Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Text Size

Maxay iska Shabbahaan Qaab-dhismeedka Xukuumadda uu soo Dhisay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadihii Siyaad Barre?

Maqaalkaygan waxaan jeclahay inaan ummadda u soo bandhigo meelaha ay iska shabbahaan xukuumaddii Afweyne iyo xukuumadda Silaanyo.

Posted In

Madaxweyne; Waxaad Dhistay Xukuumad Ka Kooban Qaran iyo Qurbajoog

Somaliland waxay soo martay hayaan dheer oo lahaa wakhtiyo farxadeed iyo kuwa murugoba lahaa.

Posted In

Waxaynu Kulmiye Ugu Codaynay inaynu Helno Isbedel Nololeed iyo Aqoonsi Caalamiya Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa - Marka hore waxaan hambalyo u gudbinayaa Madaxweynaha Ladoortay Axmed Maxamed Siilaanyo iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxman Cabdillahi Saylici oo aan leeyahay hambalyo waxaanan leeyahay alle ha idiin fududeeyo masuuli

Posted In

Xoghayaha Arrimaha Dibeda KULMIYE Wuxuu Buuxiyey Masuuliyaddii Wasaaradda Dibedda ee Rayaale Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa - Sidaynu ognahay qaranka Somaliland waxa uu madaxbannaanida haystay muddo 19 sanno ah Waxa kaloo aynu ka warqabnaa in 1991 markaynu dalkeenna ka xorreynay daaquudkii Maxamed Siyaad Barre in aynu u nimi dal burbursan

Posted In

Wasiir Soddon Kun Dollar oo Laaluush Kaga qaatay Agoontii Mujaahid Maxamed Cali Balloodh Cigaal Siiyey oo ay dib u iibsanayeen

Hargeysa, (sli) - Xoriyadda aynu maanta ku naaloonayno ma’aha mid dhayal innagu soo gashay, waxay ku timid kadib markay nafahoodii qaaliga ah u hureen boqolaal kun oo mujaahid ahi, tiro intaa leegina ay xubanahoodi

Posted In

Waa maxay isbedelka dalku u baahan yahay? Qalinkii Cabdirasaaq Sh. Cali Askar

Marka hore waxaan mahad u celinayaa Allaha iskeen jeclaysiiyey haddaynu nahay bulshao-weynta Somaliland guud ahaan iyo shacbigeennu u dhabar-adaygay rafaadkii iyo diiftii ay la soo noolaayeen muddada siddeeda sanno gaadha

Posted In

Isbeddel Siyaasadeed Waa Lama Huraan Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa, Somaliland - Halgan dheer oo muddo qaatay kadib, waxay beelaha Somaliland iyaga oo isku dhan isugu yimaaddeen shirwayne, kaas oo ay ku go’aansadeen in ay la soo noqdaan dawladnimadii sibiqda kaga fakatay lixda

Posted In

Dikretada Ogolaanshiyaha Rayaale & Carqaladaynta Qabsoomida Doorashada ee uu Wadaa Ma Wax Isqabtaa? Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa - Khamiistii toddobaadkii hore ayaa inta badan gobolada iyo degmooyinka Somaliland waxa si rasmi ah uga bilaabmay bedelaada kaadhadhkii diiwaangelintii hore iyo qaadashada kaadhadhka cusub ee codbixinta doorashad

Posted In

Tartanka Abaalmarinta Madaxtooyadu Bixiso iyo Labada Nin ee Isugu soo Hadhay

Hargeysa, (sli)- Waa dhacdo inta badan lagu arko hoggaamiyayaasha Africaanka ee aan haysan kalsoonida ummaddooda in aan laga garab waayin shakhsiyaad tiro badan oo sax iyo qalad labadaba ku taageera kuna difaaca.

