saleebaan mohamud dhiidhi

Text Size

TV-GA UNVERSAL waxa uu la mid yahay kii 1988 ee Xamar ka hadli jiray Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Waxa uu istaahilaa in laga manooco somaliland tv unversal ee afsomaliga ku hadla kana fog dacadnimada iyo dhex dhexaad nimada, waxa anu ka codsanaynaa shacabka somaliland iyo dowlada cusub ee uu madaxwayna ka yahay muda

Posted In

Hanbalyo ku socota wasiirada iska Casilay Xilkii Riyale & madax-dhaqameedka caanka ah ee Buurmadoow oo udamqaday umada

Waxan hanbalyo hawada u marinayaa anoo ah muwaadin teegar san isbadalka iyo in la helo qaran ka nadiifa musuqmasuqa baahay, yada oo wakhti doorasho lagu jiro habeena ka hadhsanyahay wakhtigii doorashada somaliland.

Posted In

Cismaan Hindi Waxba kama oga Guulahii SNM iyo Taariikhdii Halganka toona Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Waxan salamayaa saxafada madaxa banan ee an ka eexan codka dadwaynaa, hadaba waxa la yaab leh oo fajiciso ah in qof kasta waxa uu doono ku hadlo cismaan hindi oo meel uu tariikhda kaga yaalo an la garanayn see anu magaca

Posted In

Somaliya Maslax Siyad Bara u sharaxan Somalilandna Shirkado Qalaadbaa Gacanta loo galinayaa Hadaba maantay daba qabasho leedahay

Somaliland Xal Waxa u haya Cida Mustaqbalkeeda ka bad-baadisa dhaqaalo Xumada iyo Taariikh la aanta, Somaliya maslax siyad bara u sharaxan, wadankana shirkado qalaad baa Gacanta loo galinayaa, hadaba maantay daba qabasho leedahay.

Posted In

Joojinta Xuska 18 May waa Xadgudub Qaran iyo Taariikhda Ummadan oo la Liciifinayo Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Marka hore waxaan salaamyaa umada reer somaliland ee udabal dagaysa 18 may sanad guuradii 19 tobnaad ee Somaliland magalada burco lagaga dhawaqay la soo noqoshadii, xoriyadii luntay lixdamaadkii.

Posted In

Codkaaga KULMIYE sii hadii aad doonayso Mustaqbal Muuqda oo Qarankani yeesho Qalinkii saleebaan maxamuud dhiidhi

Marka hore waxan salamayaa, shacabka somaliland iyo saxafada ka caagan eexashada codka dadwaynaa, aniga oo muwaadina waxan ku baraarujinayaa bulshada cafimaad qabta ee somaliland in ay cod kood u meel dayaan oo ka fakara

Posted In

Nasiibka Sumcadi Leedahay ta ugu Wanaagsan, & Ceebta Adduunka ugu Xunba Waxay Hortala Komishanka Dorashooyinka Somaliland

Marka hore waxan salamayaa saxafada ka caagan eexashada codka dadwayna hadii an u dhaadhoco maqalkan waxan lahadlaya anoo muwadina oo an la iga xigin talada wadanka,fakarkaygana u gudbinaya bulshada iyo cid kasta oo jece

Posted In

Kulmiye Waa ku Saxsanyahay in la Furo Axsaabta Siyaasada ee Somaliland Qalinkii Saleebaan Mohamud Dhiidhi

Marka hore waxan salamyaa saxafada madaxa banan iyo shacabka somaliland inata wadaniga ah iyo inta ila fakarka ah ba,dadka dareenkiisa iyo aniguba waa soo dhaweeyeen in la furo axsaab badan axsaabta badan waxa hadii an t

Posted In

Faallo ku Sabsan Sadexda Xusbi ee Somaliland Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Marka hore salan ku socota saxafada madaxa banaan iyo shacabka qalbiga furan ee somaliland hadii kulmiye ku guulaysto talada wadanka, tolow balanada dadka farabadan ee xusbigasi wasiirada ugu balan qaaday ee wacad ku mar

Posted In

Somaliland Arrimaha Cadaalada ha laga Daaweeyo, Dibna ha loo Eego Qalinkii Saleebaan Mohamud Dhiidhi

Marka hore waxan salamya saxafada ka caagan eexashada codka dad wayna hadii an u daadago dulucada maqalkan iyo waxa igu kalifay in an ka hadlo arintan cadalada waxan arkay oo ii muuqata in aad moodi in wasarada cadalada

Posted In

Komishanka Doorashooyinka hadi ay Umada Bad-baadshaan Waxay helayaan Sumcada ugu Fiican Dhulka Af-Somaliga lagaga hadlo

Marka hore waxan salamayaa saxafad ka caagan eexashada codka dadwaynaa, waxan kale oo salamaya dadka samirka badan ee reer somaliland, hadii an u dadago dulucda maqalkan igu kaliftay. waxa jira somaliland yada oo

Posted In

Fanaaniinta Waa weyn ma istaahilaan in la Aflagadeeyo Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Marka hore waxan salamyaa saxafada ka caagan eexashada codka dadwaynaa waxa baryahaa saxafada la qada dhigayaa, fananada wayn ee sado cali oo dadku si kala duwan uga hadlayaan

Posted In

Dulmiga lagu hayo Shaqaalaha iyo Danaysiga Ganacsatada Waa weyn Qalinkii saleebaan maxamuud dhiidhi

Marka hore waxan salamayaa saxafada madaxa banan ee ka caagan eexashada codka dadwayna, inta kadib waxan halkan ka cadaynayaa oo bulshada tusayaa iyo dadka wax bartay xasuusinayaa, ama cid kasta.

