclo, waxaanu Cadaynaynaa shir aanu dhowaan yeel

Posted In

Cudurdaar ka yimid Somalilandinfo Maqaal fowdo ah oo shabakada la soo galiye

Posted In

Cismaan Hindi oo Tusaale ka bixiyey hadalkii Muj Guray: "Madax La Caayaa Madax La Caayay Leedahay"

Hargeysa, (sli)- Guddoomiyaha ololaha doorashada Xisbiga Udub Cismaan C/llaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo uu ujeedadii ururkii SNM u galay uu ku doonayay sidii uu ugu gorg

Posted In

"Waxaan Ku Waayey Dagaaladii Sokeeye 5 Caruur ah oo aan dhalay Waxaanan Ku Samray Saamaxidii Shacabka Somaliland" Rayaale

Hargeysa, (sli)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horaysay wuxuu si cad shaaca uga qaaday in dagaaladii ka dhacay dhulka Somaliland markii laga xoraynaayey taliskii Maxamed Siyaad Barr

Posted In

Komishanka Doorashooyinka Waxa Aanu Uga Digeynaa In Doorashooyinka Ay Ka Reebaan Deegaanada Waqooyiga Hargeysa

Caasimada Hargeysa oo uu kaga hadalyo arimaha deegaamada waqooyiga iyo galbeedaka Hargeysa ee gobolka ALMIS iyo gobolka Gabiley, waxaanu uga digay komishanka doorashoyinka qaranka inay Maamulaan doorasho ay ka maqan yihiin qeybo m

Posted In

Dhageyso Heesahii Abwaan Cabdinaasir Macalin: Waa kuma Abwaan Cabdinaasir Axmed Muuse "Cabdinaasir Macalin"

Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah asxaabta shabakadda Casriga ah ee Somalilandinfo & Akhyaarta Somaliland waa kuma abwaan cabdinaasir axmed muuse maxaad ka taqaana, "Cabdinaasir Macalin Axmed" waxaa uu k

Posted In

Ogeysiis: Codkaaga iyo Fikradaada waa u Dan Somaliland

Bismillahi Raxmaani Raxiim Dhamaan Akhristayaasha, Saxaafada, Xukuumada, Axsaabta, Golaha Wakiilada, Golaha Gurtida iyo Gaar ahaan Shacabka Reer Somaliland meel kasta ay joogaan Waxaan idin soo diraynaa marka hore Salaanta islaamka Asalaa

Posted In

OGEYSIIS: The Murtimaal Poetry Project would like to invite you

Description: The Murtimaal poetry project would like to invite you to a night to remember! A poetry event in the Capital of Togdheer, Burao, This event has been put together by Murtimaal with support from Kayd and Redseaa Online.

Posted In

Xisbiga Kulmiye Inuu Doorashadan Ka Hadhayo Waxa Noo Cadaynaya 4 Bilood Ayuu Ka Ololaynayey Jidka 150-ka Iyo Degmada Doodbuur

Qatar, (sli)- Shacbiga balaadhan ee ku dhaqan Caasimada Somaliland waxaan jeclay inay u fiirsadaan inta uu le’eg yahay Xisbiga Kulmiye kalsoonida uu ku leeyay Caasimada Jahmuhuriyada Somaliland-Hargeisa.

Posted In

Akhriso Dhacdadii Wariyeyaashii Tahriibayey ee laga soo celiyey Madaarkii Yugaandha

Rag waa kii kufa ee hadana kacee, may ahayn halkii aad iska qarin laheydeen in ceebihiina iyo fadeexadihiina idinka soo gaadhay aad shaashadaha Tv-yada la hor timaadaan wargeysyada dalkana aad ku faafisaan.

Posted In

Soomaalida ku nool wadanka Gariiga oo kawalaacsan Lacagihii ay wadankaasi uga bixi lahaayeen oo la la baxsaday

Athens, Greece - Qaar kamid ah dadka Soomalida ah ee ku dhaqan wadanka gariiga ayaa waxaa soo foodsaartay nolol aad u xun kadib markii lawaayay meel uu jaan iyo cirib dhigay nin kamid ahaa raga sida aadka ah looga yaqaano wadanka

Posted In

Mid kamida Maamulayaashii Shirkada warbaahinta Horn-Afrik oo Kahadlay Dilkii Wariye Siciid Tahliil Axmed

Maamulle Nuur Axmed Maxamed oo ku magic dheer (BICIR) kana tirsanaa howl wadeenadii Sida gaarka ah ay uwada shaqeynayeen Alla ha unaxariistee Agaasimihii Idaacada Hornafrik Siciid Tahliil Axmed Ayaa markii ugu horeysay Ka hadlay Sidii ay u

Posted In

Digniin: Fadlan Da'daadu hadey ka yartahey 18-sano ama Ruux Dumar ah aad tahey Fadlan ha Akhrisan Qoraalkan

Burco, (sli)- "Markii aan ka warhelay Dabkan Mucjisada ah ee Qoyskan ku habsaday ayaan u, waxaanan la kulmay Cabdirashiid Cali Cabdilaahi oo ah Aabaha Qoyskan dhibban, waxaanan ka waraystay Dabkan iyo noocyadiisa kala duwan.

Posted In

Ka Faa'ideyso Walaal adigoo u sii-gudbinaya walalahaga kale

BISMILLAAHI ARRAXMANI ARRAXIIM

ماسلككم فى سقر ؟ قالو لم نك من المصلين

oo micnaheedu yahay " maxaa idin geliyey naarta saqar? waxay leeyihiin ma aynaan ahayn kuwa tukada ? ALLAH wuxuu kaloo aayada kale ku yiri

Posted In

Sideed ku Ogaankartaa Gabadha sida dhabta ah kuu Jecel?

Run ahaantii jacaylku waa tartan qarsoon oo ogaanshihiisu ay wakhti qaadato, mana fududa marka u horaysa in la dareemo gabadh ku jecel sida ay u fududahay in aad dareento waxyaabaha kale, Had iyo jeer dadka uu jacaylku la soo darso rag i

Posted In

Faallo Somalilandinfo: Dib u Gurashada, Xeeladaha Madow iyo Dhibaatada ku soo socota Somaliland

Toronto, Canada - (sli) - Marka hore waxaa mahada iska leh Illaaheygii na abuurey ee Caqliga iyo Nafta na siiyey, marka xigta waxaanu u mahadcelineynaa Akhristayaashayada ee goor walba inala socda inaga lana-qaybqaata fikradaha iyo

Posted In

Ogeysiis: Somali-Week Festival Debbaaldegga Toddobaadka Fanka & Suugaanta Soomaalida 2009

Kayd Somali Artist and Culture iyo REDSEA-ONLINE.COM waxay si wada jir ah kuugu soo bandhigayaan Debbaaldegga Toddobaadka Fanka iyo Suugaanta Soomaalida ee sannadlaha ah, kana dhaca Landhan, UK.

Posted In