Posted In

Seddexda Hogaamiye Xisbi waxaan leeyahay; Barbarkay ka baxdaa waa Bakayle Qaleen Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa, (sli)- Muhiimada doorashadu ay inoo leedahay waa maxay Marka laga tago kobcinta geedi socodka dimuqraadiyada waxa jira dawlado dhawr ah oo Somaliland daneeya oo baxnaaninaaya sida ay doorashadaasi u dhacdo iyo w

Posted In

Faallada Maanta: Gobol Qarka U Saaran In uu Yeesho Toban Badhasaab

Posted In

Madaxweyne, Waxaa Lagaadhay Wakhtigii Aad Xubin Sharafeed Ka Noqon Lahayd Golaha Ugu Mudan Qaranka

Hargeysa, - Madaxweyne, dalkeenan waxaynu usoo marnay mudadaa aynu qaranka madaxbanaan ahayn halgan iyo juhdi aan loo soo kala hadhin, waxaa xusid mudan in carqalad kasta oo cadawgu usoo maleegaba aynu si isku duubni ah aynu uga soo talaa

Posted In

Waa Sidee Xaalada Nololeed iyo Nabadgelyo Ee Gobolka Gabiley? Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa, (sli)- Gobolka Gabiley oo ah gobol hodan ku ah waxsoosaarka sida xoolaha iyo beeraha waxa uu xuduudo la leedahay dhinaca galbeed Gobolka Awdal, dhinaca barina Gobolka Maroodijeex, waqooyi Gulf of Aden dhinaca koonfureedna Kilil

Posted In

Maxaa Ka Jira Madaxa Amniga Dawlada Somalia & Madax Sare ee Xukuumada Somaliland ay Shir Qarsoodi Ah Ku Yeesheen Cigaal Airport?

Somaliland oo ah Qaran madaxbanaan oo Xoriyadda iyo Qarannimada kala soo noqotay midawgii Somaliya sanadkii 1991, waxaa loo soo galay halgan dheer oo lahaa naf iyo maal intaba, si ay uga xorowdo Daaquudkii Maxamed Siyaad, waxaana

Posted In

Maxay tahay Sirta ku dahsoon Qaybin La’aanta Raashinkii Mucaawimada Hay'adaha ee Gobolka Gabiley?

Hargeysa, (sli)- Sidaynu la socono Roobab xooggan March bilawgeedii ka da’ay magaalo xuduudeedda Tog-Wajaale, ayaa keenay khasaare ilaa hadda inta la hubo u badan mood, isla markaana qaaday Gaadiid tiro badan xoolo kumanaan kun kor u d

Posted In

Xidhiidhka Wacan Ee Somaliland Iyo Ethiopia Wuxuu Sare U Qaaday Tacliintii Sare Ee Jamacadaha dalka

Hargeysa - Qowl la yidhaahdo kan ugu qiimaha iyo qadarinta muddani waa kan ilaahay subxaanuhu wa tacaalaa ku yidhi isagoo ka hadlaaya qiimaha tacliinta, “Miyey siman yihiin kuwa wax yaqaan iyo kuwa aan waxba aqoon

Posted In

Voice of America (V.O.A ) Waa Cadawga Kowaad Ee Somaliland by Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Muhiimadda warbaahintu ay leedahay waxaa lagu masaalaa inay tahay awooda afraad ee uu qaran ku dhisan yahay sida ; fullinta, Xeer-dajinta iyo Garsoorka, warbaahinta waa hubka labaad ee uu qaran adeegsaddo marka uu jiro colaaddo gacan ka hadal oo cidkale u dhexeeya,

Posted In

Heshiiskii Lix-da Qodob ee Beesha Caalamku Wuxuu ahaa Minddi Laba Afle by Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa - Somaliland oo hadda lagu yaqaano meelaha sida fiican uga hirgashay hanaanka xisbiyada badan oo aan si fiican uga hana qaadin wadamada geeska Afrika ayaa waxa soo maray sanooyinka dambe Jawi siyaasadeed o

Posted In

MAXAA QAYRKEEN INNAGA REEBAY? by Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Aqoonta maamul ee suubani waa mid ku dhisan isku xidhnaanshiyo dhamaystiran kana soo unkama qorshe dejin ( Planning) isku dubaridid wixii la qorsheeyey ( Organizing) magacaabid cidii dhmaystiri lahayd wixii la qorsheeyey ( Staffing ) is

Posted In

Fulinta Xukunkii Ceelbardaale Miyaa La Ilaawey?