Posted In

Saxaafada iyo Komiishanka Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidh

Marka hore waxan salamayaa saxafada madaxa ba naan ee ka caagan eexashada codka dadwayna waxa maqalkan igu ka lifay warar ka soo baxaya saxafada iyo aamuska badan ee komishinka oo shaki iyo yabaal ku abuuraya bulshada u

Posted In

Codsi Ku Socda Madaxtooyada Somaliland by Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

MARKA HORE WAXAN SALAMAYAA, SAXAFADA MADAXA BA NAAN, EE AN LAHAYN EEXASHADA, WAXAN MAQAAL QAYLA DHAANA U JEEDI NAYAA ANOO MUWADINA OO XAQNA U LEH IN AN COD KAYGA U GUDBINKARO BULSHA WAYNTA KANA HADLI KARA AFADA QARSOON.

Posted In

Hargaysa ma sadex Nin baa leh misa Muda Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Waxaa maqalkan igu kalifay hadalada Casamida dhexdeeda lagaga hadlayo malinkasta, ee ay ka mid ka yihiin waxa ka soo baxaya raga masuuliyiiyinta ah ee waliba dagan magalada haryagsa oo ah meeshii diyarada dagalku ka kacayee

Posted In

Baaq ku socda Dadka Taariikhda qora hada Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Marka hore waxaan salamaya saxaafada aan ka eexan codka muwadiniinta, una taagan bulshada somaliland Siiba Shabakada Somalilandinfo, waxa maqal kan an cod dheer ugu jeedinayaa aniga iyo umada ila fakarka ahba anu leenahay d

Posted In

S.N.M. WAXAY SAMAXDAY DULMI 1991 ILAA HADA Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Marka hore waxan salamayaa saxaafada bilaa ee xashada ah ee codka muwadiniinta gudbisa waxa murugo iyo tacab qasaaro iyo dulmi ah in samaxadii 1991 markii ururkii SNM la wareegay gobalada Somaliland taas oo dhashay la soo n

Posted In

Ha la ilaasho Habsamida iyo Asluubta Taariikhda Somaliland Qalinkii Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Waxan salaamyaa dhamaan saxafada, waxan la hadlayaa dadka wax qora iyo shaqsiyaad ka jeclaystay in ay taariikhda wax ka qoraan ama maxad yada sameeya tariikhda somaliland waxana qoraal kan igu kalifay markan arkay inadha ka

Posted In

Dacwada Cali Samatar waa mid Diciif ka dhigaysa Xasuusta Tariikhdii Xasuuqii Somaliland Saleebaan Maxamuud Dhiidhi

Waxa bar yahan danbe ama mudo dheer socotay maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle cali samatar hadaba yada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa somaliland oo la soo labatay xoriyadeedii lu

Posted In

Maxaa ka iman kara Habsanka Koomiishinka Somaliland?

Waxaa illaa iyo intii la sameeyay koomishinka soo kordhaya uun habsanka komishinka xagee saladu ka xidhmi ladahay, ma raga la soo xulaa ciladu mise waa wada ul oo ul la qaato malaha indhaha ka soo muuqda dhiiranan lanata Koomishinka waxay u san-saan eegtahay kuwo ka dadka isku dhufanaya waxana laga sawiran karaa hada say u gaa binayaan yaga oo ay sugayso howl aad ubaladhan oo ah doorsho an gar

Posted In

Waxaan ahay qof aan Xusbina ku jirin ee Mudane Madaxweyne Dahir Badal Cismaan Hindi

Waxaan ahay qof aan Xusbina ku jirin ee Mudane Madaxweyne Dahir Badal Cismaan Hindi: (cisman hindi garanmayo milgaa siyasada) WAXAN AAD IYO AAD UGA XUMAHAY IN SIYASIGA WAYN EE MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUD SIILANYO uu ujawabo cismaan hindi oo waxa uu yahayba yaryahay,

Posted In

Qaabka Wasiirada maanta jooga Somaliland by Saleebaan Mohamud Dhiidhi

Waxaan marka hore salamayaa saxafada xorta ah ee an eexa" shada lahayan iyo wariyayaasha sida dacada ah rayiga dad waynaa ugudbiya marka labad waxan salamayaa dhamaan shacabka ku adag arimaa gooni isutaaga somaliland.

Posted In