Madax-Dhaqameedyada Samaroon Ee Gobolada Awdal Iyo Selel Maxay Ka Yidhaahdeen Caleemo-saarka Ugaaska Beesha Ciise?

Text Size

Madax-Dhaqameedyada Samaroon Ee Gobolada Awdal Iyo Selel Maxay Ka Yidhaahdeen Caleemo-saarka Ugaaska Beesha Ciise?

Hogaamiyayaasha Beelaha Samaroon ee Gobolada Awdal Iyo Selel ayaa si wayn u soo ugu hambalyeeyay Beesha Ciise Caleemo-saarka iyo Doorashada Ugaaskoodi 19aad, isla markaana sheegay in beeshu asiibtay xulatayna hogaan iyaga iyo beelaha