Gudida Nabadaynta Golaha Guurtida ee gashay beelaha isku haya Mashruuca Ceelbardaale oo ka koobnayd 12 xubnood oo dhamaantood ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland, Kuwaasi oo loo xilsaaray inay soo xaliyaan arinta muran

Posted In

Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Hadda jiraa Shacabka Way Ka Adeegtaan Ee Uma Adeegaan!

Hargeysa,(sli)- Siyaasada dhaqaale ee aynu qaadanay dal ahaan waxa weeye habka dhaqaalaha furfuran ee saylada xorta ah, (Free market economy) iyada oo laga duulayo habkaas oo ku salaysanyahay nidaamka lahaanshaha gaarka

Posted In

Madaxweyne: Gurigii Ina Siyaad Bare Lahaan Jirtay iga Gad!

Hargeysa - Madaxweyne marka hore salaan iga gudoon, Madaxweyne, Aniga oo ah muwaadin Somalilander ah jecelna horumarka islamarkaana ka mid ahaa ragii sida diiran kuugu soo dhaweeyey markii aad timi U.A.E.

Posted In

Aqoonisgii Somaliland Cadow Sokeeyaa Ragaadiyey, Ruqa Ninkii Lahaa Dabada Hayaa Ma kacdo!

Qarankan Somaliland ee 19 jirsaday oo aan wali ka helin aqoonsi caalami ah oo ay xaq u leeyihiin sida wadama badan oo dunida ah oo sidoonoo kale waddamadii ay isku jireen markii hore kala soo noqday qarannimadoodii, kadibna ka mid noqda

Posted In

Guddida Cusbitaalka Hargeysa Waxay Qaadeen Jid Qaloocan

Hargeysa, Sida laga warqabo bishan 12keedii ayuu wasiirka wasaarada caafimaadku Mudane Cabdi Haybe xilkii Agaasimahii Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Dr Yaasiin Carab Cabdi ka bedelay Xilkii Agaasime kuna badalay masuul kale

Posted In

Isbeddel Siyaasadeed Waa Lama Huraan by Cabdirasaaq Sh Cali Askar

Hargeysa, Halgan dheer oo muddo qaatay kadib, waxay beelaha Somaliland iyaga oo isku dhan isugu yimaaddeen shirwayne, kaas oo ay ku go’aansadeen in ay la soo noqdaan dawladnimadii sibiqda kaga fakatay lixdankii, waxayna ku heshiiyeen inay

Posted In

Somaliland : Dal Hooy Iyo Gabbaad u Noqday Qaranimo-diid

Hargeysa - Qarannimada iyo xorriyadda aynu maanta ku naaloonayno maaha mid dhayal innagu soo gashay, waxaa u god galay kumanaan muwaadin ah oo lagu xasuuqay wakhtigii siddeetamaadkii oo guryaha lagala bixi jirey iyada oo l

Posted In

HAMABLYO KU AADAN SOMALILANDINFO

SCWW, Marka hore waxaan salaan hawada u marinayaa guud ahaan Maamulka iyo hawlwadeenada kala duwan ee SOMALILANDINFO.COM ee daafaha dunida kala jooga, marka xigta waxaan idinku hambalyeynayaa sida aad maanta ugu gundateen

Posted In

Xaabsade Oday Madaxtooyada Kunool Oo Federaal ah

Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade tan iyo intii uu ka soo goostay dhinaca Puntland, una soo talaabay dhinaca Somaliland sannadkii hore iyada oo aanay jirin goob iyo wakhti uu umada sland u cadeeyey inuu ka noqday fikirkiisii

Posted In

Hambalyo : Naadi cusub oo lagu magacaabo Naadiga Akhristayaasha Timacadde

Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay naadigan cusub ee laga yagleelay Gobolka Gabiley oo ah oo ah Naadigii kowaad ee noociisa ee taariikhda laga hirgaliyo Gobolka, waa fikir aad loogu baahnaa oo la tabayey.

Posted In

Wajaale: Degmada Ugu Dakhliga Badan Uguna Dayaca Badan

Degmada Togwajaale waxay dhacdaa boqcad strategy ah 89km galbeed kaga beegan Caasimada Jamhuuriyada Somaliland isla markaana 38km dhinaca koonfur galbeed kaga beegan Caasimada Gobolka Gabiley, waxaa mara xuduudka dheer ee sland iyo Ethi

Posted In